ina-yey | Wednesday, February 28, 2001 - 12:40 am Marka horeba waxaa isweydiin leh.. Meeshaas ma nabadbaa? Marka xiga inaad doqon tahay waxaad tiri "within that Country and outside that Country" what are you talking about? are u Nutts? haddaad branches kale ay jiraan waxaad oran laheyd in Usa or Europe. War waxaan ku iri maxaa lagaaga shaqeeyaa ma screenta sameynteeda ayaa labour ahaan lagaaga shaqeeyaa? How much is gonna be the wage? 25 cents/hour!. maxaa Puntland ay computer uga baahan yihiin, iyagaaba gacanta iyo afka isla waayaye!. yaase gadanaya? it is 1000$/Computer almost Millions of Shillings. Waryaahee war wax kale inoo sheeg laakiin waxaa iyo wax la mid ah hasooqorin doqonyahow. Haddaad Muqdisho oran laheyd waan kaa yeeli lahaa, waayo they have Ministry of Technology and science. Mar danbe waxaa caqli xumidaa ha soo qorin doqonyahow. |