site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan radinayaa ardaydii SH.X.BARSANE gar ahan 89-90gii

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan radinayaa ardaydii SH.X.BARSANE gar ahan 89-90gii
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

air-boss

Tuesday, February 27, 2001 - 09:29 pm
Hi waxaan dhamaan hawada idiin soo marinayaa salaan aad u qiimo badan salan kib
waxaan ahay arday ka soo baxay dugsiga sare ee SH.X.BARSANE waxaan raadina yaa ardaydaydii oo ahayd ku wii sanadkii 1989-90 wiilal iyo gabdhoba
waad ii soo emailgareyn kartaa oo emailkeygu waa
abdielah@excite.com waad mahad san tihiin bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samantar

Wednesday, February 28, 2001 - 09:20 am
waxaan ahay ardaydii 1989-90 hada waxaan joogaa uk


waxaa lay yiraahdaa samantar maxamed saciid emailkeyga waa: s.m.said@herts.ac.uk


waxaa rajeenayaa in aad i soo jawaabtid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaancadey

Thursday, March 01, 2001 - 10:03 am
aboowe waan ku salamay ugu horeyntii aboowe aniga waxan ka mid aha ardeydii dhigan jirtay sheq xasan barsame oo sanadkii 90kii ahaa fasalkaa sedexaad magaceygana waa ayaancadey markaa aboowe barasho wanagsan.
adigaa fasalkee dhiganeysay.aboowe aad ayaan ugu farxay inay jiraan arday o xirirkii sii wadaa.
emaileygaa wa af7876@ehs.dk
sidaas iyo barasho wanagsan

ayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABAR

Friday, March 02, 2001 - 06:47 am
CABUULA GUBATAYBA RAGBAA KASABRI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 02, 2001 - 05:25 pm
waxan kamid ahaa ardayda aad sheegten aayd laxiriitaan fadlan mailka isoo galiya waxii jawaab ama is warasi,
cshakur@yahoo.com
sidaas iyo xiriir wanaag san

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.