site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

PLEASE WELCOME' ISBARASHO FURAN' WERE EVER U ARE

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : PLEASE WELCOME' ISBARASHO FURAN' WERE EVER U ARE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxad

Wednesday, February 28, 2001 - 07:53 am
boys and girls my name is farxad'
im 19 years live in kansas city USA'
waxaan jeclahay inaan berto saaxiibo somali'
oo ku kala nol around the BALL'
if u are interst.... PLEASE'
im online or email me
HOLLYFARXAD@AOL.COM'
ucan send me instant massege any time'
thank you '

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Wednesday, February 28, 2001 - 08:01 am
waa kusalaamey walaal farxad'
magaceygu waa najmo' waxaan kunoolahay'
germany - born'
waana jeclahay inaan barto saxibo'
somali oo kukala nool aduunka '
barasho wanaagsan walaalo'
and i send u email'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxan

Wednesday, February 28, 2001 - 10:44 am
hi.najmo iyo farxad
ana walaal waan idinku soo biiray waxaan ku waa bariis taa minnesoto mpls waxaana inoo rajaynayaa in barshadeenu ay sii dheeraato it is a good bayj i hope u good lacky anytime.
have a great day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladane

Wednesday, February 28, 2001 - 01:45 pm
dhamaan salaama calaykum walaalayaal wan idun ku soobiiray waxaan jogaa danmark waxaan jeclahay waxaad magacawdeen waxaan rajaynayaa in ayna naga noqon qaraal ookaliya aad ka dhigtaan ficil ahaan xiriirka mailkayka waa cshakur@yahoo.com intaa iyo xiriir wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoorsheel

Wednesday, February 28, 2001 - 03:47 pm
to;farxad
aniga oo ah wiil somaliyed ama qoorsheel waxaan ku noolahay mn mineapolis gaar ahaan frankalin marka waxaan rajaynaay inaan ku noolaan jiray kansas city walaal xagee kaga nooshahay?
sidaa iyo xiriir wanaagsan dhamaan tiin
Najmo adaan aad kuu xiisaynayaa jarmanay waab ka helaa inaan imaado ma isooo dhowaynaysaa markaan dhameeyo jaamacad ayaan imaanayaa laakiin adigoo lagu qabo yaan imaan that is nasiib adaro
aniag koley Runta ka ma baqo gabadha somaliadan inaan la xiriiro aad baan u xiiseeya If I find good girl
take care
bye my e-mail address'"" rav_lov_boy@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAXSANE

Friday, March 02, 2001 - 12:15 pm
To:Farxad,Najmo,ladane iyo dhamaan inta kale ee isbarashada qiimaheeda dhawraya. Marka hore waxaan aad iyo aad u qiimeeye dadka sida edaabtu ku dheehantahay isu barta sida Farxad, Najmo iyoladane salaan iga gudooma, waxaana aan diin leeyahay in aad tihiin dad aad u sharaf mudan, waxaana jeclaan lahaa in aan idinku soo biiro, ee maxaad ka qabtaan dhalinyaro, mise waad buuxdaan oo boos ma jiro. Magacaygu waa Baxsane.Aad baan ula dhacay sida sharafta leh ee aad isu qiimaynaysaan, markaa waxaan jeclaan lahaa in sidaa iyo si ka fiican isu sharafno, isuna karaamayno, waxna kala faa'iidaysano, sida cilmi,caqli, jacayl,fikrado, waanooyin,waayo aragnimo iyo dhamaan wixii sharaf leh ee bani aadamka caqligoodu ku kordhayo ama waxtar u leh. WAxaana jeclaan lahaa in aan iska dhaafno qofkii aflagaado,qabiil, quudhsi,qaab xumo iyo qalqalooc inagu soo biiriya. waxaan ahay 19jir ku nool Norway kaftan iyo runba jecel dadkana u qiimeeya sida ay ii qiimeeyaan. Nice to meet U guys and good luck and let's be nice,co-op.,and friendly to eachother. Or let's be the same bad as the others.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Tuesday, March 06, 2001 - 02:06 am
salaamu calaykum dhamaan tiin dhalinyaro

tal labaad waxaan u mahad naqayaa farxad

sida wanaagsan oo aad u danaynayso in aad barto

dad soomaaliyeed thanks igen waxaan kaler oo aan

salaamayaa inta ka soo qayb gashay oo dhan

walaalayaal waxaan ahag gabar soomaaliyeed oo ku

nool Danmaark waxaana danaynayaa farxada aan idin

ku baranayayo meel kasta oo aad joogtaan waxaan

idin lee yahay barasho wanaagsan hana noqoto

mid waarta barashadu midho dhasha bye dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baxsane

Tuesday, March 06, 2001 - 08:56 am
To: Haboon. Calaykum wasalaam, marka xiga soo ku dhawoow gacmo furan ayaan ku leeyahay. Barasho wanaagsan abaayo/walaalo. sida runta ah waxaan u malaynaaya in goobtan iyada ah ay aad iyo aad u wacan tahay, balse ay wax ka yara fadhido, mana aqaan sabab ta mana kaa qancin karo, oo anaaba ku cusub, balse asxaabta kale ayaynu waydiin karnaa waxa ugu wacan. waxa kale oo aan jeclaan lahaa in aad faalo wax yar iska bixiso, hana u arkin qalad, sababtoo ah waxa ila haboon in horteeba intaan daadka l iska mooso intaan rooba di'in, waxa aan ka wadaa intaan xumaan aynaan iska fahmin. Soo daa warkaaga inta aad ku qanacsan tahay?????

Barasho wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AJ

Wednesday, March 07, 2001 - 08:20 am
Hello ppl My name is AJ. I live In Seattle Washington.I'm looking Somalian guy friends, guys only. If there a Somalian niggaz who wanna holla with sexy Somalian chick drop me an E-mail ayan20022002@yahoo.com or sexy#2@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan_nero

Wednesday, March 07, 2001 - 08:54 am
hey'dhamaan dhalinayarada
aad baan ugu farxasnahay
sida wanaaagsan ee aad u wadaan barnaamijkaan is barashada waxaana rajaynaynaa inaan wada xiriiri doono hadii uu ku sii socdo jawiga wanaagsan iyo is af garadka tooska ah;
wxaan idiin rajaynayaa
nolol himilo wanaagsan
have a nice day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Wednesday, March 07, 2001 - 12:54 pm
asalaamu aleekum

asxaabta salaantaas gor ku xusan iga qabta
mida labaad CIID WANAAGSAN dhamaantiin meelkasta aad kala joogtaan ,waxaana ilaahay ka baryeenaa maalin in aan kuligeen wada kuluno haduu ilaahay idmo
waa walaalkiin mohamed oo niga soo salaamaya france ,aad iyo aadna u qiimeeya isbarashada xsilaada walaalaha somaliyeed meelkasta ay kala joogaan aduunka

Asxaabta aniga waxaan nii farayaa meelkasta aad joogtaan iska ilaawa ama iska soo reeba CAYDA, QABIILKA ,AF XUMIDA ,AF JINIGA iwm..sababtoo ah luuqada hooyo "somaliga" waa tan kaliya ee aan isku fahmi karno hadaan nahay somali kala joogta aduunka meelo kala duwan oo af kasta loogu hadlo

HANII MACAANAATO QORITAANKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Friday, March 09, 2001 - 08:52 am
salaamu calaykum dhamaan sxb aan halkan kula kulmay oo dhan waxaan lee yahay
kuli caam wa antum bikhayer

to baxsane
mahadsanid walaal sida aad i soo dhawaysay
waana ku faraxsanahay soo dhawayn taadad.
tan labaad waxa meesha ka dhiman waxaan filayaa.
jawaabta in aan dadka kaler u daayo
xaga kaftan kaaga hadaan u soo dhaqaaqo
waxaan u malaynayaa in aan horey iskaga waramay
waxaan daganahay,Danmaark waxaan maxaa kaler bro
adaa lagaa su gaa aqbaarta kaler
byeeeeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samowade

Friday, March 09, 2001 - 04:09 pm
walaaloyaal dhamaantiin waad salamantihiin,salaan ka dib>waxaan aad iga helay caqlaaqdiina iyo sida aad isu ixtiraamteen.that was really great wonderful attitude , 1 thing >can you fine people always keep this politeness and respecting e.other?
hadaan iskiin baro mageceyga waa Abubakar waxaana hada joogaa USA waxaana aad ujeclahay inaan marwalba barto oo aan la saxiibo dadka wanaagsan meel kasta oo ay aduunka kaga sugan yihiin. finally>I wish you all the best and forgiveness from God(ALLAH)
your kindly friend
Abubakar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wareergooye

Friday, March 09, 2001 - 07:40 pm
waad salaamantihiin dhamaantiinba inta kujirta halkan 100% iyo inta idinla nool marka hore aan iskiinbaro waxaa laidhahaa wareergooye waxaan kunoolahay richfield mn u .s. A waana ku mahadsan tihiin sida wanaagsan eexurmada badan leh ee aad is kugu warcelinaysaa midakale aj Aj marka hore waad kumahadsan tahay mida aad leedahay raga kaliya baa ilahadlikara lakiisa waxaa larabay in aad dumarkana iska salaanto maadaama ay yihiin gabdho walaaladaa ah oo salaan aad iskaga jeediso waxaa kaloo kuleeyahay wellcome sis evry time sidaa iyo habeen wanaagsan dhamaantiiba bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariam

Saturday, March 10, 2001 - 09:24 am
Salam everyone.
Well i am looking for somalian friends from anywhere really, regardless of their gender. I am somalian, but i can't read somalian language, i tried to read above posts but found them difficult. I am trying to learn somali, and i will really appreciate it if someone help me to do so as well as teaching me something about Somalia and somalians in general. Thanks and hope to hear from u guys sometime. U can email me on mari_london@hotmail.com. Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir

Saturday, March 10, 2001 - 11:17 am
asalaama caleykum

barasho ka dib dhalin yarooy
barashdu maxuma laakiin sheekadu
maxay ku saabsan tahay arin waxaan
ka wadaa markii dadku meel isugu yimaado
waxbuu ka wada hadlaa sidaa darteed
dadku maxey isu sheegeen.
intaasu waa intaa anoo isa soo-
dhaweynaya mana xuma isu imaadku-
hadii la isku faa!iideynayo -
ka wardoona hadaa waqti u heysaan-
barnaamij aan inooga furay meel halakan ah
<nabsigii jacelyka iyo naxariistii raabi>
barasho wanaagsan dhalinyaro saaxiibadey -
waxey iigu yeeraan <mujaahid> magaceyga-
dhabta ahna waa <bashiir>

mujaahid114@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baxsane

Sunday, March 18, 2001 - 09:58 am
To: Haboon
Naftaa ku salaantay ta labaad walaalo adaa mudan.
Hadii aynu dib ugu soo noqono barnaamijkeena waxa ay ila tahay shakhsi ahaan in hada laga bilaabo qof kasta oo inaga mid ah ay qurux badnaan lahayd in uu falowgeeda galo sidii uu xil isaga saari lahaa in cawayskan isaga ah xamaasad ugu yeeli lahaa ha noqoto mid cilmiyan ah, dhaqan, diin,khibrado kala duwan oo nolosha saamaysa,kaftan,sheekooyin,shukaansi(if it's ok),
iyo waxyaabihii kale ee dadku isugu imaan karaan
kuwaas oo waliba wacnaan lahayd in si with respect
iyo is raali galin leh loo kala faa'iidaysto
waxaan hada diyaar u ahay in aan dhamaantiin saaxiibayaal idiin soo ban dhigo dood taas oo ah:
waa maxay sababta kaliftay in gabdhaheenu ay ku adkaatay in ay ragooda fahmi waayaan xag kasta sida dhinaca asxaabnimada,is fahanka isku dhawaanshaha, isku xan, iyo in ay ka shakiyaan gabdhuhu sidii ay balwadeeda i qiran lahayd iyadoo
la kaashanaysa rageeda oo ay u aamintaa shisheeye?


ps: Haboon I mean like this baxsane@40 hotmail.com
see ya there

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 08:35 am
waw waw waw,
what is this?
I really liked,my name is Ashwaq and i live in mn,
I would like to have conrispond with different people girls and boys if you are intrested let me know.
Iam 19yrs old student ok.bye for now
-------------Ashwaq---------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed jalaato

Sunday, March 25, 2001 - 02:36 pm
WALALIYAAL DHAMAAN WILISHA IYO GABDHAHA WAD SALAMANTIHIIN SALAAN QAALI AH OO KASOO GO AY NIYAD FURAN IYO QALBI WADAGEEN SIDAAS IYO BARASHO FICAN MELKASTO AAD JOGTIIN ANIGOO KUNOOL
MAGAALO MADAXDA CHIGAGO,ILLINIOS EE WADANKA AMERIKA
eMAIL AHMEDAHMED15@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Friday, March 30, 2001 - 12:31 pm
WAAN IDIIN SALAAMAY DHAMMAANTIIN WIILAL IYO GAB-
DHO.
SALAAN KA DIB MAGACAYGA WAA MAHAD WAXAANA DEGANAHAY USA,OHIO..COLUMBUS.....SIDAAS IYO
BARASHO WANAAGSAN.....WAXAANA JECLAHAY IN AAN
SAAXIIBBO KU YEESHO ADDUUNKOO DHAN......


===EMAIL....MAHAD121@HOTMAIL.COM

=====M A H A D S A N I D I N====

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nadia Mohamed

Tuesday, April 03, 2001 - 05:18 am
Wiilasheena & Gabdhaheena waan idinsalaamay and waxaan jeclahay inaan barto friends all of the word runtiina page kaan aad ayaan ugu farxay iney jiraan dhalinyaro walaal tinimo isku baranayso
Waxaana ku noolahay United Kingdom

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.