site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar somaliyed oo diin taqaan

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan doonayaa gabar somaliyed oo diin taqaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Thursday, March 01, 2001 - 03:12 am
walaalayaal waxaan ahay wiil soomaaliyed
oo doonaya gabar soomaaliyed oo diinta ale taqaan
hadii aad su aalo iway dii naysaan
isoowaydiiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 06:48 am
hey brother
i love my religion
my dream man would be better than me in religion wise.
i love good muslims.
i just seem to fall in love with them.
if you are a good muslim
that is good.
keep it up
i am not better than you though even though i don't know you. salaam calaykum
peace be upon you.
i hope you find what you looking for.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 02, 2001 - 06:55 am
MAASHA ALLAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Monday, March 05, 2001 - 06:28 am
to,anonymous walaal waan ku salaamay asalaamu calaykum salaan kabacdi walaal waad wanaagsan tahay waana ku rabnaaye soodhawaw walaal. maxaayeelay walaal waxaad taha qof diinleh oo diinteeda taqaan alana ha kuu siyaadsho walaal

wasalaamu calaykum waraxmatulaah walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 08:38 am
Waxaan ahay gabar somaaliyeed.
Anonymous oo Inglishka ku qortay masajka
aad iyo aad ayaan u jeclahay dadkayga muslimiin ta ah.
somalidu badandeedo way halow day ee Ilaahay ha soo hanuu ni yo.
wadan keeni ha noo hagaajiyo inshaAllah.
ilaahayna ha na cafiyo.
Khayr ayaan idiin rajaynayaa kuligii Allah kacabsada
Alxamdulilaah iyo Maansha Allah dad fiican ayaad u egtihin ee barasho wanaagsan.

I am only 17 years old
Allah bless you all.
ASALAAMACALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Monday, March 12, 2001 - 01:05 am
t0,anonymous wasalaamu calaykum walaal.salaan kabacdi walaal qof wanaagsan baatahay ee soo dhawaw maadaaba saa sheegtayba dadka soo maaliyee ay wada lun san yihiin badiba. qofkii wanaagsan waaloo baahanyahay walaal.intaas ka bacdi walaal aniku waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku noo wadamada yurub oo 20 jira walaal.oo diinta waxka yaqaan walaal.barasha wanaagsan walaal dhamaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 06:28 pm
Seattle ayaan daganahay
BARASHA WANAAGSAN.
CAFI IYO MASAABAX
SALAAMACALAYKUM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.