site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CABSI BAA IGU JIRTA HADII AAD IGA CAAWINAYSAAN.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : CABSI BAA IGU JIRTA HADII AAD IGA CAAWINAYSAAN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 01:49 pm
Asallumu allykum.

akhayaarey dhamaantiin waxaan jecalahy inaad moduucan igala doodaan waa dadka aygu fikaradahooda inay dhiibatan oo kalyiya aaminsan ee an caytimin,

Waxaan la yaabey hadii ay gabari wiilka hesho soomlida wayku adgtahay inay gudbiso dareenkeeda horta maxaa naga hortaagan, micno ma laha inaadan guulasan oo sidaad rabtey wax u soconwaayena.

Sidoo kale ayaa wiilashba ku dhacda aygoo aan ogayn meel waxmarayaan ayuu iska tuura hadii la qaabilo iyo hadii kaleba. hadba waxaan rabaa rabaa inaan ogaado dunidu waa casri oo aduunka qofkii wax isku arkaaba wuu dhiibta codkiise maxaa naloo qaadanyaa hadii aan crushkayga sheego, malgyaaba iney dhaqankii soomlidu lahayd weli uu sectionagu hayo bal ila tilaya maskaxdayda waxbaa ku jira waanan baqayaaye.

waa samawdo oo sugaysa aragtidiina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaif

Tuesday, March 06, 2001 - 11:45 am
to samawado walal waad salaman tahay
balse su,aashadii hadii aan isku dayo inaan kaaga
jawaabo inkosdoo qof waliba u wax sigaar aha u arko, anigu hada waxaan kuusheegin sida aan wax
u arko ama aan samaynlahaa if i was you!
first let me not confuse you. iam female.ok here is my opinoin,
#1 if i had a crush with some one i would defnetley say it to who ever i have crush with.
#2 I would advise you to confront your feeling about that person, He/she will understand it,
#3 if he/ she says NO there is nothing will happen to you, you are whom you are and still the same person. and don't have to feel guilt of NOTHING.
#4 you said why somali ladies not telling their crush and try to confront their crush like the guys? well, some of them do try to say about their feelling wheather it works or not but bassically somali men blieve they should be the only ones that can confront their feellings or crush to that person. but it is all up to that person she/he and that is not absoletlely for men only, any one who ever has a crush with some one should say to that person, and as i say before if he /she says no
there is NOTHING NOTHING WILL HAPPEN TO YOU, YOU SHOULD KNOW THAT and TRY to share your feellings to
that person, ok
and i wish u all the best
and good luck. let me know what that person
say to u if u take my advise iam waiting to hear from u walal,
take care now.
peace kaif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Saturday, March 17, 2001 - 03:27 am
huuno waan ku salaamayaa bal aan fakredeeyda kadhiibto waxaan umaleeynayaa kaif baa kuu dhameeyee

huuno aa arin jirta humarkeena somaliyeedn ma aamisana intooda badani way qarsadaan

lakiin fekrada aan anigu qabaa waa in aad u tagto oo aad u sheegto feelinka aad u hayso (karamarlan hakaala dagtee ) sababtoo ah waxaa dhici karta hadii aad qarsato in uu cudur kugunoqdo aan kaa bixin weligaa .
laakiin se hadii aad usheegto waxaa dhicikarta in uu waxfahmikaro qofka aad u cudurdaaratay hadii uu fahmi yaayo khasab maha jacalku iskuday in aad u lowdo oo ad nolashaada wadato

intaas baa laga waa yeey hab lihii soomaliyee in tooda badani uurkay ku hastaan wax uurka lagu hastaana xabag buukugunoqon .
waxa inoogu wacani waa dhaqankii somaliyee ..
( goorma laga tegey warkaa gacmo ya idiinku jira )

runta sheega dhiman maysaane ..
wabilahi towfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.