This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Saturday, March 03, 2001 - 02:34 am TO ALL MY GIRLS"MAREEXAAN GIRLS" I'M REALLY DESPRATE TO MARRY A MAREEXAAN GIRL AT THIS TIME. I HAVE BEEN MARRIED A HAWIYE WOMEN AND I REGRETED IT! NOW, IT IS TIME TO SEARCH A MAREEXAAN WOMEN. SO IS THERE ANY WOMEN WHO WANTS TO MARRY ME? HEY, WARNING PLEASE IF YOU ARE "HAWIYE GIRL" STAY AWAY FROM MY FACE. LET ME ALSO MENTION ISAAC GIRL IS OKAY WITH ME AND I CAN HANDLE THEM, TOO.
| |
Saturday, March 03, 2001 - 06:59 am doqon mareexaana maahid ee sheegataa tahay xiti in mesage laguu qoro ma astaa hishid balse dad weynaha soomaaliyeed iyo gabdhaha aad ku geftay inaan xaalsiiyo oo magacayaga aad isticmaalayso] ee aad ku ciyaarayo aan ka raali geliyo ayaan arintaan u qoray MARKA WAXAA LEEYAHAY XAAL QAATA GABAR LAGU GAFO WAY AHAAN JIRTAY ARINT LABA QABIILO ISKUGU GO'DO INKASTOO AANAN HUBIN RUUXAN MEESHA WAX KU QORAY INUU QABIILKUU SHEEGANAYO YAHAY IYO INKALE MISNA WELIGII DOQON QOLO WAA KA DHALAN JIRAY BALSE MAR WALBA NIN QABTA AYAA U JOOGAY QABIILOOYINKA SOOMAALIYEED OO DHAN WAA KALA GUURSADAAN WAA ISU ABTI ISU SEEDI AWOOWE AYEEYO HORAANA LOO YIRI QABIILO NAAG BAA KAA RAACDA QABIIL LAMA GUURSADEE QOFBAA LAGUURSADAA HADII QOFKAAD GUURSATAY KUGU XUMAADO MUXUU QABIIL KUU TARI ANY WAY YAAN XANAAG ILA TEGIN EE NINKOOW AFKA SUUBSO KOLAY MA TEHID QABIILKAAD SHEEGEYSEE OO WAXAAD ILA TAHAY SHEEGATO HADII AY RUN TAHAY OO AAD TAHAY BAL II SHEEG AMA NOO WADA SHEEG CIDAAD KA TAHAY INA AYAHAAGA WAXAAN KAA DHOWRNAA WAA JAWAAB DEG DEG AH BYE CABDULLAHI OWJAAMAC HASSAN LONDON UK gargaar@hotmail.com
| |
Sunday, March 04, 2001 - 02:10 am to: abdulahi sxb waad gardarantahey ninkani wuxuu ka hadley waxa uu jecelyahey niyadiisa sidaas daraadeed adiga ruuxagu wax iskula har. maxaa yeelay qofku usaga ayaa ka badiya baahidiisa. if he don't want to marry a hawiye girl, then he is right! leave him alone. he is not you and you are not him. got it idiot!
| |
Sunday, March 04, 2001 - 05:04 am TO:MARIIXAANOOS: Walaal ma aadan maqal maiyaa gabaygii nin ogadeen oo ahaa. GABARYAHAY TARIIGAAY HADAAD TALO I WAYDIISEY TOBAN QABIILABA TAAGTAAD MA AHANE TIMAHA HAW SOOHIN MARIIXAANKU TUUG BUU AHAA TAN IYO HAABIILE TUULAHA IN AY FURAN JIREEN TAA ANAA QIRAYE TALAAHIDII AY MAREN YAA TAFAFUSHAYE TIXLA DHEERIHII BAA KA DHIGAY TUUGO QAAB DARANE EE TOWXIIDKA NIMAN AAN AQOON TIMAHA HOW SOOHIN TODOBAATAN LIIRO AYUU HARTIGU GABAR KU TUUGAAYE TULUD GEEL AH IN UU BAXSHUU TAAMKA GELIYAAYE NIMAN AAN TAQITIGA AHAYN TIMAHA HOW SOOHIN. MARKA GABAR HAWIYE IN AY KU DOONAYSO MA UMALYNAYSAA, ADIGA OO MARIIXAAN AH OO AAN TOWXIIDKA LAGUGU DHALIN OO WALIBA KA SOO JEEDO JINIYADII YAXYE IYI MOORIF, WAXASE KALOO OO AAN KU WAYDIIYE TIIBISHO MA LAGAA DAWEEYEY,. INTAAS WAX BARASHO HA KUU AHAATO. GABAR HAWIYE
| |
Sunday, March 04, 2001 - 02:04 pm Maxaa kuu dirsadey warkaas gabaryahay faduul badanidaa dooqa miyaa layskula yaaba. wuu dooran karaa wuxuu doono wiilku adigan danhaga ka hadal hadalkaa nikii yiri ha u tilmamin walaalkiis put the eiml then go ahead we here to help you all your needs ok .
| |
Sunday, March 04, 2001 - 06:49 pm to mareexaanoos MAREEXAAN SHAN BOQOL BUU AHAA SHEEGATIYO BOONE. SHAN MEELOODNA WEY KALA DAGAAN CAYDHU SHEED MALEHE. SHIDDO IYO ASMEY KULA KACEEN SHICIBKI WEYNAAYE. WUXUU SIYAAD U SHEEGAY HADDEY SHALLEY KA JOOGAANE. SHILIN NIN HEYSTAA WAA LAGA LA'YAHAY SHARADNA BEENOWYE. SHALLAY WOW DANBEYSAA MIDGAAN SHAADH GOBEED XIRANE. .... MAANTEY KU HEYSATAA KA XAAXAABIHEE MAREEXAAN. TO GABAR HAWIYE.. THANX SIS U GOT HIM. WAXAA U HADHAY INEY TUSBAX QAATAAN OO AY HAWIYE KU WARDIYAAN HAWIYE ..HAWIYE.. HAWIYE..HAWIYE. THIS IS 4 real.
| |
Sunday, March 04, 2001 - 08:21 pm to: abdulahi "WALIGAA QOFKA FIKRADIISA HA KU QABSAN" HADII AAN KU IRI MA RABO NAAG HAWIYE MIYAAD OGTAHEY WAXA IGU QASBEY? HADALKAAGA KA FIIRSO QOFKUNA WAA XOR KHAAS AHAAN MARKII AY NOQOTO GUURKIISA. HABADA ADIGU MAXAA KU GALIYEY ARIMAHA GUURKEYGA? ANIGU RAG UMA QORIN QORAALKAN MARKA HA IGU QASBIN IN AAN INAGU ISKU DHACNO! SHAQO YEELO SXB. TO: GABARHAWIYE WALI GABER YAR AYAAD TAHEY MARKA TAARIIKHDA SOOMAALIDA WAX WEYN AYAAD UGA BAAHANTAHEY IN AAD OGAATO. TANKALE ADIGA HAWIYE TAARIIKHDIISA WAX MA KA HEYSAA? MAREEXAAN WAA HALYEEYDII SOOMAALIYEED, DAAROOD, WAXAANA KUU CAD WAADIGA ARKAYA WAXA KA DHACEY MARKII AY SOOMALI KA DHEX BAXEEN. MAXEY WANAGA OO AAD RERKA AAD KU FAANEYSAA KEENEEEN OO AAN KA AHEYNN BUR-BUR, DHAC, DIL,DIB U DHAC, IYO HALAAGA DHEXDOODA AY ISU GEYSTEEN? "HAWIYE" HADAL UMA YAALO HADII AY WAX NOQONAYAAN HA LAGA ARKO HADII KALE HA KA HADLIN "THE RES OF SOMALIANESE" MAXAA YEELAY QOLO WALBA HAWIYE WAA DHAANTAA. MARKA GABARHAWIYE HA IGU KHASBIN IN AAN GABAYO IYO GEERARO FARA BADAN AAN HALKA KU SOO BANDHIGO LAAKIIN ISKA NOOLADA WAAYO DAD SOOMALIYEED AYAAD TIHIIN.
| |
Sunday, March 04, 2001 - 10:09 pm dadyaable ayaad tihiin aqoontiina way idinka dhimatay waxaa idinkula talin lahaa inaad iska daysaan madaxdiina oo aydaan noqn caasi ana moodina taariikhdu inay isbadalayso mareexaan waa madaxiina waana madaxa daarood hana ilaawina daba dhilifyaalkoow
| |
Monday, March 05, 2001 - 05:22 pm TO WARSAME SAAXIIB HORTA MARKAAD TIDHI GABAR HAWIYE AH BAAN GUURSADEY, GUURKEEDIINA WAAN KA SHALLAAYEY, WAXAAD KU XADGUDUBTEY DHAQANKA SOOMAALIDA OO DHAN, GABADHU WEY KUGU XUMAAN KARTAA, LAAKIIN IN AYADOO XUMAATEY OO AAN WALIBA LA HUBIN IYO QABIILKEEDA AAD ISKU QABATO, WAXAY NOQONEYSAA INAY XUMAANTA QABIILKA KA WADATO. HADDAAD ODHAN LAHAYD GABADH AAN MAREEXAAN AHEYN MA RABO OO HORAAN UGU KHASAAREY, TAA ADAA GAR KU LAHAAN LAHAA LAKIIN HADDA ARRINTII MEEL BEY KULA GAADHEY. WAXAAD TIDHI GEERAARRO IYO GABAYO AYAAN OODDA KA SOO QAADAYAA, SAAXIIB SOO DAA WAXAAD HEYSO, BAL AAN ARAGNO HALKEY KULA GAADHEE. SOOMAALIDU WAXAY KU "MAAH MAAHDAA MEEL DAB LAGU SHIDI JIREY DAMBAS LAGAMA WAAYO" HADDAADAN TUUG AHAAN JIRIN OO AADAN AWOOD DAWLADNIMO OO SIDII UGU XUMEYD LOOGU TAGRI FALAY AADAN SOOMALI OO DHAN KU GUMAADIN. HADDA QABAA'IL BAA LA WADA YAHAY MAXAA MASKIINKA XUN KAA DHIGAY? AAWEY AWOODDA AAD SHEEGANEYSO? INTA YAR EE XAAJIYADDU QAADI KARTO EE DADKAAGA KA BADBAADEY WAAD OGTAHAY, OO HAWIYAA BADBAADIYEY, HADDANA WAA KUWAA XAMAR JOOGA EE AAN CIDNA WAX U HEYSAN, INTAA DAAROODKA AAD SHEEGANEYSO MA KA HESHEY? WAX WALBA OO AAD LA TIMAADDO DIYAAR BAAN KUULA AHEY. GABLAN TALO ADDUUNEEY MAXAY GALABBA HEER JOOGTEY.
| |
Wednesday, March 07, 2001 - 10:24 pm TO: WIIL KARINLE. WAX KASTA OO AAN LA IMAADO DIYAAR BAAD U TAHAY MA AHOO...WAA SIDA AAD QORAALKA U TIIRIYE? HADII AAN HAL TALO KUU SHEEGO OO ADIGUNA AAD KA FAA'IIDAYSATO DADKAAGANA UGA FAA'IIDAYSO KA WARAN? "YOU SAID OK"? "GOOD". WAXAAD SAMEYSAA XAMARTA AAD SHEEGAYSO OROD ADIGA IYO DADKAAGUBA KA GURA QASHINKA XAMAR DHURWAAGA IYO DAWACOOYINKANA KA CAYRIYA WAXNA KU MAAMULA! INTAAS MA LAGAA HELAYAA? "YOU SAID NO"? "OK". HADII AADAN HELI KARIN BUURA FUULKA ISKA DAA UMADAAAS SOOMALIYED BAAD AWALBA KU DHEX JIRTEENA DHINACA KA RAACA! WAAYO SOOMALIDU WAXEY TIRAAHDAA " SHIMBIRO MAALIN BEY DAB QAADEEN MAALINTIINA LA ARAG" SIYAAD BARE RUNTII INTA UU GEYSTEY 21 SANO"ONE HOUR" BAA KA DIB BADNAA OO AY DADKAASI GEYSEEN INDHAHAAGA AYAANA KUU MACALINE. NB: RUNTII MA JECLI QADIYADA QABIILKA WAANA DAREMI KARTAA SIDA AAN UGA WARWAREEGAYO.
| |
Thursday, March 08, 2001 - 10:37 am to gabar hawiye sidaad og tahayba taariikhdu waa maguuraan.waxaa wixii uu ahaa mareexaan waa la yaqaan wixii hawiye uu yahayna waa la yaqaan waxaanse ku dhihi lahaa gabadha hawiye iyo wiilkarinloow harta hadii doonbirooyinkiinii la nacay miyaad dadka sanka ka galinaysaa.weligeedna gabar hawwiye iyo mid daarood masineyn isagana waxaan oran lahaa xaal qaado oo biyihii xaramka isku soo mayr. shalay hadii aan aan wax haysaney waxaan ahayn dad sharaf lah oo looga danbeeyo hadiise aad wax haysataan maxaa idiinku wacan in aad maydadka cuntaan .soomaalidu waxay tiraahdaa (CIIRTAADA DHAME BAA CAYDAADA YAQAAN ) ee dugaag yohow orod wax qabso dawlad aadan u qalmin ayaan xamar kuugu keenay markii aad dajin weydeen
| |
Thursday, March 08, 2001 - 12:18 pm asalaamu aleekum CEEB CEEB CEEB WALAALAYAAL CIID WANAAGSAN MARKA XIGTA ANIGA WAXAY ILA TAHAY WAA LAKALA LEEXIYAA QABIIL IYO JACEEL MARKA SXB ILAAHAY HAKUU FUDUDEEYO WAXAAN UMALEENAYAA DANBI IYO CAYBAA KALIYA AJARSANEESAA EE QOFTAA DOONEESO DHULKEEDII KARAADSO MACASALAAMA
| |
Thursday, March 08, 2001 - 12:26 pm Dhamaan Lool Hawiye maxaa nigu dhacay miyaan ceebtiin halkaan ku sooqoraa. Ileen waad ogtihiin Marehan in uu adduunka uu ugu jiro Baalka dahabka ah xegwaliba . Hawiyo baareweene waad ogtihiin marka aad xamar ku harteen inaad dadka iyo dugaaga dhameeseen waliba guryihii laamiyeeriyadii xataad ka diiradeen, hadddii aad jeceshiin dowlad ku meel kaar ah ee wax ka soosaara sidii dugaagii idinka dhaxdiin ha is cunina ee hanila arkee.
| |
Thursday, March 08, 2001 - 05:41 pm TO WARSAME(WAR XUME) HORTA SIDA RAGGA LOOLA GARRAMMO ALLAA KAA MADOOBEEYEY,MARKAAN KU LEEYAHAY WAXAAD LA TIMAADDO DIYAAR BAAN KUULA AHAY, MA WAXAY KULA NOQOTEY INAAN WAX II SHEEG KU IRI, XAYAWAAN YAHOW I MEAN, SHAR IYO KHEYR TAAD LA TIMAADDABA WAAN KULA WADAYAA. U GUYS U ALL EMOTIONALLY TRAUMATIZED,DHILLO DHAHDA BAAL DAHAB AH AYAAN ADDUNKA OOGA JIRNAA, MID KALOO DHAHA BOQORRAAN NAHAY, ADIGAN WAR XUME NA LEH WAXAAN DIIDAYAA QABIIL, BAL AAN KU WEYDIIYEE SOW ADIGA MA AHA DHILLADA QORTEY QABIILOOYTINKOO DHAN WEY DHAAMAAN HAWIYE? TO QALANJO AAN KU SAXO SHALAY WAXBA MA AADAN HEYSAN TUUG BAAD AHEYD OO DADKAAD DHICI JIRTEEN, OTHER PPLS MONEY NO MORE. TO GABAR DAAROOD RUNTII MA JECLI INAAN DUMARKA KU ADKAADO WAXAY RABAANBA HA SHEEGAANE. XAMAR ADIGU MA LIHID HADDAN GUBO IYO HADDAAN DHISABA MAXAA KAAGA JIRA? KUFRIGII BAKHTIYEY EE SIYAAD BARRE TUSAALOOYINKIISII WAXBA KUUMA TARIN "ISKAA WAX U QABSO". WAR MEESHA KU KALA TAGA MURUGAA IDIN HEYSEE.
| |
Thursday, March 08, 2001 - 09:39 pm to " wiil karinle "NIN CAROODAY LAGA BADI" CAYDU WAA CEEB SXB "DHIDIDNA KULEYL BAA KEENA" WAXAANA HALKAAS KA CAD IN AY RUNTU KU GUBEYSO OO AAD OGTAHEY IN AY ARIMAHAAS OO DHAN RUN YIHIIN.WALIGAA MA MAQASHEY" KUN SANO OO DAWLAD XUMA AH WAXAA KA XUN MAALIN DAWLAD LA'AAN AH"? IN ORDER TO SAY LESS MEANINGFUL THOUGHTS THAN MORE SANSELESS POINTS, DID U DEEPLY UNDERSTOOD FOR WHAT I HAVE STATED? I BET YOU DO! SOOMALIDU WAXEY TIRAAHDAA"MEELIBA YAA JOOGA AYEY LEEDAHEY" HADABA MA IS WEYDIISEY HADII UU SIYAAD BARRE XUMAA OO XUKUNKII LAGA TUURAY MAXAA KA DAMBEEYEY? WHERE ARE THEY,UMADII, DHALAANKII, DULKII,CIIDII HOOYO,CALANKII BULUUGA AHAA,MIYAADSE OGTAHEY CID GACMIHIINA UGA DAMBEYSEY? "OH,BOY" SOOMALIDU WAXEY TIRAAHDAA"DHAR MAGAALO WAA DHOWDAHEY SI LOO XIRTAA LAAKIIN DHAL MAGAALO IN LA NOQDAA WAA DHEERTAHEY" MARKA WAXAAD OGAATAA ADIGA OO RAALIYA ANIGA OO WELIBA OG IN AAD OGTAHEY, ADUUNKUNA OGAADEY, NIN WALBANA OGAADEY IN DAWLADNIMO AANEY AHEYN WAX LA JILO EE AY TAHEY MASKAX IYO AQOON. SI KASTABA HA AHAATEE HADII AAN KU NOQDO HADALKAAGII AHAA ADIGA AYAA QABIILKA BILAABEY ANIGU SXB QOFKAAN RABO AYAAN DOOR BIDI KARAA WAX CAY AHNA KUMA SOO DARIN MEESHA ILA IYO HADANA MA RABO IN AAN UMADAAS CAAYO LAAKIIN GUURKAYGA XOR AYAAN U LEEYAHEY! " IS THAT CLEAR" MOREOVER, I DON'T WANT GO BEYOND ABOUT THIS ARGUMENT, BUT "HISTORY WILL WRITE IT SELF". TANKALE MEESHA GABAR RAADIS AYAAN U IMI EE MURANKAAGA UMA IMAN MARKA AAN KALA WARWAREEGNO OGOWNA IN AANAN JAWAAB DAMBE KU SOO QOREYN ADIGA OO WALIBA RAALIYA, OGOWNA ISKA HADAL LOOMA HADLO EE WAA IN HADALKU KUU FURANYAHEY MACNANA UU SAMEYNAYAA! BEST REGARDS.
| |
Friday, March 09, 2001 - 01:17 pm TO wiil karinle ma jecli in aan kuu jawaabo waayo adiga ayaaba magacaagu ka kooban yahay karin iyo karbaash eeinta aad magaca iska soo badashid soo soo dhexgal dadka .hadii aad ahaan lahayd nin wax garad ah kama aad hadasheen meel aan hadalka loo qaadin waayo ninku hadii ay gabdhihiinu mooryaan noqdeen oo ay ragoodii gogosha ku cuneen oo uu ninkani rabo gogol nabad ah ma qabiildhan dhan baad afka marineeysaa. mida kale Ducaysane waa waaa dhintay waana nin kaa hooseeya ,ee talo waxaan kuu siin lahaa orod kabahii iyo dharkiisii ka raadso madaxtooyada yaan mooryaantii kale kaaga hormarine .soona baro sida loo qoro afka soomaaliga mooryaan yohow hadii aduunkii horay marayna faalis iyo daraagis baad la joogtaan ,hana iga sugin in aan kula tirsado waayo dad is gaaraba ma nihin NB xusuus now (NINKII HELA NAAG MAREEXAAN IN UU RAGGA TAAKO DHEER YAHAY NAAGTII HESHA NIN MAREEXAANA IN AY NAAGAHA TAAKO DHEER TAHAY)NEXT TIME hadii aad soo gasho beejkaan ka hadal dhugufooyinka hawiye by by by
| |
Friday, March 09, 2001 - 04:06 pm TO WARSAME(WARXUME) MAADAAMA AAN HALKAN KU KALA TAGEYNO WAXAAN DOONAYAA INAAN SOO GUNAANADO. SU'AASHA AH WALIGAA MA MAQASHEY "KUN SANO OO DAWLAD XUMA AH ....." HAA WAAN MAQLAY WAA HADALKII RASUULKA(CSW) WUUNA KU RUN SHEEGAY. MIDDA KALE XOR BAAD U TAHAY QABIILKAAD DOONTO INAAD KA GUURSATO, LAAKIIN MA KULA FIICAN TAHAY INAAD DHAHDO QABIIL HEBEL BAAN KA GUURSADOO WAAN KA SHALLAAYEY? TAA WAXAY ILA TAHAY INAAD KU KHALDAN TAHAY,WAANA ARRINTA ANIGA IYO ADIGA KAFTANKA NAGA DHEX DHALISEY. KUFRIGII BAKHTIYEY EE SIYAAD BARRE, WADDANKA MARKUU QABSANAYEY, WADDAN MAAMUL LEH OO DHAQAALE LEH,OO AUTHORITY IYO KALA DANBEYNI AY JIRTO AYUU AHAA MARKAASUU KU BILAABEY DIL IYO DHAX IYO AMAR KU TAAGLEYN, WIXII AAD OGEYD AYAA KA DHACAY,MA NABAD BUU OOGA TAGAY, NABIGEENNU WUXUU YIRI(SCW)AL-FITNATU NAA'IMAH LACANA ALLAAHU MAN AYQADHAHAA. MACNAHA FITNADU WEY HURUDDAA NACALAD ALLE HA KU DHACDO KII TOOSIYAA. XADIIS KALE OO KAA LA MID AHNA WUU JIRAA. NINKA TOOSIYEY FIDNADA WAA KAA BAKHTIYEY, MAAH MAAHDA AH DHAR MAGAALO...... TAAS WAA TAAN ADIGA KUUGU MAAH MAAHAY. XAMAR BEY AHEYD MAGAALADEY MAAH MAAHDAAS KU BAXDEY,XAMARNA ANAA DAGGENAA.....ADIGA WEEYE QOKEY MAAH MAAHDU KU BAXDEY. MURAN KAMA TAAGNA TAAS. TALO SXB PAGE KAN KHALAD BAAD KU SOO GASHEY HADDAAD NAAG DOON TAHAY OO AY KAA CADDAHAY GO TO MATRIMONIALS, POST YOUR ASS THERE. INTAA WAA KAFTAN. TO .... MAREEXAAN. ABBAAYO ADIGA HALKAADAAD KU SALAAMAN TAHAY. WARSAMANA KUMA RABO OO HADALADAAD HALKA KU SOO QORTO AYUUBA LA YAABBAN YAHAY. WARSAME BRO NO HARD FEELING AIGHT BEST WISHES, WK
| |
Sunday, March 11, 2001 - 11:00 am Doodii si qurux badan ayayku dhamaatey rutnii aad baad labadiinuba isugu afagrateem inaney micno samyn inlgu wajaho qabiil. Maadama warsame gabardoon ahaa. karinlana kululaaday hadaba doodii waa ay inga dhamaatey waxaan rajeynayaa inaydaan qabiildambe nagu qorin kuwiina qabaailka matalow. somaalidu waxay leeday argti iyo graad aqooneed oo ku salasan qabiil ilhow naga qabo. qabiilka aan la garanayn cida ugu wanaagsan.
| |
Monday, March 12, 2001 - 05:18 am to wiil karinle anigoo dhinaca wanaagsan ka eegaya wiil karinloow weli ma aadan buskoon waayo waxaan carabkaaga ka dhadhanshay in aad weli u baahan tahay dhiiga mareexaan oo ay hamuun kuu hayso taasoo aan ka arko sida meytida aad ugu hamuunsan tahay . mar labaad aan kuugu soo celiyo yaan kabihiisii mooryaanta kula dhalatay kaaga hormarin . NB (XUSUUS NOOW SIYAAD BARE SOOMAALI MA HOR IMAAN KUUFAANA WAAD KU SHEEGTAY )waxaan rajeeynayaa in aad danbi uun aad korarsata maantana waxaa kufaar ah ragii ganbiyey qarankii gamaamadnaa walina lagu baryayo war xalkeena toban sano ayaa la idin sugayey walina wax xal ah oo aad haysaan majito tuugna waxaa ah wixii foojari iyo xashiishad wadanka ku beeray kuna nool dad guryahood iyo maalkood welina laga fujin la,yahay
| |
Monday, March 12, 2001 - 11:02 am Qalanjo. sister that is over ok let the guy alone he done. you won't supposte started he also good at girls and that is what man do. It's our turn now to know this. sisterQ TH is is misslestrugl.
| |
Monday, March 12, 2001 - 05:32 pm TO ANON THNX SIS WALAAHI I MISS THE WAY U CHASED ME AROUND. IS THERE'S ANY CHANCE THAT WE MIGHT BE VEEEEERY GOOD FRIEDNS. TO QALANJO SIS, I AM SORRY IF I OFFENDED U, BUT U HAVE TO KNOW EVERYBODY IS RESPONSIBLE FOR HIS OR HER DEEDS. LET'S ASK ALLAH FOR FORGIVNESS..AAMIIN. YOUR BROTHER IN BLOOD WK
| |
Tuesday, March 13, 2001 - 05:30 pm sure Karinle, eventhough you are temper sometimes, I scare you said to me F words i hate F words. we can have some fun sometimes. by misslesstrgul.
| |
Tuesday, March 13, 2001 - 06:49 pm TO ANON THOUGH I KNOW THE PAGE IS FINISHED I KEEP COMING BACK, I WANNA READ AND READ YOUR POSTINGS, IS THIS SOME KIND OF...? I DON'T KNOW. WHAT U THINK? LET'S BE FRIENDS AND START AFRESH WHAT U SAY? MISS U ALREADY WK
| |
Wednesday, March 14, 2001 - 11:49 am TO wiilkarnle waxaa ii cadaatay in aan kaa raayey waayo waxaan ka dhadhanshay in aad adeegsatay luuqad kale waayo uma dhalan luuqada aad ku hadashay NB waxaan kuu sheegayaa in aan jeclahay dalkayga aana uga soo tagay kufaarta ku hartay dalka oo dhiigmiiratada ah lagamana yaabo in aan dalka ku noqdo illaa laga casilo(INA CAYDIID CAATO INA QANYARE MUUSA SUUDI IYO BOOD IYO WALIBA KUWO BADAN OO AANANKOOBI KARIN).waxaankugu macasalaameeyey mardanbe hasoo galin beej aan ku quseen indhahana kala qaad oo akhri ciwaanka beejka kana gudub hadii uusan ku quseen.
| |
Wednesday, March 14, 2001 - 02:08 pm TO Karinle. sorry bro inconvinence I don't know how you gone be comfortable, but as i said i don't mind if want be my net friend. sorry for the owner of the page excuse me bro i don't realy meaned to intrup your page but just responding this massge. karinle it's your turn How. by missl
| |
Wednesday, March 14, 2001 - 02:58 pm mariixaan anaa waso marka mariixaan waa 10 boon ah
| |
Wednesday, March 14, 2001 - 03:50 pm TO QALANJO ABAAYO WAAN KAFTANNAY WAX DHIBAATA AHNA NAMA KALA GAARIN,MARKA IS QABOOJI SHAAH CAB,IYO BAMBEELMO, XAALNA QAADO SHEEKADANA INTAAS KU XIR. HADAL IYO DHAMMAANTII SOOMAALIDU WAXAY KU MAAH MAAHDAA "HADAL NIN BADIYEYNA MA DHAMMEYN NIN YAREEYEYNA KAMA WADA TAGIN" QISADII ALFU LEYLAH WA LEYTLAH AYAAD WADDA EE GUNAANADAN. TO ANON THANX WHERE R U AT? R U M/F? LEAVE ME UR E-MAIL WILL YA? TO HANAD WAR MEESH ISAGA BAX, WAXBA MA HEYSIDE YAAN LAFAHAADA LA QUUDANE. MA MAREEXAAN BAAD TAQAAN HADDAAD HURDO KA SOO TOOSTAYE. AAKHIRO IYO ADDUUN MIDNA LAMA SOCOTIDE KOOB CAANO AH CAB OO ISKA SEEXO.
| |
Wednesday, March 14, 2001 - 05:54 pm HEY--------------------------------- MAXAA DOODA LOO SOO AF JARAY, ANIGA MA YEELIN. QLANJO. GABAR DAAROOD MARKA HORE DAAROOD WAA MAXAY? SOW MA AHA KUWA XOOLAHA KA QALA YAMEN. GABAR MARIIXAAN WAXAA TIRI WAXAAN LEENAHAY TAARIIKH, WA MIDEE TII SIYAAD BARE IDIIN SAMEEYEY MIYAA? WAXAAN U MALEEYNAY IN AAD KA SHALAYDEEN. HADII AADANA KA SHALAYIN MAXAAD RABTIIN IN AAN MAR LABAAD IDINKU SHUBNO KENYA, TAASNA WAD GARANAYSAA MACNAHEEDA. WIILMAREXAAN ADIGU WAXAAD TAHAY HABARYACQUUB IYO HOWRAARSAME. MARKA CABDIYO CABDIYASHA MARIIXAANKA WAXAY KAA JECEL YIHIIN SAWAAXILIGA. I HOPE U GET THE POINT. GABARHAWIYE
| |
Wednesday, March 14, 2001 - 06:11 pm TO Dhalinyarada daarood, Aniga waxay ila tahay inaad aad u gardarantihiin waayo waxaad u jawaabaysaan gabar iyadoo hawiye ah Internet inay wax ku qorto gaartay oo Dhuxushii iyo caanihii ay gadi jirtay ka raysatay, marka sidaa ku shaafa gabayada ay akhrinayso haday ayay baratay sida loo akhriyo. Gabar daarood.
| |
Thursday, March 15, 2001 - 03:56 pm aad baan uga xumahay gabartH ee nagu soo baartiyey,walaalo doodu waa xirantahy hadii aad qabiil caydiyaar u tahy furo page oo ciwaankana ku qor waxaad xiisanayso, waad helsyaa kuwo kuwo kuwla wada oo aad iku kooxo tihiin meelaksta ha ka socdaane. teedakale pekan wiilkii furtey ujeedo kaluu lahaa taadana ma xiisanayo. aniga qabiil ma jecli inaan ka hadlo marka falan naga daa oo samyso page gaar ah. miss qalanjo adigan inaad ka harto qabiil sheekadii ayan markale kugu la talin lahaa walaalo. misslesstrg
| |
Thursday, March 15, 2001 - 07:49 pm TO: QALANJO; GABARHAWIYA, GABARDAAROOD, ANONYMOUS1, ANANYMOUS2,AND ALL THE LOOSERES SUCH US HANAD E.T.C OOOPS! WHAT IS GOING ON HERE? I'M TALKING TO YOU GUYS! DO YOU READ THE TITLE OF THIS PAGE? WHAT DOES IS SAYS"THE TITLE"? I MAQLA SAAXIBAYAAL QOFKII RABA IN UU KA HADLO QABIIL HA FURTO PAGE U GAAR AH OO UU NINKUU RABO WAX KAGA SHEEGI KARO HADII AY QARASI IDIN HEYSO HADII KALE PAGEKAN ANIGA AYAA FURTEY HAWSHII AAN U FUREYNA MA AHEYN IN LAYSKU AFLAGADEEYO EE WAXEY AHEYD IN AAN MURAAD KU RAADSADO WARKII OO KOOBAN PLEASE AND PLEASE CREATE YOUR OWN PAGE AND PUT IT EVERY TITLES THAT YOU PLANNING TO TALK ABOUT! THIS IS MY PAGE AND HOME ! FADLAN II DAAYA GURIGEYGA GURIGIIN GUBAYE UMADA SOOMALIYED EE LA CAAYAYONA WAA I DHIBEYSAA RUNTII! SOOMALIYA HA NOOLAATO!
| |
Friday, March 16, 2001 - 01:16 pm TO WARSAME SAXXIB ADOO IGA RAALLI AH, ADIGAA KHALDAN EE AAN KU SAXO, EE GARTAADA QAADO, HADDAAN KHGALDANAHAYNA I QABO. THIS IS WWW.SOMALINET.COM. MA II SHEEGI KARTAA SIDAAD ADIGA KU YEELATAY? QOF WALBA WUXUU XAQ U LEEYAHAY PAGE WALBA INUU WAX KU QORO, SIDUU DOONANA U HADLO. TAAS AYEY AHEYD SABABTII LOO FURAY SOMALINET.WAXAAN HUBAA INAAD ISKA SOO GASHEY EE AADANBA LA SOCON UJEEDADII KA DANBEYSEY FURITAANKA SOMALINET. YOU...CREATE YOUR OWN WBSITE, IF YOU DON'T KNOW THE DIFFRENCE LEARN IT, ONLY SOMALINET AND ONLY SOMALINET PPL WHO CREATED AND RUN THIS WEB SITE CAN DECIDE WHO CAN WRITE WHERE, YOU HAVE NO AUTHORITY WHAT SO EVER FOR THIS MATTER. I GAVE YOU A TIP, GO TO MATRIMONIALS, IN THAT CASE U WILL NOT HEAR FROM HE. REEEEEAD THE SOMALINET REGULATIONS, BEFORE U SAY ANYTHING MORE. AIGHT. NB
| |
Saturday, March 17, 2001 - 01:53 am TO: NUPIN BOY SAAXIIB FARRA GAALADA" ENGLISH" KUMA FIICNIYE MAXAA KA WADAA? WAXA TIRIBA LAGU YIRI! TAN KALE WAXAAN FILAYAA IN AADAN FAHMIN WAXAAN IRI! MARKA HORE OKIYAALE WAAWEYN INDHAHA GASHO FARTANA MARI WAXAAN MEESHA KU QOREY! WAXAAN U MALEEEYEYN IN AAN QORAALKAAGA KA FAHMEY IN AAN SOMALINET AAN SITEKEEDA CONTAROOLO HADABA SXB MA DHIHIN SIDAAS EE WAXAAN IRI WAA QALAD IN MAWDUUC AAN IS LAHEYN LA ISKU QALDAA OGOWNA WAA WAXA AYNU WADANKEENII U SOO GUBNEY-- QORSHA XUMO IYO WAX WALBA KU HADAL! MARKA SXB ADIGOO RAALIYE SII GUDUB !
| |
Saturday, March 17, 2001 - 01:39 pm TO WARSAME KA RAALLI AHAW INAAN MAQAALKEYGII HORE KU QOREY ENGLISH. MARKA XIGA NINKA RAGGA AH WAXAA U CAADA AH IN UU GARTIISA QAATO, LAAKIIN GARTAADA WAAD QAADAN LA'DAHAY, WALI MA AADAN FAHMIN MARKA AAD LEEDAHAY IIGA BAX BEEJKA, ISLA MARKAABA WAXAAD KU XADGUDBEYSAA SHARCIGA SOMALINET, WAXBA HA KU MEEREYSANIN ISMA LAHA TOPIC GA LAGA WADA HADLAYO. SAAXIIB CEEB BAAD DHEX FADHIDAAYE ALLAH KAA BAXSHO. WAA ADIGII SIDA DUMARKA HABAARTAMAY EE YIDHI" IIGA BAXA,GURIGIIN GUBAYE" MARKAASAAD CEEBOWDEY. MAR SEDDEXAAD GARTAADA QAADO. MURANNA WAXBA KAMA HELEYNEE HANA KADEEDIN NAAG DOON MA TIHIDE, MALAHA MARREEXAAN DOON BAA TAHAY. INTAASI WAA KAFTAN. HA U MALEYNIN INAAN SHEEKADII HORE DIB UGU LAABTEY. WAXAAD WADDANKA OO DHAN AAD KU SOO GUBTEY,WAA KHALADKAADA MARKII LAGU TUSEY AAD QAADAN WEYDEY, WAXAAD ARAGTAA KA DHASHEY, SAAXIIB SHEEKADAADU WAA GOREY BAA GOD DIIN GALAY IYO DIIN BAA GOD GORAY GALAY AMA SIDA AAD DHAHDAAN I JIID AAN KU JIIDEE. MARKAAD INTAAS OO DHAN AAD AKHRIDEY WELI MA WAXAAD TAAGAN TAHAY, GURIGIIN GUBAY??!!! NB
| |
Sunday, March 18, 2001 - 01:22 pm TO WIILKARINLE IYO GABAR HAWIYE WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY SIDA AAD UGU SOO JAWAABTEEN EE AAD U SOO TAABATEEN XAQIIQDA JIRTA, WAXAANA KA HELAY SIDAAD U TAQAANIIN SUGAANTA SOOMAALIYEED IYO TAARIIQDA SOOMAALIDA, TAASINA WAXAY CADAYNAYSAA INAAD TIHIIN SOMALI DHAB AH, WAANA IDINKA FAA'IIDAYSTAY WAQTINA HA ISAGA LUMINA MIDGAHA REER YEMEN EE KA RAYSTAY QAXII IYO DOOMIHII, IYO BADII AY KU DHAMAADEEN, IYO WELIBA XERYIHII UTANGA EE KENYA, HADDANA KU ILBAXAY INTERNETKA, MAR LABAAD AYAAN IDIN MAHAD CELINAYAA.
| |
Sunday, March 18, 2001 - 01:27 pm TO WARSAME MAANTA WAXAAD RAADINAYSA GABAR MAREEXAAN BARITANA WAXAA LA MAQLI DOONAA INAAD HADDANA RAADISO JILIB HOOSE AMA LAF HOOSE, SIDAAD HADBA U SOCOTID ILAA HEER AY GAARTO INAAD GUURSATO GABAR WALAASHAA AH.
| |
Sunday, March 18, 2001 - 08:20 pm TO: RODO ACUDU BILAAHI WALAL MARKA HORE RAALI AHOW MANA JECLI IN AAN HABLAHA SOOMALIYEED LA GURTO MARKA ISKA NEEFSO WAXAAD RABTIDNA KU HADAL !!! HADALKA AAD TIRI" WAXAAD GAARI DOONTAAN IN AAD WALASHAA GUURSATO" THAT'S YOU AND GOD! HASE YEESHEE NOLOSHA NOOCAAS AH WALIGEY MA MAQLIN ADIGA AYAANA IGA BADIYAA AYAAN FILAYAA MEELAHA WALAALO ISKU GUURSADAAN! PEACE OUT
| |
Monday, March 19, 2001 - 12:12 pm TO RODA ABAAYO MACAAN MARKA HORE WAAD SALAANMAN TAHAY, SALAAN SHARAF LEH, MACAAN WAX WALBA OO LOO SHEEGO MA WAXAAD U MALEYNEYSAA INEY WAX KU QAADANAYAAN, SIDEY HABEEN IYO MAALIN HAWIYE GAARA U LAHAAYEEN OO AY UGA FAKARAYEEN AYEY TAARIIKHDII KU DHAMMAATEY, WALIGOOD INEY WAX QABSADAAN WAA WAXAAN DHACEYNIN SABABTOO AH XAASIDNIMO AYEY MEEL LA FIDHIYAAN... RODA WIR HA SHEEGAAN MEESHEY SOOMAALI KA SOO GALAAN, SHEEGATADA HA ISKA QEYLIYAAN, DANI IGAMA HEYSO. MY BALLS ARE HAWIYE MY BALLS ARE IRIR MY BALLS ARE SOOMAALE OUR NATION'S NAME MY BALLS ROCKS SOMALIA RAB AMA HA RABIN WHO CARES" TO WARSAME WATCH WHAT U SAYING.
| |
Monday, March 19, 2001 - 12:23 pm TO warsame walaal waxaan ku oran lahaa in aad uga baxdo beejkaan waayo wixii wax lala qaybsan karo ayaa wax lala wadaa (DUULKU WAA DUULKII AAN KASOO CARARNAY OO WAA YEEYDII OO ILKO LASII BAXDAY EE INTA AYSAN RAABIYADA KUGU DAARAN UGA BAX BEEJKA )anigana waxaan ku soo gabagabeeyey adduunka waxaa ugu liita nin hadlay oo aan loo jawaabin iyo nin tagay oo aan la tabin iyo nin dhitay oo aan loo darsan .DUULKAANOO AAD BAAD UGA HESHAAN MAGACA MAREEXAAN EE KU DOOGSADA.lagana yaabo in aan galo meel haweye ku jiro .
| |
Monday, March 19, 2001 - 02:58 pm TO: RODA IYO WIILKARINLE. RODA ABAAYO WAA RUNTAA OO WAXA KANI WAA MIDGAAMO, OO HADA KA HOR AYAA LA YIRI SIDA WALAAKAY KARINLE UU HORAY U SHEEGAY, MARIIXAAN WAA SHAN BOQOL SHEEGATO IYO BOON LAKIIN WAXAABA TAAS KA DARAN OO AAN LOO DULQAADAN KARIN, MAKAY DHAHEEN TAARIIKHDA EEGA IYO MIDA LA BAXDAY QALANJO MARIIXAAN. ILEEN WALAALAYAAL AFKII NOOLBA WAA ISKA HADLAA. WAR MIYAADAAN OGAYN IN QABIILKA UGU HOOSEEYA SMALIYA UU YAHAY MARIIXAAN, MA LABAATANKII SANO OO AFWAYNE AYAAD TAARIIKH KA DHIGANAYSAAN, MISE TAARIKH WAXA AAD MOODEEN JABKIIIYO HALAAGII AAD MAJERTEEN MARISEEN. MIDGIHII HABAR YAQUUB IYO HOWRAARSAMEBA HADAY TAARIIKH SHEEGANAYAAN ANIGU INTAAS AYAAN UGAGA HARAY DOODAYDII. WAAWAREEY WAR MA KA HARTEEN JINIGII YAXYE IYO MOORIF AAD CAABUDAYSEEN. KARINLOW WALAAL ADNA ISAGA HAR YEYSAN KU CEEBAYSANINE. GABARHAWIYE.
| |
Monday, March 19, 2001 - 05:45 pm TO GABAR HAWIYE MACAAN WAAD MAHADSAN TAHAY TALO AAD U FIICAN AYAAD I SIISEY WAAN KA HAREY, MIDGO MURAKOODU WAXBA IIMA TARAYO AAN CEEB AHEYN. ADIGANA OOGA BAX, JIQ HA KU AHAATEE, MAR LABAAD MACAAN WAAN KU SALAAMEY. WK
| |
Monday, March 19, 2001 - 07:40 pm BEEJKA WAA XIRANYAHEY!!! MADAAMA BEJKANI NOQDAY MEEL LA ISKU AFLAGAADEEYO" THE PAGE IS CLOSE AND I'M NOT EVER COME BACK TO EVEN CHECH SOME NEW POSTING!!!! SLALA EVERY ONE!!! THE PAGE IS CLOSE!!! OOPS! THE PAGE IS OVER! OOPS! NO MORE NEW POSTING PLEASE!
| |
Tuesday, March 20, 2001 - 09:53 am to; warsame. it good for u. gabarhawiye
| |
Tuesday, March 20, 2001 - 06:27 pm TO WARXUME I CICKED YOU OUT ONE MORE TIME ,YOU CAN'T STAND A CHANCE, FAGS(DAAROODS) CAN'T FACE REALITY
| |
Wednesday, March 21, 2001 - 02:07 am watch out. what is watch ou?
| |
Wednesday, March 21, 2001 - 06:44 pm TO gabarhawiye RODA ALL IRI ALIES. AAD IYO AAD BAAN UGA XUMAHAY INUU NETKU YAHAY MEEL UU QOFWALBAABA WAX KU QORO RUNTII WAXAAN RABAA LABO ERY OO KELIYA INAAN IRAHDO. GABARHAWIYE IYO WIIL HAIWYE KULIGIIN WAXAA TAARIIIQ IDIIN AH INAAD KA HADASHAAN 1991 WAA MARKII AAD OGAATEEN INAAD DAAROOD SOO HORFARIISANKARTAAN OO AAD KAFAMI KARTAANE TAARIIQDIIDNA YAR EE AAN QAAN GAARIN WAXY IDIN SII BADAY INAAD WIXII LAYDUNKU SHEEGI JIREY IYO DAD BADANI AY ARKEEN INAAN HAWIYE REER MAGAAL IYO DAD CAADI AHI ABA KU JIRIN WAANAGU FILATAY CAALMAKA OGAADAY INAA TIHIIN DADKA SOOMALIDA ARAG IYO DHAQANBA KA DUWAN. WAXA II SOO HARAY RODA. rooda magacagaaga iyo hadalkaagba waxaan ka dhadhansady inaad somalilenders tahy nasiib daro adigu qualiti aan kugu shego ma lihid gabar isaaq waa material women it depen how prise makes you ahppy runtiina anga kacaankagya iyo dawaldii mareexaan aad bay haweenkiinii quruxda badnaa noo caawiyeen oo abtiyaal badan ayaad noo tihiin madama aad leedihiiin dumar badan oo bilican islamkraana ragooda ka sheegta ma daama ay qaadka aad u cunaan qaar badin waxay sheegan inaan sheekadu lacgdoon ahyn keliya ee ayhay xaga ragiina oo qaaka cuna. hadba adga supporkgaga haiwiyw yaab iguma laha oo beirba ka imanya aad leeday heye xabiibi dee adigi jiree ma hwaiye waa kuwii dhoobad degnaaayee dumaraka madaax ka rara soomaha ee dambiisha iyo ubadka iyo yaambada hal mar u wada dhiiba ma kuwasaa dumarka yaqaan waa duul dumaka sida dameerahoodo u galee. sorry taariiq daarood iyo hawiye kuma murmayaan oo hadii aad hawyiye tihiin daarood baan nahay isaaquna wa nogyahye ee waxabey tabanyaan sidaas hwiye supportka ugu wacan. any way. enjyo blcak and tick hairs of hawiye ppl. miss darood.
| |
Saturday, March 24, 2001 - 06:54 pm TO ANON DO COME HERE EVERYDAY TO CHECK IF NUBIAN BOY POSTED SOMETHING? IF U DO YOU ARE NOT ALONE, U STILL FUCKING THAT HAWIYE GUY? YOU MARRY DAAROOD AND U HAWIYE?DANGEROUS COMBINATION? GET PREGNANT IT WILL EAT U INSIDE OUT. JUST CHECKING
| |
Wednesday, March 28, 2001 - 06:31 am GabarHawiye iyo Gabardarood waxaa tihii labo gabdhood oo somali ah ee fadlan WARSAME iyo wax la mid ah yeesan idika fa'daysanin qabiil qabiil ka fiican ma jiro. DHAMAAN pLZ HA U CAMIRINA WARSAME RUNTII WAA NIN WAX XUN DAMACSAN. QABIIL FAIIDO MA LAHA NIN WALBO AYAA OG WAQTIGINA WAX QIIMO BADAN KU LUMIYA.
| |
Thursday, March 29, 2001 - 06:06 pm To gabar hawiye,roda karane,iyo nuuubuyaan boy. horta waxaan idin waydiiyey goor ayaad saan u ilbaxdn oo aad barateen in aan gobta daarood hadal la, sooo hor fariisataan waxaan idin iri waxaad tihiin xoolo waana in dameerkii aad raran jirteen iyo macsartiinii la, idiin celiyo daarood waa madaxdii dalka waa indhihii umada soomaaliyeed waa halyeeyadii wadanka,waa mutacalimiintii iyo waxgaradkii soomaaliyeed markaasaad mareexaan la, tartamaysiin 21 sano ee ay idin xukumaayeen bal car hal maalin xukuma waxuushyahy wadanka diiratay horaa loo dhahay sharmuutada inta aadan dhihin ayay ku dhahdaa, ma, maanta aaba mareexaan tuugo ku sheegteen idinkoo tariiqdiina la,haayo,Teeda kale miyaydaan maqal gabay hore Sayid maxamed utiri yaay ee ahaa (maandhow hawiye maanan diran maanta ka horoowe bal inaad hanado leedihiin la, hubsan doonaaye haylihii xumaa iyo bustihii, habacsanaa qaado hana hagoogan waa tuhun dharkaad hab isku siisaaye.) markaa niman yahoow hada soo baraarugay markay daarood ku qarniyaal ka hor horu mareene waxba mareexaan afka haku soo taagine, ma, sade daarood meeshuu habeen maray ayaad mari kartaan.
| |
Saturday, March 31, 2001 - 12:53 pm to gabar harti waxaad istaahishaa kun jeer in korluguu qaado waana kuu mashxaradeee(UUUUUUUUULUUUUU iiiiiiiiil
| |
Saturday, March 31, 2001 - 01:12 pm heeeeeeloooooo tarteeb gabdho is qabojiyo qiiro yeesan idin qaadin qabiil faido maleh,,,,,,dhibka somali hesto waxaa noo kenay qabiil ee bal shaydanka iska naara. plz hagu dayanina nimanka shaqa la'aanta ka badatay ee wadankinna naga burburiye hadana qabeel ma ahee mahered kale laheen.
|