site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabadhii u baahan "Private party" ee degab TWIN-CITY.MN . just visit here!!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Gabadhii u baahan "Private party" ee degab TWIN-CITY.MN . just visit here!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hot-guyz

Saturday, March 03, 2001 - 04:38 am
What z up!!!
Gurlz haddii aad u baahan tihiin party aan cidkale ogaanahayn oo ah private party nala soo xiriir plzzz waxaanu nahay dhalinyaro sameeysa private party Music nooci ugu danbeeyay adigoo raaliya ayaad ka soobaxaysaa cid ku ogaanaysana maleh waa balan .. dont worry my girls!!!!

My e-mail is here
Abdi_hakiim21@hotmail.com

Peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hot-guyz

Saturday, March 03, 2001 - 04:42 am
Abdi_hakiim@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Osman

Sunday, March 04, 2001 - 08:19 am
Abdi Hakiim walaal marka aad gabdhaha xumaanta ugu yeereysid oo aad leedahay cid idin ogaaneyso ma laha miyaad illowday inuu ogyahay Allahii abuuray oo aan waxba laga qarin karin.Walaal waxaan ku leeyahay bal Ilaahay dembidhaaf weydiiso kana noqo xumaanta aad gabdhaha iyo dhallinta aad u horseedeysid,hana qaadan dembigooda oo kale maalinta qiyaamo.Nebiga (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa Allah ha yeelee)wuxuu yiri:"Qofkii xumaanta dadka ugu yeera wuxuu leeyahay oo uu helayaa mid la mid ah dembiga uu la yimaado kaa xumaanta sameeyey".Sabatunaa waxay tahay isaga ayaa u sabab ah inuu qofkaa dembigaa galo,marka Abdihakiim walaal ka waantoow arrimahaas oo kale.Ilaahay waxaan kaaga baryayaa adiga iyo dhallinta soomaliyeed iyo muslimiintaba inuu jidkiisa ku hanuuniyo. Aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 06:53 am
you chicken head,I know you are flyt #13th,go and suck other peables dick, and mine too if you want •••••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laughing@U

Thursday, March 15, 2001 - 07:10 am
cid ku ogaanaysana maleh,,,,,,,lol loooool
WALA XOOWLA WALA QUWATI ,,,,,ma FLIGHT 13 baa hadaa saan uhadlaya Twin-Cities...oooooow plsssss.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.