site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay 30 doob ah waligiisna aan dumar u tagin guurna waan doonayaa

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan ahay 30 doob ah waligiisna aan dumar u tagin guurna waan doonayaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

doob

Saturday, March 03, 2001 - 09:40 am
salaamu calaykum
bacda salaan hadalka idinku badin maayo
waxaan ahay 30 jir aan waligiis dumar aan la seexan
mana doonayo xaaraan haday dumaroow daacad idinka tahay ila soo xiriira sawirkaygana diyaar ayaan u ahay inaan idiin soo diro
e mail yaxye@bolt.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mike

Tuesday, March 06, 2001 - 11:02 am
to doob salan.
war doob waxaad tiri waligey dumar lama seexan
laakiin waxaan kuwaydiiyey waxkale malasameysay
such as kiss,touching, huging, just play around so on? but not sex iam not asking you sex, waayo waad noosheegtay arlready. markii laga tago seexashada?
maadaama aad tiri xaaraan marabtid waan fahaney laakiin su,aashaas nooga soo jawaab sxb,
waad mahad santahay, sxb
mike

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

doob

Tuesday, March 06, 2001 - 12:51 pm
salamu calaykum mike
bacda salaan walaal waxaan u malaynayaa inaan hadal kuu dhameeyay markaan ku iri waligay xaaraan ma taaban.
saaxiib adigu waxaad sheegaysaa dhunkasho iyo wax kalee xitaa siduu u eg yahay ma malayn karo
salaamu calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.