site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sidee loo xalikaraa dhibaatada habeenka ugu hraysa ee guri galka

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Sidee loo xalikaraa dhibaatada habeenka ugu hraysa ee guri galka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax

Saturday, March 03, 2001 - 12:39 pm
Iga raali ahaada marka hore in aan waxan oo kale soo qoro waxa se igu kalifay waa dhibaato ay dareemaan ama ay la kulmaan in badan oo dadka ah maalinta ugu horaysa ee ay aqal galaan.
dhibaatooyinkaa waxaa ka mida rag marka loo soo giguri gasho gabadha naxa oo dareenka oo dhami ka tago
2-waxa ka mida qiso gabadhyar ku dhacday waxa loo dhisay nin ayna hore u aqoon markii loosoo hooyey
waxa uu garan waayey halka uu sheekadii ka bilaabo
gabadhii yarayd cabsi ayaa ku jirta isagiina lamuu hadal in tii ay guriga wada joogeen wax uu sameeyo ayuu garan laayahay.
mar ayuun buu dharkii oo dhan iska soo dhigay isgoo wax u qasoon jirin ayuunbuu xagii gabdhii u soo dhaqaaqay qaylo ayey afka kala waaxday dabadeed albaabka ayeyka baxday isagiina wuu isku naxay gabdhii yarayd halkii ayaa lagu kari waayey in ay nin danbe u soo dhawaato.
taasi waa sheeko ka mida dhibaatooyinka dhaca habeenka ugu horaysa labda qof.
waxaa jira kuwo kabadan intaa .
markaa axaan rabaa in arintaa laga hadlo sidii loo xalinlahaa. soomaaliduna way ka xishoodaan in ay ka hadlaan waxaas oo kale .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nimo

Sunday, March 04, 2001 - 08:11 am
waa arin loo baahanyahay in laga hadlo. waxaana arintaa lagu xalinkaraa SEx study in islamic way.
dadku marka ay maqlaan sex aad ayey ula yaabaan
but in islam waxaan ku baranay in uu inoo sheego xataa arimaha ku saabsan gogosha.
so it is need to study islam in very well then we can solve the problems.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 08:05 am
TO:LIBAAX

My brother i got very good advice 4 you: You have to be ready with your `GARUUN`
at that night and put it in her puzy may be it will be easier 4 you to continue your work......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciidle

Thursday, April 12, 2001 - 07:57 pm
waa mawduuuc in laga doodo mudan , talada uga habboonna sida aan u arko waa in hameenka u horraysa la iska illoobo sex oo lagu dhammaysto sheeko iyo jiif caadi ah oon aan fara la isa saarin , dabadaeed subixiii sheekada iyo cuntada halkaa laga wado ilaa fiidka dambe markaasoo loo gali karo sex affairs , maxaa yeelay markaas labada ruux waxay noqonayaan dad caadi ah is yaqaan oo aan kala cabsanayn .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.