site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabdhaha reer garoowe ciise maxamuud, reer cumar, carab saalax, nuux maxamuudreer xersi

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa gabdhaha reer garoowe ciise maxamuud, reer cumar, carab saalax, nuux maxamuudreer xersi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shardi

Monday, March 05, 2001 - 01:07 am
waxaan ahay wiil dhalin yara ah oo degan denmark hadii aad tahay gabar dadkaa aan soo sheegay aad baan kuugu farxi lahaa hadaad ila soo xiriirtid mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 05, 2001 - 06:02 am
Dhaadhaan, jeego dheere,marax, Ariyoos, Geeloos,
dhoore, Doqon, dabaal, Waageeni, jingali. Reerbaadiye.Reer koraad. Reer arlaa'i. What heck u talking about? Groowe?Reer Goroowe kuwii saabuunta cuni jiray soomahan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 05, 2001 - 08:08 am
waryaa anon afkaaga edeb u yeel, garoowe ma gaari kartide,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dad_yaqaan

Monday, March 05, 2001 - 09:11 am
HEY;aLL
sxb aad baad u mahadsan tahay sida aad horta u hadshay inkastoo waxoogaa laga yar fiicnaa lakiin mid ayaan ku waydiiynayaa ma naag aad guursataad doonaysaa mise mid aad waqti ku qaadatid mise walaalnimo caadi ah?
bacdal jawaab ayaan hadalka kuu furayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 05, 2001 - 04:33 pm
nuux maxamuud gaalgale maad ka wadaa? yacni nuux maxamuud garoowe dagan waligay ma maqal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOOFAAR DILE

Monday, March 05, 2001 - 04:55 pm
TO ANON

BRO WAXAAD OGEYD IYAGOO SAABUUNTA CUNA,HADDA WAXAY CUNAAN MANDHEERTA NAAGAHOODA. NACALLAA MAJEERTEEN KU YAAL NOLOL MA HEYSTAANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shardi

Wednesday, March 07, 2001 - 01:04 am
aad baad u mahadsantihiin dadka ii soo jawaabay dhamaan kuwa i caayay iyo kuwa caadiga ahba 2walaalayaal cidna wax uma dhimin cidna macaayin ee dadka aan doonayo inaan gabar ka guursadaan sheegay ma ceeb baa saaxiibayaal hadii aad xadgudub u aragteen iga raalli ahaada

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.