site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabar Soomaliyeed oo xijaabka xirata, tacliin leh, dabeecad degana

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa gabar Soomaliyeed oo xijaabka xirata, tacliin leh, dabeecad degana
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahdi

Monday, March 05, 2001 - 07:55 pm
Waxaan ahay wiil dheer,dhiig furan, tacliin leh, tukada, gar aan lahayn, diinta jecel, reer magaal ah, qof wax fahma dulqaad badana leh.

Waxaan raadinayaa gabar xijaabka xirata, tacliin wada ama haysata, ayu qabiil, wax garad ah, dabeecad degan. DIINTA waa MUHIIM, hadaadan imaan xoog ah aadan laheyn please ha soo jawaabin.

Hadaa ka xishooneyso inaad halakan igula hadasho please e-mailkayga waa mmahde@hotmail.com


Thanks a lot to you all!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Tuesday, March 06, 2001 - 03:25 am
walaahi cajiib waxaan is dhahay nin saas ah aduunkaba majiro ilaa wuu jiraa (it is real).

walaahi waxaa ka fiicnaa in wiilsha sidaa doo kale bataan.

ilaah ha ku siiyo gabadha aad doo naysid( in shaa alaah walaal.

qof aan diin lahayn waa qof wax kamaqan oo cidla daraymayo.
ilaah in laga agdhawaado wax kafiican majiro.

ilaah hana soo hanuuniyo dhamaanteen wixii lunsan.
waxaan kaaga tagayaa ilaahay amaankiisa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.