site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waaxaan ahay nin majeerteena oo doonaya gabar mareexaana.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waaxaan ahay nin majeerteena oo doonaya gabar mareexaana.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Tuesday, March 06, 2001 - 06:00 am
wasaamu calakum dhamaan walaalaayal waxaan ahay wiil, ama nin majeerteena oo doonaya gabar mareexaana oo wanaagsan walaal. ee xagee iska baraanaah walaal anigu waxaan daganahay wadanka norwey waxaan jiraah 20 sano walaal matah mase taqaan gabadhaas.wasalaamu calakum dhamaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wondering

Wednesday, March 07, 2001 - 06:51 pm
can i ask why Mareexaan Only?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AJAAJA

Wednesday, March 07, 2001 - 10:05 pm
od ladies and gentelman if we answer every and each idiot's posting where are we going to be ended up? HEY,YOU GUYS HAVE BEEN SAYING THIS OVER AND OVER: I WANT GIRLS THIS AND THAT TRIBE. ISN'T TIME TO MOVE AHEAD?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Thursday, March 08, 2001 - 03:21 am
to,wonderin walaal asalaamu calaykum.salaan kabacdi walaal afsoomaali ma iigulahad likartaah.ingiriisku waa iku adag yeheeh. salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Thursday, March 08, 2001 - 03:24 am
to,ajaaja asalaamu calaykum walaal.salaan kabacdi walaal si fiican kuu maan fahmin ee afsomaali igula hadal walaalo.baybay bay bay bay bay bay baay baaybaya bay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABWAAN

Sunday, March 11, 2001 - 12:33 pm
To;ciise
saaxiib marka hore waan kusalaamay salaan kadib saaxiib waxaan ubaahnahay in aan ku waydiiyo suaal? hadaan suaashaydii ku waydiiyo waxa waaye sxb maadaama aadtahay wiil soomaliyeed oo doonaya gabar soomaaliyeed maxaad qabiilka isugu xirtay taas igasoo jawaab? mida kale saaxiib runtii qabiil wax laraadiyo ma ahan hadaad gabar raadinaysid gabr diin iyo dabeecad leh maad raadisid guri jacayl ayuu kudhismaa ee qabiil kuma dhismo taas marka hore ogow reer miyi ayaad umuuqataa sidaad wax uraadinaysid sidaas gabr laguma helo ee saaxiib anigu waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo kula jecel inaad gabar tan ufiican heshid marka waxaan kugula talinlahaa hadaad tahay nin wax garad ah fikradaada wax kabdel sidaas iyo nabed galyo wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Monday, March 12, 2001 - 01:19 am
to,abwaan aslaamu calaykum walaal u ku horayn walaal.salaan ka bacdi walaal waxaan ku leeyahay waa ognahay oo qabiil waajun laakin marka hore hadaan waxku raadsado anoo aan wax u gajeedin dabadeedna kaboxo dhibmaleh walaal ana qabiil wax ku falimaayo ee waa kushaqaysan walaal oo dadkaas aan tilmaamay baan ku raadin walaal.marka hadaan kahelo dad wanaagsan baan rabaah walaal.tan kale adna hacaytamin walaal oo dadka afaarihiisahagaarin walaal.waana xaq in lays waaniyaa oo waa wanaagsantahay walaal laakiin cayda kareeb iyo ciyaal baatay walaal.nabadeey. walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Monday, March 12, 2001 - 06:51 am
Ti ciise

Wallaal waad sallaamantahay waxaan kuu sheegaayaa inaadan Nj aadan ahayn waayo adigoo majeerteen maxaa mareexaan kuu geynaya iyadoo gabdhii majeerteen ee quruxda badnaayi ay joogaan waa hadii aad qabiil wax ku doonayso anigu majeerteen ayaan ahay waxaan ka guuranayaa majeerteen marka waxaan kugula talinlahaa hadaad qabiil wax ku doonayso ka guurso qabiilka aad kadhalatay ama afkaaga qabiilka kadaa.

By By

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wondering

Monday, March 12, 2001 - 04:56 pm
To Ciise - Salaan marka ugu horeysa, walaal waxaan ku weydiiyay maxaa gabar mareexaan aad u dooratay or aad u dooneysaa?

To Ali - you said (adigoo majeerteen maxaa mareexaan kuu geynaya iyadoo gabdhii majeerteen ee quruxda badnaayi ay joogaan) dont you think mareexaan girls are pretty? careful what you say, plus i think all somali woman are very beautiful no matter what tripe they are.

bye for now :)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.