site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa wiil soomaliyeed oo nolosha ila qaybsada

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa wiil soomaliyeed oo nolosha ila qaybsada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Tuesday, March 06, 2001 - 02:34 pm
wallaalayaal dhamaan tiin waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan sallaan ka dib waxaan raadinayaa wiil soomaaliyeed oo ilaahay qurux iyo dabeecad iyo diin isugu daray waxaan rabaa wiilkaas inaan is guursano waxaana jiraa 24yrs gabdhaha somaliyeed iga raali ahaada hadii aan xishoodkii meel kaga dhacay fadlan hadii aad wiil kaa tahay igala soo xiriir cinwaankan ayaan1994@yahoo.com,
waxaan ku noolahay america

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mumin

Wednesday, March 07, 2001 - 12:30 am
ayaan Walaal waan ku salaamay waxaan kugu salaa,may salaanta islaamka.

walaal waxaan jecelaan lahaa inaan ogaado meesha aad aduunka ka joogto anigu waxaan ahay will soomali yeed oo guur doona shaqaystana lakiin an saa usii qurux badnayna ee aad udabeecad fiican.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaqiya

Wednesday, March 07, 2001 - 03:04 am
to mumin

walaal waa ku salaamay salaamu calaykum

walaal waxaan kaaga mahad naqayaa sida ay aaminsanaantu ku jirto oo aad iskaga warantay
gabadha guur doonka ah waxaan filayaa in aan

aaminsanahay in uu qofku isku sheego waxa uu yahay
waayo waalaga fiican yahay beenta iyo faanka
badan thanks my bro agin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla

Wednesday, March 07, 2001 - 03:58 am
Wallal marka uguhoreysa iga gudoon salaan qaali ah
marka labaad anigu waxaan ahay wiil jira 25
qurxoon intii ladoono dabci badan hadana doonaya in uu xariiri lasameeyo gabar Somaliyeed
hadii aad rabtid faah faahin intaa kabadan
wallal waxaad igala soo xariiri kartaa
e-postadayda dafar@everyday.com
Barasho horteed ha inicin
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mam....

Wednesday, March 07, 2001 - 01:09 pm
salaamu aleekum

walaal ayaan ciid wanaagsan sidoo kale
walaal waxaan kuweediinayaa waxaa weedii satay way badan tahay sababtoo ah diin waa laguu gartay laakiin qurux iyo dabeecad waxay ku xiran tahay qof qof kasta ,sababtoo ah bini aadamku waa kaladuwan yahay .
waa walaalkaa maxamed oo kuleh ilaahay hanoo fududeeyo dhamaanteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Serious

Wednesday, March 07, 2001 - 06:03 pm
Serious

To Ayaan
salaan wanaagsan bacdigeed, waan akhriyey Adka aad meeshan kusoo qortay. Dhab makaa tahay, taas waa iga suaal.Nin qurux badan maad rabtaana? Aniga qurux ma lihi kuwa uu albaabkaaga ka xiran yahay maad igu dartay? Inta muhuumka oo qof loo damco hadiin wato laakiin aan xuux ahay xaga quruxda aana nin rag u ahay taas baab gooni ah ma ii furee? America intee ka joogtaa? Hooyo iyo aabe malanooshahay wali ? Ama xigto dhow mise adiyaa kaligaa nool? Hadii kaligaa nooshahay, ha i soo marin, meeshaad iyo meel ka dheer. lol Jawaab xiiso leh kadib aniyaa email ku soo diraayo hadii aad sifiican iigu soo jawaabto bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cismandeeq

Monday, March 12, 2001 - 02:33 am
to ayaan
walaal waan ku salaamay ayaan
alana waxaan ka rajeynayaa in uu na
kulan siiyo aad kuugu qanac sanahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WEYDIIYE

Monday, March 12, 2001 - 03:27 am
TO AYAAN
ASALAAMU CALAYKUM
WALAAL WAAN DOONAYAA INAAN KULA SOO XIRIIRO LAAKIIN WAXAAN KU WAYDIINAA MEESHA ADD DEGENTAHA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX

Monday, March 12, 2001 - 09:09 am
TO;-AYAAN

WAXAAN U MALAYNAYAA IN AAD MEESHA KU SOO QORTAY
WAXYAABO AAN JIRIN OO AAD CIYAAR KA DHIGATAY MEESHA,MARKA AYAAN WALAALEEY GUURKA CIYAAR MAGALO
HADDII AAD GUUR RABTID MA KU SOO QORI LAHAYN
SHURUUDAHAAD BADAN WAXAA MUHIIM AH QOFKA IN UU DIIN LEEYAHAY IYO DABEECAD LAAKIIN IN UU QURUX LEEYAHAY,ILAAHAY CAQLI AYUU NA SIIYAY OO AAN WAX
KU GARRANNO,MARKA CIYAARTA KA DAA GUURKA WAX KALOO
LAGU CIYAARRO AYAA BADAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buufle

Monday, March 12, 2001 - 09:13 am
TO;ayaan;

ayaan walaaleey wiil intaa isku darsaday ma halaysid ee ha is daalinin anigaa ugu dhaw
oo dabeecad iyo diin leh laakin kakane aan ahay
oo qurux badan ma qaabilaysaa dadaydana waa 26jir
waxaana joogaa uk,qashuucqashuuc iga dhaaf qumaati
iila socee quraxda dhaaf qalbiga qeer usheeg

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.