site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa wiil soomaliyeed oo nolosha ila qaybsada

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa wiil soomaliyeed oo nolosha ila qaybsada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Tuesday, March 06, 2001 - 02:36 pm
wallaalayaal dhamaan tiin waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan sallaan ka dib waxaan raadinayaa wiil soomaaliyeed oo ilaahay qurux iyo dabeecad iyo diin isugu daray waxaan rabaa wiilkaas inaan is guursano waxaana jiraa 24yrs gabdhaha somaliyeed iga raali ahaada hadii aan xishoodkii meel kaga dhacay fadlan hadii aad wiil kaa tahay igala soo xiriir cinwaankan ayaan1994@yahoo.com,
waxaan ku noolahay america

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aboolo

Tuesday, March 06, 2001 - 06:42 pm
my name is Aboolo.

waa lagusalaamay macaanto salaan kadib waxaan rabaa adoo ka raali ah inaad ii soo faah faahiso micnaha wiil quruxbadan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luula

Tuesday, March 06, 2001 - 06:56 pm
waxaan u malaynaa ayaan waa wiil iska dhigaayo gabar soomaaliyeed waan ka xumahay it didn't work that way waalaalo iska daaya gabdhaha waa hooyadaa oo kalee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tabliiq

Tuesday, March 06, 2001 - 06:58 pm
Waxaan ku bilaabayaa magaca Ee bahay Ee naxariista Gaar iyo midda guudba Naxariista.

Walaal waxaad tahay sida aad sheegatayba Qof aad iyo aad u Caqiida Wanaagsan Waxaana Kuu Rajaynayaa in Ilaahay kuu sahlo kaad raadinayso Hadii aad Daacad tahay.

Abaayo haddii aan anigu iska waramo Waan ka Xumahay mabuuxinkaro shuruudahaaga maxaa yeelay, Xaasle ayaan ahay balse akhlaaqdaada wanaagsan Ee ku saabsan Xagga Xulashada ayaan Ragga Loo yeeray Isoo raacsiisay.

may ALLAH fulfil your Desire.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zakariye

Tuesday, March 06, 2001 - 07:04 pm
walaal waa ku salaamay ,salaan kadib walaal waxaad iila muu qataa midaan raadinaayey waligay,

marka walaal hadii ay dhabkaatahay waa buuxiyaa shuruudahaaga ee war macquul ah halagaahelo ,magacaygu waa zakariye.

zakariye5@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qowdhan

Wednesday, March 07, 2001 - 09:00 pm
Gacaliso,
Lagu salaan.
Salaan dabadeed.
Walaal waa lagaa shakki san yahay in aad tahay gabadh iyo wiil iska dhigaaya ee issa soo cadee!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siciid

Thursday, March 08, 2001 - 03:35 am
to,ayaan wasalaamu calaykum walaal.salaan kabacdi walaal haday dhab kaatay arin taasi cid waayi maysideh walaal soo dhawaw walaalo aniku diinta wax waan ka aqaan laakiin sharuudahakale ayaa umataku adag ama raga walaal ee naga kaladhin walaal.haday dhab kaatahay weeye walaal. salaan wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 06:59 am
to Ayaan drop some email into here,I bleive you wont feel sorry. waryaa2@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUUSUF

Saturday, April 14, 2001 - 08:15 am
TO...AYAAN

I ALSO NEED....SO MY EMAIL.IS YUUFEY65@HOTMAIL.COM.......
SO WELCOME SIS

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.