ZAKI | Tuesday, March 06, 2001 - 03:38 pm I AM PROVISIONAL VERY HANSOM GUY WHO'S SINGLE WHIT THREE KIDS LOOKING FOR SINGLE LADY WHO'S INTELLIGENT NICE BEAUTIFUL KNOWS HOW TO TREAT SOME ONE WHO WANTS TO SEATTLE IF YOU ARE LET ME KNOW AND LEAVE YOUR E-ADD. THANKS. |
YAASMIIN | Saturday, March 24, 2001 - 12:09 pm TO: ZAKI I AM A SINGLE MOTHER WITH 4 KIDS(BOYS) THEIR AGES ARE AS FOLLOWING: FIRST BORN 8YEARS SECOND BORN 6 YEARS LAST BORN (TWINS) 3YEARS AND IAM 28 YEARS OLD SO YOU'RE SLC BRO. WE CAN HELP EACH OTHER FOR THE REST OF OUR LIFE. CONTACT ME HERE. |
suad | Tuesday, March 27, 2001 - 08:06 am Salaam bro Zaki Waan ka xumahay inaad tahay wedow, ilaahay hakuu sahlo gabar fiican waxaanse kuwaydiinayaa adigoo raali ah ma ciyaalkaagaad hooyo uraadinaysaa mise naftaadaad xaas uraadinaysaa? Mahadsanid. |
ZAKI | Monday, April 02, 2001 - 06:37 pm Suad abaayo waad ku mahadsantahay su aashaada iyo ducadaadaba. waxaan raadinayaa labadaba maxaa yeelay kama maarmo qof wanaagsan oo aan nolosha la qaybsado ilmuhuna runtii waa u baahanyihiin qof eedo ah oo yara maa weelisa some tims markay odaga stuck ku naqdaan , marka hadaba waa loo wada baa han yahay annaguna waxaan kunoolnahay MNPLS,USA. HADII AAD XIISAYNAYSO RUNTII WAXAAN AHAY QOF MACQUUL AH INTII XAD AH MANA KUU FAANAYO EE INDHAHAAGA WAX KU ARAG MACAANTO SIDAAS AYAAN HADALKII UGA BAXAY, IF YOU NEED I COULD GIVE YOU MY E-MAIL BUT LET ME SEE YOU HERE AGAIN. |