site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aaway gabdhihii sharafta la haa ee reer Ogadenia

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Aaway gabdhihii sharafta la haa ee reer Ogadenia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Wednesday, March 07, 2001 - 03:58 am
aaway gabdhihii sharafta iyo xishoodka lahaa soo dhawaada barasha wanaagsan magacayga waa farxaan waxaan raadinayaa gabadh aan nolasha isla qaybsano oo ah reer Ogadenina waa in ay ahaataa mid taageersan jwxo hadii aad tahya qofkaas igala soo xiriir E-mailkan fqarxiye@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abuzuhayr

Friday, March 16, 2001 - 05:16 am
hadaad dhihi alhayd waa inay ahaataa midtaageersan xoraynta soomaali galbeed ayaa kasii fiic naan lahayd,never mind saaxiib anugu waxaan taageersanahay uruka itixaad mana ahi nin ogaadeen ah laakiin waxaa naga dhexeeya mabda diimeed kaas ayaana kutaageersanahay mana ahi nin qabiil, laakiin waxaan aad udoonayaa gabadh ogaadeen aah oo walibana reer cabdile ah hadaad hayso bro ilasoo xiriir ok shardigayguna waa in ay wadaadtahay ookaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asuldaan

Friday, March 16, 2001 - 06:22 am
to abu zubeer
asalaamu calaykum bro.
waad ku mahadsantahay in aad taageersantahay qadiyadanada iyo sidii loo soo dhicin lahaa dhulkayaga maqan.
taxigta waxaan dhihi lahaa biya dareeray bartay tagi waa halkii gadan itaxaad iyo o.n.l.f waa laba urur oo wadani ah oo uhalgamaya xoraynta dhulka loo yaqaan ogaden ama s/ galbeed ninba suu jecelyahay.marka waxaan ugu baaqaynaa soomaalidoo dhan in ay kaqaybqaadato halgankaa kumanyaaalka qof kumaqanyihiin.
gabadh reer cabdile ahna reer cabdilahaynu uga wada fadhinaa oo waan kugu kaalmayn inkastoona anigu qooyskaa ahayn oo ogaadenka kale ahay.

sxb farxaan waxaan filayaa in aad hada haysid gabadho ogaden ah oo aad kala doordoorasho kujirtid. hanbalyaan kuleeyahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.