site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALIYEEY TALO BAAN IDINK RABAA DEGDEG AH!!!!!!!!! please akhri oo iga cawi hadii aad wax idhaan tid .

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : SOMALIYEEY TALO BAAN IDINK RABAA DEGDEG AH!!!!!!!!! please akhri oo iga cawi hadii aad wax idhaan tid .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHDI

Wednesday, March 07, 2001 - 05:55 am
WALAALAYAAL WAAD SALAMAN TIHIIN.


DHIBAATADA IHAYSATAA WAXAA WEEYE GABAH SOOMALIYEED AYAAN WAXAAN LASOCDAY MUDO GAA DHAYSA 6 BILOO. AADBAY II JECLAYD ANIGANA WAY IGA KEEN SATAY JACALKII .
MARKAA GADAAL BAAN KA OGADAY IN GABADHU ((( AY SUUXDO ))))MARKAA FADLAN MAXAAD IGU CAAWIN KARTAA
OO TALA AH ... PLEASE FAKRADAAD KADHIIBO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GabadhWacan

Wednesday, March 07, 2001 - 06:42 am
Salaamu Calaykum

Walaal Mahdi,

Gabadhu ma mustaqbal ahaan ayaad u doonaysa? Anigu koley waxaan ku odhon lahaa caafimaadka Ilahay baa heeya. Waxay qabto bal weydii. Suuxitaanka waa wax daawo leh lagu kontoroolo waa hadii ee qabto qalal iwm. Mar walba Ilahay talo saaro. Talo kuuma heeyo walaal aan ahayn gabadhaada la hadal oo baro waxa heeya. Ilahay ayaana awood leh. Dadka xanuunka laguma naco. Laakiin waxaad tahay nin xas iyo caruur doonaya dabcan, haduu xanuunka u saamixi karin inay uur yeelato bal weydii. Dakhaatiirta u raac. Gabadhana u naxariiso.

Salaam

GabadhWacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 07:28 am
to mahdi
aslaamu calaykum aboowe marka hore ilaahay baa haya caafimaadka oo qofna laguma naco cudur oo inta uu ilaahay ka soo qaado ayuu adiga kugu wareejin karaa anyway aboowe gabdha xagay joogtaa hadii ay joogto meel lagu daaweyn karo oo dhaqtaro leh ha aado dhaqtarka oo suuxitaanka waa wax aad iyo aad u fudud daawayntiisa oo laga daaweyn karo oo dawo aboowe cudurna xiriirkaaga ha u goynin oo ilaahay baa awooda haya ee ilaahay ka bari inuu kuu caafiyo
w/caalykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said

Wednesday, March 07, 2001 - 07:51 am
Gabar mar suuxdaayi macna malahee dadbaaba curyaano qabo caafimaad ka ilaah ayaa wax ka qabankara ee gabadhaada tawakal oo guurso

BY Said

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan-nero

Wednesday, March 07, 2001 - 09:01 am
hey;dhamaantiin
aad baad ula taliseen laakiin ma waydiiseen inuu ilaahay kal tashatay xaaladaas iska guurso caqli ma ha ee waxaa caqli ah ka ducayso haddii ay shar kuu tahay waad is dhaaaysaan haday qayr kuu tahayna, waad is helaysaan waxaad isku daydaa inaad labo ragco oo suno ah tukatid kadib ilaah wax su,aalo I mean sida qayrku kuugu jiro''
have a nice day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amina

Wednesday, March 07, 2001 - 11:19 am
to mahdi
walaal waxaan ku dhihi lahaa gabadhaada iska guurso oo ilaah iska tawakal saaro caafimaadka ilaah baa haayo ilaah na wuu kaa ajirsiinaa hadii xaaskaada oo cuuryaan ah ama jiran aad u naxariisato oo aadan xaasidin weeyna kaaga ajir badan tahay naag caafimaad qabto ilaahna wuxuu yiri isku naxariista ana waan idiin naxariisanaayaaye walaal marka taas ha i loobin oo ilaah dar tii iyo jeceylka aad u qabto u guurso adna ajir alaha kaa siiyo ilaahna ha caafiyo

s/caleeykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahdi

Thursday, March 08, 2001 - 02:26 am
dhamaan tiin waad mahad san tihiin jawaabta aad isiiseen .
walaalayaal gabadha dhowrgeer baan lahad lay oo aan kalahad lay cafimadkeeda iyo in aan dhakhtar geeyoo .waxaana ugu balan qaaday wixii kugu baxa anaa qaba markaan ku soo hadal qaado ayeey tiraahdaa .please sheekadan bedel
anigoo markii horeba aan aad u yaabanaa oo aan naftayda ka dhaadhicin waayeey ayeey sheekadan keentay. aad baad u mahad san tihiin dhamaan tii aadna waan ugu farxay jawaabahan aad isiiseen

by mahdi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saamiya

Friday, March 09, 2001 - 08:07 am
TO mahdi

salaamu calaykum

walaal salaanta is laamk kadib waxaad ogaataa.
in cudurka iyo caafimaadkaba uu ilaah hayo.
qofa uu rabana uu ugu deeqo,
walaal ilaah baa haya caafimaadka ee la tacaal.
gabadha aad is rabtaan ogowna in waxa rabi daaweeyo bogsadaan haku nicin qof xanuun adigu isma hubtide inta aad gaadhayso suuxdin ilaahbaa.daaweeya laakiin ku dadaal dhaqaatiirta.
cudurka taqaana insho alaah aller ha ku caawiyo
oo xanuunka ha ka qaado gabadha soomaaliyeed
ogowna in wax walbaa leeyahiin nabsigeeda
ilaah talada saaro oo mar waba bari aller kaliyaa
isagaa cudur caafimaad ku badala
sidaa iyo nabad galyo my bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mubarak

Saturday, March 10, 2001 - 12:23 pm
to-mahdi
bacda salaan horta wax walba samir ayeey u baahanyihiin maadaama ey arintaasi ku qabsatay hor allah uugu samir gabadhaadana la nooloow illaaheeyna caafimaad ooga bari isaga ayaa wax walba kara hadaanad ku qancin anigu marnaba kugula talin maayo in aad kala hadhaan waayo waxaa tihiin laba muslimiin ah codsadayna in aad rayi ku biirisid
asalaama caleeykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuclear

Saturday, March 10, 2001 - 02:19 pm
Nuclear
To Mahdi

Saaxiib akhyaarta soomaliyeed si fiican bay kuula hadleen, si naxariis iyo bini aadanimo waafaqsan bay kuugu soo jawaabeeen, Marka inanta ha ku nicin way suuxdaa oo qura, qofkasta oo aduunka saaraan gaarantii u ma haysto inuu caafimaad ku noolaado waligiis. Suuxidinta cudur contagious maahan, ee gabadha hadii ay ku jeceshahay waa qof fiican ee ilaali, dhaqaale, guurso,insha' allah way caafimaadi doontaaye. Ka waran hadii aad adigu Asma qabi lahayd, ma jeclaan lahayd inay ku xiriir furto? maya weeyaan jawaabta, marka ilaah talo saaro gabadha wanaaji, oo guurso . take care

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.