This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, March 07, 2001 - 06:05 am DHAMAA ADEN MADOBOODHANI WAAD SALAAMAN TIHIIN . MUDO AAD UDHEER AYAAN RADINAYEY GABDHAH ADEN MADOOBE AH MARKAA FADLAN HADII FARIIN TAYDANI IDIN SOO GAADHO WAXAAD IGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA HAKAN QANCIYE4@HOTMAIL.COM .. MA AAMIN SANI DUMARKA INTOODA KALE HABLAH AADEN MADOOBE MOOYAANE .. DEEQ ILAHAY BALEH DAD NIMONA ADEN MADOOBAAALEH
| |
Monday, March 12, 2001 - 01:43 pm Waryaa ADEN MADOBOODe, Ma aadan soo sheegen gabadh noocaad dooneysid? iyo adigu halkaad degan tahay? waxaad ka shaqeysid? imisa sanadood ayaad jirtaa.
| |
Tuesday, March 13, 2001 - 12:55 am inaader waxaan degenahay wadanka sweden ,waxaan dwaxaan wax kabartaa waden ka engriska magaalada london weliba west london .waa sanad kay gii labaad ee jamacada maxay ahato gabadhaan doonayaa waa in ay shuruudan buuxisaa , dad day du waa 24 jir 1) waa nin ay aden madoobe tahay 2) wain ay waxbaranayso amaba dhamaysay 3)waa in dherekeedu yahay 167-180 waa in ay eedahay dabeecad wanaagsan iyo jidh buuxa isda ( jeniffer lopez oo kale ) wixii kale anaa ku baraaya aadan aqoonin isdaayi xidhiidh wanaagsan dadaau waa i ay ahaataa 17- 22 hadaad kaween tahy sorry sis
| |
Tuesday, March 13, 2001 - 10:29 am Dear Mahdi, Thanks for getting back to me! I am 25yrs, educated, currently working, Adam Black living in Liverpool (UK), but hey I don't think I meet your expectations, so Good luck Brother.
| |
Thursday, March 15, 2001 - 11:43 pm walaalo ad baad u mahad san tahay jawaab iisoo jawaab tad . waxaad tahay gabadh waalaashaya ee taa uun ha u laabin ,,black aden haloodado meeshuu joogaba good luck sis you future sis and i happy about you what you going
| |
Monday, April 02, 2001 - 04:51 am AADAN MADOOBE? OO HABARJECLO MA KU WII LAYIRI BAA MA MAROODI BAAN HABARJECLOOY IDINLA MEELJOOJAY MA MOOYAAN IDIIN TUMAY GUN WAA LOO MASHXADAAYE WAR IS LA YAAAB OOO IS QARI
| |
Friday, April 06, 2001 - 02:15 am TO YAWLE ,,,, WAA GARTAA IN AAD CAYTANTO AMABA AAD AADEN MADOOBE WAXKA SHEEGTO.. KOLAYBA KII AAN OGAA UN BAAD TAHY MARKAA SXB HADII AAD FICIL HINAASIDAY ADSE IILIN KERIWAYDEY MA AFKAAD KU CIIL BIXI,, YAWLE WAAD OGTAHAY AADEN MADOOBE INAY IDIN RARAN JIREEN MARKAA ISKA CIILBAX WAA MEESHA KELIYA EE AAH KU CIIL BIXI RATO HALKANI, LAKIIN SE WAXAAD OGAATAA IN AAN DIBKUU RARAN DOONO .HAMOODIN INAY DHAMAATAY RARA SHADII ISKA SIIHADAL KABA QAAD KIINA WUU KUU SOO SOCDOAA YEY-- RUGCADAA GII SOOROGAAL CELI §§§§§§§§ ADEN MADOOBE §§§§§
| |
Monday, April 09, 2001 - 04:49 am to:yawle yawle ma isagaa taariikh ba lahaa waa kala gooye waa ninkii tolkii markay gurmadka usoo doonteen yidhi"bari kama imaadeen hadaan abaar lagu salidin agoonta uma keeneen kuwii aabahood dilaye,awal raace muuse cabdale odayadiisii,laba muuse ubaxii cuntoo aarankii baa hadhay,af gubado sidii loogu wada aasay reer xuseen indhahay ka meer meer shaan urur aad joogtaane,iwm.markaa saaxiib ninkasoo kale cid looma soo qaato,gabayaana muu ahayn.waxaad se tahay,kuwii layidhi"alayle burdaa yeelateen baha magaad low ,balan alaa nagu furteen waana baqateene,in yaroo dhankaa bari degta iyo boqol nin mooyaane,ha ka baxo biyaha isaaq badhax rusheeeyaa,ha ka baxo biira biirahu biidna yay tarine,in yaroo bunu haashiya oo baaaqiya ayaa hadhi"dib ugu noqo taariikhdaada
| |
Monday, April 09, 2001 - 12:09 pm To Mahdi Waryaa adam madoowe ma kii aan aqaanay ee daganaa buuraha ayaad ee sheegaysa.mardanbe hadii aad meeshan waxdanbe ku soo qortid waxaan kugu celinayaa buurtii aad katimid.
|