site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I open this page for my brothers and sisters spesielly (DHULBAHANTE),even if you are not that tribe,you are welcome any time!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : I open this page for my brothers and sisters spesielly (DHULBAHANTE),even if you are not that tribe,you are welcome any time!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadulaahi

Wednesday, March 07, 2001 - 07:00 am
asalaamu calaykum warax matulaahi tacaalaa wabarakaatu iqwatii filaah,walaalayaal salaan iyo bogaadin kadib kuligiin waxaan idin leeyahay itaqilaah.walaalayaal bogan waxaan u furay walaaladeey gabdho iyo wiilalba gaar ahaan (dhulbante)in aay isku bartaan hadaan xitaa ahayn waad soo dhawaan kartaa markasta ,.walaalayaal waxaan idinka codsanayaa in aadan been isku sheegin oo ilaahay laga baqo.walaalayaal ceeyda weey reebantahay.kuligiin qayr baan idiin rajeeyayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASRA

Thursday, March 08, 2001 - 03:14 am
Assalamu calaykum waraxma'tullahi wabarakatu

Waxaan idiin rajaynayaa khayr iyo Alleh ka cabsi iyo
is-jeclaan aad is jeclaataan iskuna xidhnaataan walaalayaal
waa walaashiin idin jecel.

Wabillahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mj-Girl

Thursday, March 08, 2001 - 07:04 am
Cabdulaahi

w/salaam walaal. Barasho wanaagsan walaal.Pageka wuu ku furan yahay inaad walaalahaa dhulbahante ku wareesatid. Madaama aad inteena kalena inoo fasaxday walaal barasho wanaagsan. soo hadal oo soo sheeg meeshaad dagan tahay, waxaad halkaa ka qabatid. You don't have to tell us anything personal just sheeko caadi ah oo is walaaltinimo la isku barto un.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Thursday, March 08, 2001 - 07:32 am
Whasup cousin,
Good job bros.Keep up the good.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 08, 2001 - 07:54 am
DHULBAHANTE ANAA WASA
BADOWDA BADAWDA DHASHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CUNAAYE

Thursday, March 08, 2001 - 08:05 am
FORUM WALBA HADAAD FIIRISID
WAXAAD KU ARKAYSAA DAD DHULDAHANTE AH
OO LA ISKU BARAAYO MAXAY TAHAY SABABTU?
ANIGU WAXAAN U ARKAA REER BAADIYONIMO IYO
DACIIFNIMO.
MAXAAD U ARAGTIIN IDINKU?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

crazy-boy

Thursday, March 08, 2001 - 09:24 am
CUNAYE ANI WAXAAN U ARKAA SIILKII HOOYADAA LOL

GET OUT HERE NIGGA .. •••••••

PEACE AND LUV MY DHULOOZ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Thursday, March 08, 2001 - 10:15 am
Dhulos waa cousins ka yaga...
Ha jiraan.....

Ma xaa idinka galay haday isbaranayaan.

Hey guys keep up the good work and don't listen to these people oo xaasidiinta ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OttawaGirl

Thursday, March 08, 2001 - 11:16 am
Hi all waz uppp

Walaal barsho wangaasan oo wacan my name is idil i'm in Canada nice meet ya all my beautiful dhusloos ppl around da glob peace and muchhhhhhh luve.

PS: all da haters go tel hell helllllll.

and much muchhhhhhhhhhh much luve to all Dhulabahanet!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMAL

Thursday, March 08, 2001 - 12:09 pm
HELLO TO ALL MY PEOPLE AND MY ESPICIALLY ALL MY DHULOS PPL AROUND THE GLOBE FROM LAAS CAANDO WORLDWIDE MUCH LOVE AND RESPECT
TAKE CARE Y'ALL AND MAY ALLAH BLESS U
ONE LOVE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAJEERTAN MAN

Thursday, March 08, 2001 - 03:08 pm
DHULBAXATEY ARE NICE PPL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saamiya

Friday, March 09, 2001 - 12:35 pm
WAXAAN SALAAMAYAA WALAALADAYDA DHULOOSKA AH MEEL KASTA OO AY KU NOOL YIHIIN.RUNTII WAAN KU FARXAY SOO DHAWYNTA WACAN EE AYNU ISKU SOO DHAWEENAYNO PAGE KAN HADAAN NAHAY SIS,BRO.INSHA ALAAHU HALKAA KA SII WADA WALAALAYAAL.HA NOOLAADO DHULOOS KA NAXOO NAFTA WAAAAAA,LOVA YA TO ALL MY PPL DHULOOS.

DHULOOS RULES IN THE WORLD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leelkase girl

Friday, March 09, 2001 - 09:30 pm
leelkasegirl oo dhahay good work and keep the brother and sister keep in touch that is all. keep the community more safe and clearly bye. see you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LA girl in London

Sunday, March 11, 2001 - 02:41 pm
Salaams to my LA brothers and Sisters

Much love to you all

LA girl in London

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr. D

Monday, March 12, 2001 - 01:02 am
Well Helloooow sis!

where about in LOndOn luv?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdulaahi

Monday, March 12, 2001 - 01:55 am
halkan waxaa idinka salaamayo wiilkii bogan furay waxaana idin leeyahay , asalaamu calaykum waraxmatulaahi tacaalaa wabarakaatu dhamaantiin walaalayaal,marka ugu horeysa Basra walaal jazaakalaah qayr ,walaal waad ku mahadsantahay dardaaranka wanaagsan oo aad na dardaarantay,waana isku leenahay hadaanu nahay Muslimiin,.walaalayaal intiina kalena waad mahadsantihiin boqolkiiba boqol,waxaan kaloo halkan ugu mahadcelinayaa dhalinyarada aflagaadadda ku soo qortay meeshan walaalayaal waad mahadsantihiin ,ilaahayna waxaan ka baryayaa in uu idin soo hanuuniyo aamiin,aamiin,aamiin.hadaan u soo leexdo dadkayga kale walaalayaal waad mahadsantihiin ayaan marlabaad idinleeyahay ,meelkasta oo aad joogtaana waxaan idinleeyahay ifka hibo ku noolaada aaqirana jano AAMIIN.walaalayaal hadaan xoogaa iskiin baro waxaan ku noolahay wadanka Norway,walaalayaal arday baan ahay da'deeyduna waa 19 sano.walaalayaal dhamaantiin waxaan idin leeyahay barasho wanaagsan.kuligiina qeyr baan idiin rajeeynayaa.asalaamu calaykum .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdulaahi

Monday, March 12, 2001 - 02:37 am
Halkan waxaa idinka salaamaya wiilkii bogan furay ,waxaan idin leeyahay ,asalaamu calaykum waraxmatulaahi tacaalaa wabarakaatu dhamaantiin walaalayaal,.halkan waxaan uga mahadcelinayaa walaasheey Basra,walaal waad ku mahadsantahay waanada aad nawaanisay,jazaakalaah qayr,.waxaan kaloo halkan uga mahadcelinayaa asxaabta kale ee sida wanaagsan ii soo dhweeyay ,kuligiina waxaan idin leeyahay ifka hibo ku noolaada aaqirona Jano,aamiin,aamiin,aamiin.waxaan kaloo halkan uga mahadcelinayaa dhalinyarada aflagaadada ku soo qortay meeshan ,waad mahadsantihiin ,ilaahay waxaan ka baryayaa in uu jidka toosan idinku soo rido oo aad waxan iska deeysaan ,aamiin..hadaan u soo laabto dadkayga kale walaalayaal waxaan mar labaad idin leeyahay waad mahadsantihiin meelkasta oo aad joogtaan.walaalayaal hadaan xoogaa iskiin baro,waxaan ku noolahay wadanka Norway,walaalayaal arday baan ahay da'deeyduna waa 19 jir,walaalayaal waxaan dhamaantiin idin leeyahay barasho wanaagsan.walaalayaal dhamaantiin waan idin jeclahay gabdho iyo wiilalba ,waayo waxaad tihiin dadkeygii oo aan u hilooway.walaalayaal ilaahay dartiisa ayaan idiin jeclahay,walaalayaal xadiis laga soo wariyay rasuulkeena (SCW) wuxuu yiri labadii qof oo dar ilaahay isku jeclaata ,wuxuu ilaahay u balanqaaday in uu janada ku kulmaan.sidaas darteed ayaan dhamaantiinba idiin jeclahay...walaalayaal waxaan idiin rajeeynayaa xiriir wanaagsan.waxaan idiinka tagayaa (itaqilaah xaytha maa kunta,watabici sayi'aata xasan,waqaaliqi naasa bi khuliqi xasan).wabilaahi towfiiq wasalaamu calaykum waraxmatulaahi tacaalaa wabarakaatu...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaalid=b

Monday, March 12, 2001 - 04:13 am
to girl in london;

high sis how are iam fine and hope to you best health in your life.

any why la girl. iam in london if like to know each other where in london sis ?.

sis dhulbahen is best claim in soomaliya.

see you soon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cartan boos

Monday, March 12, 2001 - 04:19 am
asalaamu calaykum warax matulaahi wa barakaatu ilaahay waxaan idiinka rajaynayaa indhamaanteenba aynu ku waaro nabad iyo nolol wacan iyo aakhiro wanaagsan aynu ka shaqaysano aduunka dhamaantiin booqasho wanaagsan waayo waxay ila tahay qof walba oo halkan soo maraa inuu aniga isoo booqday taasina waligeenba waynu wada lahayn sidaa la awgeed waxaan idinka codsanayaa inaad mar walba xasuuusataan magacii iyo sharaftii ay inoo sameeyeen awoowadeen taas oo ahayd inaan laga tagin dhaqan keeni aynu la lahayn daka soomaaliyeed oo kuwa caytamaya laga caroon waayo tamar la aan iyo taariikh laan ayaa ugaysa tay waxaan idin leeyahay qofkii raba in uu aqoon kororsada xaga reerka wax qabad kiisa waxaan idin leeyahay waxaa jira ururo kala duwan oo hada lasameeyay kuna saab san sidii wax looga qaban lahaa wadan keena gaar ahaan dhulaka aynu dgno mar kaa waxaan idin siinayaa casuura2001@yahoo.com igala soo xiriira salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cartan boos

Monday, March 12, 2001 - 04:25 am
AMAL SALAAN GAARA QAADO HALKAANA KAWAD HALGANKA WAADNA KU WACAN TAHAY GABADH DHULOOSA MAR HADAAD SOO QAADAY LAAS CAANOOD AYAAD AYAAN KUUGU FARAXSANAHAY WAXAANA JECELAHAY INAAD IAL SOO XIRIIRTID WAXAANA KU SIINAYAA CASUURA2001@YAHOO.COM WAXAANA RABAA INAAN WAX BADAN KAAGA KORDHIYO LAAS CAANOOOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaalid=b

Monday, March 12, 2001 - 04:30 am
to dhamaan.

waxaan doonayaa gabdhihii weces aaden melkesta ay joogen in aynu is barano arintaa iyada ahna waxa igu kalif tey in aan raadiyo waaayo waxxn doonayaa gabdeh dhul bahentah ama weceys aaden in aan guur sado isma dhaaf ni walaayaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARTAN BOOS

Wednesday, March 14, 2001 - 06:17 am
KHAALID,B WAAN KA XUMAHAY CABA SHADA AAD CABA TAY WAXAAN KU ORAN LAHAA ADOO REERKAASA SEE BAAD KU WAYDAU MID REER NUGAALEEDA HADAAD WAYDAY MID REER HAWDA MALAA WAADAN KALA AQOON HABLAHA REERKA OO WAXAAD SAMAYNAYSAA MEEL KA DHAC MARKAA INAADEER WAXAAN KU LEEYAHAY GUURKU QOLO MALEH GABDHAHA SOOMAALIYEEDNA WAY BADAN HIYIIN EE BAL NAGA JOOJI KAL QAYBINTA REERKA OO SOOMAALAA LOO TAAG LA YAHAY OO LAYSKU XIRI KARI LA YAHAYINAADEER MEELKASTAB JOOG WALI WIIL DH AH OO CABANAYA KANA CABANAY HABLAHA REERKA LAMA HAYO INAADEERKAA OO KU JECEL BAAN AHAY OO WAAYO WAA II SIMANTIHIIN DHAMAAN INAADEER KAA JSHADAAD UBAAHATIAD WAX QABAD CASUURA2001@YAHOO.COM IGLA SOO XIRIIR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanna

Wednesday, March 14, 2001 - 09:53 pm
DB I LOVE U ALL. May Allah (SWT) keep u strong and safe.

High LA girl sis!

DB is the best but lets not shout like them u know who fools and keep ourselves undercover till we're done and ready.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qisa macaan

Thursday, March 15, 2001 - 12:50 pm
all people use this page

waa ku mahad santihiin in aad samayseen dhulbahanta dhalanyaradooda page ay ku wada sheekeestaan taa soo dadka is barikarta amean wada sheekeesiga dhalanyarada iyo dhalan yarada in ay wax kala korarar sadaan waan idiin mahad cilin nayaa and if ya wanna meet me my name is shafici in mpls minn and if u wanna now more about me u can visit my web site at www.koolpages.com/shafici and wonderful page bro and sisi that's all i wanna say this page and i am dhulbahante peace ya!!!!!!!!!!!!!!!i like my qabiil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaguug

Monday, March 26, 2001 - 08:36 pm
war yaa hayo gabagii ismaaciil mire ee anagoo taleex naal jihaad taladii soo qaadnay. gabaygaas i waa gabay cajiib ah....haddaydin aqoon dad kale soo waydiiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 09:07 pm
dhulbahante
ninka meesha furay maaha dhulbahante laguma yaqaano,reerka fataalnimo,waana reer abtigay waana difaacayaa,markaa ninka fataalkaa ee meesha furay,salame iyo aayadahaad furaysid jooji, ee aad hadana leedahay halays barto labadaasi isma raacaan fataalnimo iyo quraan reerkaad taheyna waa lawad garanayaa ee labadaa waligood kushaqaysan jiray boowe naga qalee,reerkan sharata ha ka dilina
habar yoonis,xaga aabahay hooyana dhulbahante.
i love you abtiyaal.
nabad iyo kheyr.oma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usmarine

Wednesday, March 28, 2001 - 01:10 pm
Hi bro and sisters Hi is bro from Atlanta who loves every one of you!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OttawaGirl

Wednesday, March 28, 2001 - 06:41 pm
Hi all OttawaGirl in da house!!!!

Waz up dhuloos ppl maxaa lahya maxaa isku dhacaye waa Ottawgirl oo idin lehe nice meeting ya guys.
peace and much luve to all my beloved dhuloos ppl around da glob .

PS: all da haters go to hell!!!

peace i'm outttttttttttttttt!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Wednesday, March 28, 2001 - 06:57 pm
ottawa girl: haye adiga maxaa iski dhacaaya, aniga ottawa yaan joogaa. soo hadal.....4 ever dhuloos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOVING SIS

Wednesday, March 28, 2001 - 10:06 pm
Saalaam

Waad salaaman tihiin dhammaantiin tolka, khary baan idiin rajaynayaa. Waxaan si gaar ah ugu hablyaynayaa CARTAN BOOS, sida qiimaha leh ee aad u waanisay tolkaa gaar ahaan dhalinyarad soo koraysa ayaa u baahan in ay fahmaan

Waxaan idiin rajaynayaa guul iyo nabad meel kasta oo aad joogtaan, hala ilaaliyo dhaqankii iyo quruxdii dhulbahante, cadowguna yaanu inaga faa'iidaysan, DIINTANA HALAGU DHAQMO.

LOVING SIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cartanboos

Thursday, March 29, 2001 - 01:51 am
aad ayaad u mahadsantahay walaashay looving sis waxaan ka jec laan lahaa inaad magac wacan labaxdo inaadeer oo aadan katagin dhaqii aynu lahayn hana islahaadaan hadalkaaga wacan iyo magaca aad labaxaysid si aan laysu oran waa qofxumaatay waayo la inaguma aqoon magacyadaa inaadeer wixii faahfaahina igala soo xiriir fadlan eemailka casuura2001@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHALID , DULO

Thursday, March 29, 2001 - 04:50 am
HI DHULOS IN THE HOUSE . WAAD IDIN WADA SALAAMAY
ESPECIALLY TO MY DULOS SISTERS . IM 20 YRS IN THE UK AND WILL ALWAYS BE THERE FOR MY DULOS BROS AND SISTERS ANY TIME THEY NEED ME, IM IN THE UK AND ANY DULOS SIS AT THAT AGE COULD CONTACT ME ON MY EMAIL Ilias96@hotmail. Enough respect to the brother who created this page aight.
By the way if there is any KHALID DULOS ANYWERE IN THE WORLD U ARE INVITED TO CONTACT ME

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guest

Thursday, March 29, 2001 - 08:18 am
Salaam all

My mom is Dhulous and I'm the most closest tribe to you guys (if you understand what I mean). Is there a room for me or will I get the warm welcome of a guest?

Salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

loving sis

Friday, March 30, 2001 - 11:02 pm
CARTAN BOOS

SALAAM

Gacalka, nothing is wrong of loving my ppl that is what I meant here, so much love to all beloved dhulos cousins.
take care ppl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wanaag

Saturday, March 31, 2001 - 06:52 am
Van: Somali meisje
Voor: Abdulaahi & Sharmutoyinka Darood

Waar yaahe nin kaagan jaahilka ah ee Asalaamu Alaykum dhahaayo, qabyaaladna lugaha ku wataa halkeebaad soomaaliya kunooleeyd? Run ahaantii jaahil adigoo kale ah waan kasayaa, siduu baadiya uga imaaday wadamadaan lagu soo tuuray.
Qurunyahoow qooraha weyne qabyaalada naga daa. Mahaayeelay qabyaalad waa midii somalia laydinkaaga soo eryay.

Sharmutoyinkiinan Majeertan & Leelkase wahaan idiin sheega yaa in aad qabyaalada bogaan kajirtaa faraha aad kala bahdaan, ee aad niman idin wasa raadsataan.

Groetjes XXX Wanaag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali-cade-waceys

Saturday, March 31, 2001 - 08:26 am
Walaalyaal marka hore salaan iga gudooma.Anigu waxaan ahay wiil ku dhashey kenya,ahna dhulbahante hadna jooga wadanka turkey magalada ýstanbul.Walalyaal dhulbahante meelkasta waa laga yaqaan ee ma barasho ayuu u baahanyahay?teeda kale ninka boggan furey ma ka daacad baa mise anaga (dhulbahante)ayuu nagu sir baarayaa?waxaan aaminsanahay in uu qabiilka dhulbahante,internet la isku bari karin intaana aan ka siibadanahay ama ka sii balaaranahney.Marka waxaan u maleynayaa in ninka boggan furey in ey ka maqantahay taariikhda dhulbahante.walaal(bog-fure!!)ma ogtahay in dhulbahante ey yihiin qabiilka kaliya ee diyaarad lagu weerarey Africa,mana ogtahay in dhulbahante in uu 20 sanno u babac dhigey ingriis iyo xulufadiis?mase ogyahay haddii dhulbahante u babac dhigin ingiriis in aad maanta gaal ahan laheyd oo John laguu bixin lahaa?wadiga dhulbahante iyo Ilaah halaga cabsado isku dhax wadee?Haddal iyo dhamaantii Qabiilka dhulos wuu jirey wuuna jiraa wuuna jiri doona,wuxuuna diyaaar u yahay in uu wax la qeybsado soomaali oo dhan Dir, Daarood,Hawiye iyo Isaaq.Waxaan Walaladey dhulos Ilaah ooga baryayaa in ey noqdaan kuwii lagu deydo.AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Sunday, April 01, 2001 - 01:10 pm
haye dhulka iska warrama war aniga meel baan
go,doon iskaga ahay laakin waa is ogahay inaan
dhulka ahay laakin meelaha lagu yaqaan dhuloos
kuma dhalan laakin some where in soma aan ku dhahsay bal iga warqaba,siiba gabdhah dhuloos.

weligey gabar dhuloos lama saaxiibin,and now
am free, hadaan helo mid ka mid ah dhuloos it is
a dream come true.
and by the way dont forgit am dhulos,both parents.

ahmedd2@netscape.com
no offence waa walaalkiin feel free.

ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afgaduud

Tuesday, April 03, 2001 - 11:27 am
salaamu calaykum
waxaan aad ujeclaystay inaan ka qaybqaato golahaan
isbarashada ah ee daraawiish, magacaygu waa
AFGADUUD waxaana deganahay magaalada ATLANTA.
bro and sis we need together and shake our hands
each other

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Tuesday, April 03, 2001 - 01:27 pm
hi again am ahmed its

ahmedd2@netscape.net sorry

afgaduud iyo all dhuloos waa salaamantihiin

afaguud igu salaan salebaan he is somewhere
in atlanta , if you know him.


waa xasan ugas .
by ahmed.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.