site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JAADKU WAA BURBURKA GURYAHEENA,SIDEEN KUJOOJINAA?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : JAADKU WAA BURBURKA GURYAHEENA,SIDEEN KUJOOJINAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuux

Wednesday, March 07, 2001 - 12:49 pm
Asalamu alykum dhalinyaro
Maxaad u aragtaa cunusta jaadka?maxayse ahay faaidadiisu? sideese lagu joojin karaa?
Walaalayaal waxaa inooga baxda cunista jaadka in kabadan 2 billion dollar sanadkii,waana burburka koobaad ee guryaheena dalkii iyo dibadaba,wuxuu kale oo wax u dhimaa caafimaadka kumanaan walaalaheena,qaarna wayba ugeeriyoodaan.
Waxaa wax laga yaabo ah geedka jaadku inuusan kabixin dalkeena,aanu nahay umada 90% cunta jaadka
Maxay kula tahay?sideese umadda looga joojin karaa cunista cagaarkan?
Fadlan wixii aaraa ah iyo tusaaleba aan maqlo.
m/sanidiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.