site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALIYEEY SUÁAL , MAXAA HABLAHA SOMALIYEED MUKURKA UGU WACAN MARKA LA SHUKAAN SANAYO ..FEKRADAADA KADHIIBO .

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : SOMALIYEEY SUÁAL , MAXAA HABLAHA SOMALIYEED MUKURKA UGU WACAN MARKA LA SHUKAAN SANAYO ..FEKRADAADA KADHIIBO .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 08, 2001 - 02:34 am
GARAN MAAYO MEESHA AY KALAYIMAADEEN DUMARKEENA SOMALIYEED MUKURKA .
SABABTOO AH BAL U FIIRSO HADII NIN SOMALIYA AAD TAHA OO AAD ISTIRAAHDO SHUKAAN SO AMABA LAHADAL CIRKAASAY ISGEEYNEYSAA LAKIIN SE HADII UU SHU KAAN SADO NIN AGENEBIYA DHUL KAY ISU DHIGAAN

WAA WAX AAN MUDO DHEER RESEACH KU SAMEE NAAYEE ARIN TANI EE ILAHAY KABAQA OO MUKURKA ISKA DAAYA

WABILAHI TOWFIQQQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Thursday, March 08, 2001 - 05:16 pm
Asalaama calaykum,

Aboowe baaristii aad samaysay ayaad waxaad ku samaysay dadka intooda saa wax yeesha, marka jamac ha naga wada dhigin anaga dhan sidaa ma nihine.

Mideeda kale ma iisheegi kartaa, maxaa hadii wiilasha soomaaliyeed qaarkood ay labo gabdhood oo soomaali ah dhahaan waad qurxan tahay amaba wax yar oo xiiso inay u qabaan ah tusaan ay "cirkaa iskula maraan?" Maxayse qaarkood jacaylka dadka ugu qasbaan?

Anigana arintaas ayaan la yaabanahay ilaa iyo hada maxaa yeeley marar badan ayaan arkay ayadoo dhacday.(alxamdulilaahi, oo aniga igumaysan dhicin ana intaan wiil soomaaliyeed jikaaray ajanabi iskuma kala daadin.)Laakiin waa arin jirta.

Hadaba fadlan marka aad wax kahadlaysid dadka jamac haka dhigin, maxaa yeeley dad aan arintaa shaqo ku laheen ayaad waxyeelo gaarsiinaysaa.

Asalaama calaykum Waraxma
Wabilaahi towfiiq.

Muna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 08, 2001 - 11:19 pm
muna waad salaman tahay waadna ku mahadsan tahay jawabtii aad isiisey .
walalo somalidu waxay ku maah maahda baruurbaa baruuro qudhumisa, markaa intiinii wanagasanaa ayaa waxaa kabatay intiinii xumayd markaa
walaalo ha ila yaabin adigu hadaadan xumayn inta kale ayaa badan
adiguba qaclad leedehee carar maxaa dhaama
wabilahi towfiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOOL

Friday, March 09, 2001 - 06:07 pm
to:anonymous
walal waad salaman tahay.
balse walal anigu xabad kama fahmin
wixii aad meesha ku qorotay,
#1 MAKURUR waa maxay?
#2 RESEARCHKII aad ku raadisay maxuu kuusheegay amba kutusey?
#3 Waxaad tiri Hablaha soomaliyeed maxay nimanka udhibaan markii La,shukaansado oo cirka la,aadaan?
nimanka AJIINABIGAANA UMAQLAAN?
OK, waxaan u malaynayaa qof walba aqligii Ilaahey siiyey ayuu leeyahay, dabcan hadba meeshii adiga kuqadarinayso amaba kuxushmeynaysa kuuna wacan adba waa ogtahay meelay tahay,
marka hadii aad nasiib xumo kuheshay hablaha waa laga keensadaa jacaylka ee walal kasameyso
waxna fahan,
good luck.
dhool.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 06:00 am
DHOOL..
SALAAN HUUNO
HUUNO MARKA HORE WAXANI WAA WAX AANU BAADHAYNEY MUDO DHEE WAANA ARNJIRTA EE HADII AAD ILEEDAHAY KUMAJIRO ANIGU KUMA MAGACAABIN EE INTIINII XIMAYD BAA BADATA WELIBA DADKA QURBAHA JOOGA
MARAA ADIGUBA CAQLAD LEEDEHEE CARAR MAXAA DHAAMA
BY DHOOL FOLLLL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujaahid

Wednesday, March 14, 2001 - 03:04 am
salaama caleykum -dhamaan-


walaalahay soomaliyeedow dhaqanka
qofka bina!aadinka ah in uu ku dhaqmo
loogu tala galay hadii dadka oo dhan-
ay ku dhaqmi lahaayeen aduunyada aynu-
ku noolnahay ayeynu ku dhadhamin laheyn
macaanka janda sidaa darteed kuleyka hada-
meeshan kataagan waxaa sababey xumaatadii-
oo dunida ku badatay marka ceebta dadku ay-
caado noqoto iyo camal maalin walba jooga -
ama si caadi ah looga wada hadlo cadaabta-
ayeynu nolosha ku dhadhaminaa marka waxaa-
ka baxsada kofkii indhaha ka daboosha-
iskaba daaye eed aad qofkale eedeyso-
sida walaalkey -anonymous- horta qofku waa-
inuu isagu is eegaa intuusan meelkale farta-
ku fiiqin marka walaalkey hadii uu gabar ilaahey-
habkii uu ugu talagay ku dhaqanta uusan wax u-
doonan ee uu xaraan raadshay ereyadeyda-
dhegaha ka buuxso xaaraan dadku hadey isugu-
yimaadan marna laguma heshiiyo oo cidba -
cida kale ayey eedeysaa <runta> dadku wey-
isku jeclaadan maarka walaalow hadaad xumaato-
doonatey oo kuu suurtoobi weydey dumarka-
dulmiga kadaa.


-waa ra!yigeyga-

by:bashiir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacdiso

Wednesday, March 14, 2001 - 03:28 am
TO MUJAAHID & all
mujaahid doow waad fikro fiican tahya waligaa ha liidin gabar soomaaliyeed si kasto oo ay tahayba sabab too ah waxaa waye in qof walbo uu figro gooni leeyahay oo aduun kaan ayaa waxaa ubad sida aad soo sheektey xu maa taada marka ilaah hanaga haayo waxii xun ee na duu duub hanu dhaafo raxii xun marka ee deen ma fiicnee aan wax isku waanino oo aan isku aragno si dad walaala ah oo na iskula dhaqano si ibna aadam nimo ah.

waxaan kaloo leeyahay Gabar iyo Wiilba qof walba markuu arko qofkiis ama isla socdaan wiil iyo gabar ha isku sheegtaan qofba qofka kale waxuu u qabo uu san is dhihin hadaad jeceel u muujisit naagtaada wey kugu tumanee waxey kuu la dhaqmee si xun ama gabadha ey is dhinhin nin kaan hadaad u sheegatit waxaad u qabtit nulkuu kugu jiidaa marka taas ka jahil baxa.


macsalaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Wednesday, March 14, 2001 - 05:12 pm
Hi Anonymos, walaal gabdhaha somaliyeed oo dhami cirka isma geeyan ee waa in tirsan waana lagu yaqaan ajanebina maraacan ee nimanka aan u qalmin ayay sidaa ugu jawaaban, marka gabardhaha waad ku khaldantay ee waxaad raadsataa gabar aad isku heer tihiin, tusaale ahaan hadaad tahay nin waxbartay waad shukansan kartaa gabar wax baratay, laakiin hadii aad iska xamaalato waxaa kugu haboo inaad raadsato gabar aad isku heer tihiin lakiin wiillasha somalidu waxay jecell yihiin gabar heersare ah oo aqoon leh iyaguna inay waxbartaan ma doonayaan sidaa ayaa dhibaatada keentay.
wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 11:34 pm
dhmaan tiin sad salaam tihiin
maxuma fakradaha iyo jawaabahaad dhiibateen
hadii aan kahadlo qodobadan soosocda
1) xumaan taad igu sheeg teen
2) wakhtiga lagu jiro
3) dumarka somaliyeed
4) iyo ninka wadaadka isku sheegaya

hadii aan ka hadlo xumaan taad igu sheeg teen
taasi waa mid idinka idin jirta laakinse hadii aynu indhah iska daboleen waynu aragnaa waxyaalaha ragii somaliyeed maanta haysta

somalidu inta wax barataa way yaryihiin amaba maskaxdooda kashaqay siinaysaa
wakhtiga laugiri maa ha kii aynu somaliya kujirey kahor 90 ..
dadku way soo barakaceen qurbe ayaa layimi wax walba somalida way kucubaayeen
hadii aan u sooyara laabto somaliya dadka waa lay sisiin jiray laakiise hada qurbe baalasoo galay waxaad aragteen wiil iyo gabdh isladegen
way ad kaatay in labada qof lay issiiyo sababtu waxaa weeye labada qof ee laysisiin lahaa labaduba wqalidkood somaliyeey jiraan
bal suáal weeyee isdeebad u geersan hadaadan inanta shukaan san ..
3) dumarka somaliyeed maan udhan way xun yihiin
laakiinse suáasha meesha taalaa waa sideebaynu isu baranay kuu shukaan san karaa hadii aad ii khalawayneysid

4) waa ninka wadadka ha sxb waxaa agayaabaa in hoyadaa kuu guurisay amada inaadeer taa laguu doonay laakiin se rara dha linyarada ah ee qurbaha soo galay ee aan walid u joogin ee keli good sar sarfeefeya wa in ay raga nimadooda ku guursadaan wayna shukaan san karaan hablaa tii ay heshiiyaana noloshay isu huraan
laakiin se sxb adiga ku fadhiiso baa lagu yidh

wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Wednesday, March 21, 2001 - 03:14 am
TO:NINKA HABLUHU ERYEEN
MARKA HORE MA OGTAHAY INEY NINKA KARTIDIISA KU XIDHAN TAHEY SIDEE UU INANTA ULA SHEEKEYSAN LAHAA.HORTA WAA RUNTAAYE HABLIHI WAY ISBADALEEN,OO QAAR WAXWALBA KA SUURTOOBAAN BAA JIAR, LAAKIIN MARKAAD AFKAAGA WAX KU HELIWEYDEY
HA CAAYIN HABLA INTOODA BADAN.
HADABA WAXAAD BADASHAA SIDA AAD HABLAHA ULA HADLEYSID ELEY SIDANI SI MAHEE,HADDII KALE REERKIINA U SHEEG HADAD GUURDOON TAHEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir

Monday, March 26, 2001 - 07:34 am
asalaama caleykum


bina!aadanka meelkasta oo ay joogaan
ilaahey naxariis darteed wuxuu nebiyadiisa
ugu soo dhiibay kutub kuwaasoo ka kooban
inta ay noolyihiin sidii ay u dhaqmi lahaayeen.
marka qofku haduu kutubka ku ekaado wax ka
xumaanaya majiraan nolosha aqirana -jano-.
munaafaqiinta kuleyka waxaa ka keeney
iyagoo runta og ayey been ka doorteen.
ilaheyna dabka ayuu quluubtooda ku siyaadiyaa
ileyn iyagaa ogaan ka doortay -raxmad- dabka.

<mu!miniinta qeyr ilaahey hasiiyo>


by:mujaahid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galab

Monday, March 26, 2001 - 10:18 am
a/salaam

sxb aniga waxaan kuugu jawaabayaa waa qiimo aad iyo aad ufiican dhinaca hablaha sababtoo ah hadii ay noqoto mid iska fudud waaba laga tilaabsanaa saacado kaliya ,tan kale sxb aniga ma umaleenayi in hablaheena ay isku yareenayaan nin cad ,waxayba isku cajaaibiyeen somalidii sidee buu udul qaadanayaa nin cad

caio tutti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaliye

Monday, March 26, 2001 - 12:03 pm
to dhamaan
waxaan aad u aqriyay fikradihiin waxaan u malynayaa nin walba inuu ka dhiibtay fikradiisa laakiin aniga Runtii waxaan shaqo isugu dhalinyaro somali ah waxay ahayd maalintii iigu horaysay ee an shaqada soo galay markii aan bareegii shaqad qaatay ayaan soo aady miisaskii lagu cuntaynay waxaa ishaydu ku dhacday gabar aan runtii ku qiyaasay ilaa20 years oo cuntaynaysa nin cadaan ah markii hore ma moodin somali laakiin waxaan si hoos ahaan u waydiiyay gabdhaan somalida u eg iyo macalinkaa cadaanka maxaa ka dhexeeya waxaa la ii sheegay in ay sxb yihiin oo ay isla dagan yihiin aad baan uga naxay runtii wax igu cusub ma hayn laakiin waxaan ka naxay naagta sida geesinimada leh ugu dhex jirta somalida iyada oo sxbnimo kula seexata nin miyaysan fool xumo ahayn taas maxaadse wixii xun garab u siisaan soamliyey bal arintaas dib ha loo fiiriyo yaa lagu dhiiri galin gabdhaha sxb keen unimiyos waa lag yabaa inuu arkay taas laakiin waaba wax is ka cad in gabdhaha somalida qayb ahaan ay dhaqnka ku ciyaraan wixii ilaahay hanuuniyo ayaa ka badbaada marka aan u ducayno gabdhaha kolay waqtibaa hayee wiilashana hala yaabina dumarku waa caruur caqli badan malaha
caydana halag daayo wixii xumaadana ha loo duceeyo anaga lafteena ayaaba u baahan wax na waaniya maxad u malaysaan dumarkii
marka alow sahal amuuraha
iga raali ahaada hadaan qaldamay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.