site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WIIL REER BOOCBOOC AH OO RAADINAYO GABAR SOOMAALIYEED

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WIIL REER BOOCBOOC AH OO RAADINAYO GABAR SOOMAALIYEED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boocbooc

Thursday, March 08, 2001 - 01:12 pm
Waxaan ahay wiil qabiilkiisu yahay boocbooc oo labaatan iyo shan jir ah waxaan raadinayaa gabar soomaaliyeed. Ila soo gaara hee gabar soomaaliyeed hadii kale jareer baan guursanayaa.
waa mahadsantihiin dhammaan intii luuqaan soo gasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tii-Tiin

Thursday, March 08, 2001 - 05:20 pm
Aboowe ani ma iqaadaneehe qabiilkayga tii-tiin waayo?
Waxaa jiraa.....ceeb waayo kaas mala sheegi karo,
Ilaa meeqa aa sii joogee he mise jareerta irida ayba kuu taagan tahay?


Halagu maqlo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laan-Gaab

Wednesday, March 14, 2001 - 02:06 am
Anigane Wiil Geed laan gaab ah ayaan ahay waxaan raadinooyaa Gabar Geed laan dheer ah,
Haddii ay suurto gal tahay. Ismaqal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habiib

Wednesday, March 14, 2001 - 02:11 am
Sallaan ka dib, gabadha TIIN-TIIN-KA u dhalatay hadalkaaga xooggaa cadeey waa laguugu wareerayee yacni waa lagu fahmi waayay.
sallaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tii-tiin

Thursday, March 15, 2001 - 01:40 pm
Habiib fahan see camal aa kahadloosa saaxiib?
Maxaa ku wareertineh wax lagu wareero maqorno be?

Aaway kiineh? Booc-Booc, maxaa waayo saan, waa bilaawdi waa nooga siibahee miyaa waraa?

Tii-tiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habiib

Saturday, March 17, 2001 - 04:41 pm
Haye TII-TIIN, wax kale ma aha Qoraal kaaga aanbo si kale u fahmi nooh, Runtaa waaye kii Booc Booca ahaa waa siibti ee aniga iyo adiga ayey dheesha noo bilaabatay ee maxaa iskugu kaa dhacaayo bilaneey.

habiib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habiib

Saturday, March 17, 2001 - 04:45 pm
Shabaab Doobnimo ku wareeray ayaan ahay oo wan ahaan iskiiga weyraxsan marka raalli iga ahaaw ABAAYO TIIN-TIINEEY, haddalkaaga aanba wax badan iilla noqdiyee yaab ma'ihinooh.

habiib.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.