site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qeex <jaceeylka dhabta ah>

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Qeex <jaceeylka dhabta ah>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caqli

Saturday, March 10, 2001 - 11:44 am
salaama caleykum

aqristayaasha sharafta lahow ku soo-
dhawaada barnaamij cusub oola magac
baxay qeex jaceeyl.
hadaad adigu ka jawaabi weydo weydii-
wax garadka .


< cilmi iyo caqli >

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Saturday, March 10, 2001 - 06:56 pm
LOVE IS HAVING SCRATCHED FOR EVERY ITCHING

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

just forget about my name??

Wednesday, March 14, 2001 - 12:47 am
To caqli


waxaan ku wadiinayaa anigoo ah gabar soomaaliyeed oo hadana jirta 20 oo na aminsaneen jeeclka qaarkiis waxaan arkay gabar ayaan saxiibo aheen in muda ah aan is naqaney ayaan waxey jeclaatey wiil, wiil kiina ayda wax walbo ayey u sameyn jirtey malin malmaha kamit ah ayaa waxaa dhacdey in wiilkii u yaraahdo kahar gabadhaan markaas ayey iga hartey sabab too ah waxey asaga u jecleed si ibni aadan kabax ah sidii bey igula dagashey.
ayaan ayaamaha kamit ah ayey gabadhii wiilki dhacday ayey mit kale ka raacdey waxaa soomaali horey utiri waligaa god ha qodin ku dhici doontidaa ma ogi de marka wiilkii wey kala hareen marka maxaad u aragtaa jeceelkaas oo kale aniga ma aamin sani jeceel marka iga soo jaahil bixi caqli yoow????.


jaaw jaaw jaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir

Wednesday, March 14, 2001 - 04:10 am
salaama caleykum


walaley gacaliso waqti aan maxku
faafaahiyo mahayo waqtigan la joogo-
sidaa daraadeed jawaabteydu waa degdeg
marka wax lagu degdegana dhibaatadooda-
ayey wataan marka warkeygan gaaban dhuux
caqli la!imow meesha wada socod iyo marba meel-
ku bood jacelku shaqo kuma laha aniguse
meesha kuma aanan soo qorin xiiso iyo hawo-
-sheydaan- qof aan kii uuntay jecleyna
jofkale ma uu jeclaan karo.
marka adigu ma tukataa walaaley?
hadii aadan tukan jaceyl iyo arimahiisa
kama aad hadli kartid iska daa aqoon
aad uyeelatee hadiise aad aragtay dad
iyagoo aan isqabin ku yiraahda waanu -
is jecelnahay sheekadaasu waa <faataadhug>
lada qof waxay is jeclaan karaan markey-
<xalaal> isugu yimaadaan ee yaan laguu -
been guurin.
marka is ilaali sheydaan rag
iyo dumarba waa leeyahay.
ina cafi jawaabteyda kulul
ee aa ku deg degay anoo og
in waqtigu uu igu yar yahay


by:bashiir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacaliso

Wednesday, March 14, 2001 - 04:18 am
To bashiir

Walaaloow Horta hore ha ii dhameeynin sabab too ah im taqanit anigana ku aqaano marka su ashaad i soo waydiisey oo eheed matukataa al xamdulilaah hadeer ayaan soo tukadey.
marka aniga ma caytamo mana afla gaa deeyo qof kaan aqoon u laheen.

marka sidaan u arko hadalada waxaan u maleynayaa in aad amin san tahay jeceelka waa marka sariir laysala tago ayuu i madaa, marka hadaad dad kaas ka tirsan tahay wax aad jeceel ka taqaanit majirtee mesha waq tiga hanoogu dhumin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 04:32 am
TO-Bashiir [magacaaba i diley]...............
bashiir waxaa aad tiri ma tukataa hadana waad soo gashey beyjka jeceylka sideey wax kaa yihiin suáalo xumidaa waan degdegayaa iyo qof ayaa aan wax uga jawaabaayaa ismaba lehe.
maxaase isu keeney inaad weydiiso qof inuu tukado iyo in kale waxaa laga hadlayey jaceyl iyo aqoon is weydaarsi mise waxaa tahey ragga aaminsan iney diinta ayaga leeyihiin. diintu waa ey ka dhexeeysaa muslinka oo idil nina gooni uma laha nina ma weydiinkaro inuu qofka kale tukado iyo in kale waa waajib uu ilaahey saarey qofka.
jaceylkuna ma aha mid ku yimaada marka sariir leysla tago ee waa wax uu ilaahey kugu abuuraayo hana naga dhaadhicin jaceyl ayaa ku imaada marka sariir leysla fuulo labada qof ee sariirta isku jeclaadey waa labo qof oo uu hayey kacsi mana u aragno inuu meeshaas jaceyl jiro ee waxaa aan u aragnaa inuu kacsi jirey.......
marka ha isku deyin inuu qof kaa cabsado oo uu ku yiraahdo [haa walaal waan tukadaa] ee isku dey inaad ka qeybqaadato aqoon isweydaarsiga.
tan kale meesha uma furna wadaadada is moodayo iney diinta ayaga leeyihiin ama ey iyaga dhaxal u yeelan doonaan ama is moodayo iney ayaga dad ku qasbi karaan inaan tukano........
[ilaahbaa iska leh diinta waana u wada simanahey hadaan tukadana ilaahbaa iga aqbalaya ee adiga ma aha ninka iga aqbalaya]
waa inaad sidaas ula sacotaa seef la boodnimadana aad iska deysaa qofdanbana aadan weydiin inuu tukado iyo in kale .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacaliso

Thursday, March 15, 2001 - 04:46 am
TO Anonymous


Waaw waxaan u maleynayaa in aad sifiican jawaab u siisey aniga iyo adigaba walaahi isku firad ayaan nahay marka walaalkiis ama walaashiis well done

bye Gacaliso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suge

Thursday, March 15, 2001 - 06:28 am
jacayl lama moosi karo sidii mayayguu
da,aa mirood buu kugu dilaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jacayl

Thursday, March 15, 2001 - 09:31 am
about jacayl

culusaa aduunyadu oo cibaaro adagaa,
cadaabteedu kululaa oo caloolyow badanaa.
cirkaan qaawan een caadba lagu arkin,
cadceedaa qurxoon ee caalamka eebahay ku
caliqay nuurkeeda.
wad ku mutay miyaa mise waa maanku kaa tag.

jacayl

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.