This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Saturday, March 10, 2001 - 05:45 pm waan idin salaamey dhamaan umadda soomaaliyeed salaan ka dib waxaan raadinayaa dhlinyaradii dhigan jirtey sare muuse galaal meel walba oo ay joogaan
| |
Thursday, March 15, 2001 - 07:57 pm hi bile sxb waan kusalaamay ,waa osman ali halane ee sxb xageed joogtaa ,yaakale oo aad ogtahay dhaalinyaradi reer muse galaal igala soo xiriir halane81@hotmail.com
| |
Monday, March 19, 2001 - 10:24 am HI WALAALAYAAL ANA WAXAAN AHAA ARDADII SARE MUUSE GALAAL MARKII QAXU DHACAYA WAXAAN AHA FASALADA LABAAD BILE WALAAL FARIN REEB ADOOMAHADSAN XALE ADI WALAAL LOODKEE AHEED BYE HALA IDINKA WARHELO BYE
| |
Saturday, March 24, 2001 - 05:21 pm WAD MAHAD SANTAHAY OSMAN HALANE SAAXIIB MAGACEYGA WAA C/LAAHI JAMA HIRSI (IRDHE)WAXAANA DHIGAN JIREY FOM TWO OR 10.AAD GAAR AHAAN 2.B FADLAN WIXII DHERAAD AH IGALA SOO XIRIIR BILE104@HOTMAIL.COM BY;IRDHE
|