site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HADII AAD HAWEENTAHEY TII ILAAH HANUUNSHIEY SOO BOOQO BOGANOO BARASHDA AAN KALA HELNO.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : HADII AAD HAWEENTAHEY TII ILAAH HANUUNSHIEY SOO BOOQO BOGANOO BARASHDA AAN KALA HELNO.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACID

Sunday, March 11, 2001 - 02:31 am
SLAMA CLYKUM

WAAN IDIN SALAAMAY WALAALHEYGA GHABDHEED EE SOOMAALIYEED SALAANTA KA DIB WAXAAN AHEY WIIL DHALINYARO AH OO WALI AAN GURSAN HASE YEESHEE JECEL IN UU GUURSADO TII ILAAHEY CALAFKA UGU DARO. WAXAAN KU NOOLAHEY DALKA AMERICA, WAXAAN AHEY NINTUKADA, ILAAHEY KA BAQA, SHARAFTIISA DHOWRTA, UMADANA JECEL IN UU WANAAG KULA NOLAADO. SI KASTABA HA AHAATEE HADII AAD GHABAR SOOMALIYEED OO HAASAWA(DATE) DOON AH WAAN IS BARAN KARNAA EE SOO DHOWOW, REB MAGACAAGA IYO MEESHA AAD KU NOOSHAHEY" BARASHOI HORTED HA I NICIN"

WASALAMA/CLAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Sunday, March 11, 2001 - 05:32 pm
sacid..aslamu alykum wa rahmutu laahi wa barakaatu.
walaale waxaan ahay gabar somaliyeed oo guur doona waana markii uugu horaysay oo isbarsho netka ah ka jawaabo sababtoo ah waxaa u yar dhowdahay ninkaan raadinayey waxaan ahay gabar tukata diinteedana jecel aadse aan quraanka u aqoon ku daadalasan inay barato..ku nool maraykanka..waalidkeed si fiican u baraariyen dhinac walba ...aan beenta jecelayn. faah faahin intaa kabadan haah rabtid e-mailkaaga reeb anaa kula so xiriirayee..hadii aad ku qanacday inta aan hada isaga kaa sheegay.
nabaadiino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACID

Sunday, March 11, 2001 - 06:37 pm
to" MARWO
SLAMA CLAYKUM
WALAAL WAAD MAHADSANTAHEY WAQTIGAAGA QAALIGA AH EE AAD SIISAY IN AAD II SOO JAWAABTO RUNTII AAD IYO AAD AYAAN KUGU MAHADCELINAYAA. INTAAS KA DIB SURE WAAN IS BARAN KARNAA MID WALAALNIMO IYO MID KASTABA. HASE YEESHEE MARKA UGU HOREYSA AAN KUU REEBO E-MAILKAYA OO AH: KARAMA25@HOTMAIL.COM WAXAANA RAJEYNAYAA IN AAD WAQTIGAGA MUHIIMKA AH AAD QEYB I SIIN DOONTID.MARKALE AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSANTAHEY... BEST WISHES

SEE YOU SOON.
SLAMA CLAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasro

Monday, March 12, 2001 - 09:24 am
to saciidd
slma clykum
walaal waan ku salaamay salaan ka dib waxaan kuu rajeynaya caafimad iyo barwaqo. aboowe xagee mareykanka kaga nooshahey? fadlan hadii aadan waxba ka qabin waan kula soo xiriirayaa ee ha lagaa warhelo

slama clykum aboowe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dream_the realty

Monday, March 12, 2001 - 09:48 am
to'saacid
aad baan kuugu kalsoonahay madaama uu hadlakaagu yahay sidaas,w aayo waxaan wayay qof caqligaa ku hadla oo nadiifkaas ah marka runtii ilaahay hakuu shalo gabar khayr qabta kolay waa jiraan gabdho somaliyeed oo mudo iska celinayay dugaagta.
oo ilaaahay saaray hanuun iyo mid intay qaldantay hadana ilaah soo hanuuniyay,
aniga laftay fikradaas oo kale ayaan wataa
nasriina"' xaggee kaga nooshahay america laakiin waxaan filayaa inaan diinta adiga kuu faa,iidayn karo wlc guur iyo diin haddii aad u qalantid
xiriir wacan bayjkana ciyaal suuqa ka ilaaliya' oo difaaca''
wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Friday, March 16, 2001 - 06:14 am
salaamu calaykum dhamaan
to saciid
walaal waxaan kugu salaamay salaanta is laamka
ee kor ku xusan tan labaadna waxaaan kaaga mahad
naqayaa bajkan aad furtay iyo sida aad u soo ban dhigtay fig radaada waxaan filayaa in ay isbarasha
du tahay wax mahiin ah nolosha aadnimgo waayo
waxaa layiraahdaa wajigu waa basaboor
walaal waxaan kuu rajaynayaa in aad hesho taad
doonayso oo qayr qabta alaana hakuu fududeeyo
barasho wacan hadaad doonayso waa xiriirikarnaa
say doonto ha noqoteer bye my bro saciid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacid

Friday, March 16, 2001 - 10:04 am
to: deeqa
walaal waan ku salaamay salaanta islaanka salaan ka dib aad ayaad u mahadsantahey waqtiga aad siisay in aad ii soo qortid. abaayo waa runtaa barashadu waa furantahey. walaal welcome e-mailkaygu waakan kor ku xusan you are welcome anytime in aad i soo qortid! xageese abaayo ku nooshahey? s
sidaas iyo barasho wacan!

slama claykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI AWEYS

Sunday, March 25, 2001 - 02:48 pm
WALAALIYAAL RUN AHAANTI FIGRADAAN AAD IYO AAD AY UFICANTAHAY DADKA SOO DAJIYEY ILAHEY CIMRI DHEER IYO CAFIMAAD ALAH KASIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Monday, March 26, 2001 - 12:53 am
Asalaamu alaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu,walaalayaal waad salaamantihiin dhamaantiin,kabacdi waxaa amaan gaar ah mudan walaalkeen saacid saaxib arintaan waa arin aad iyo aad ufiican waana arin qofwalbaa oo waxgarad ah looga baahanyahay in uu soo bandhigo oo aan xishood mudnayn,walaal anigu waxaan ahay wiil dhalinyaro ah,24 sano jira diin leh kudhaqma yaqaana,dagan uk london jaamacad dhigta, waxaan raadinaayaa gabadh aan isbarano oo hadii aan isfahano is guursano,gabar asluub wanaagsan reer wanaagsan kadhalatay wlcm,ther,s no another condition,sis ilaahayna kuxiran diintana diyaar u ah inaan waxkabaro hadaan dhaamo anigu hadiikalena iyadu wax ibarta,ciwaankaaga katag abaayo,if you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soumi

Monday, March 26, 2001 - 02:03 am
TO Saacid
Walaal aad iyo aad baan ugu qancay warka qiimaha badan aad meesha kusoo qortay, laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad ilaah kacabsato oo runta iska sheegto, taasoo ah meesha aad kunooshahay.
Runtii waxaan kuu garayaa si wanaagsan waxaadna degentahay Xaafadeyda !!!!?
Aboowe anigaa ku jecel ee ilasoo xiriir oo isku meel joognee.
By Macaano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacid

Thursday, March 29, 2001 - 07:46 pm
to: soumi
slama clykum

sister welcome!
soo dhowow walaal ha is martiyeeynin. walaal ma sheegin xaafada aan deganahay dabcan waxaa laga yaaba in aad u qaadatey. abaayo soo dhowow si sharaf iyo maamus mudan waxaanu jecelnahey in boggan ay ku soo booraan wiilal iyo ghabdho soomaliyeed oo wanaagsan ilaa iyo hadana dhalinyaro shraf badan ayaa ku soo biiraya beejkan. marka waxaa laynoo ka baahanyahey in aan si beejkan socodsiiyo!

soo dhowow walaal!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 04:06 am
TO dadka isbaheystey
waxaan idinweydiinayaa ama aan rabaa inaan ogaado dad isku bartey netka ma ey is guursankaraan mise ma ey is aamini karaan waxaad iskugu jiibineysaan sida inaad istaqaanaan laakiin qofwalba waxaa uu qorayo kama uusan fiirsan hadaan tusaale ahaan u soo qaato[soumi waxaa ey tiri waxaan kuu garanayaa si wanaagsan oo waxaad degantahey xaafadeyda,aboowe anigaa ku jecel ee ila soo xiriir oo isku meel joognee, by macaano]maxaa aan ku fasiri karnaa hadalkaas ma kajinbaa mise waa nin raadis......waxaa aan sugayaa jawaabta halkaas ka imandoonto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Saturday, April 14, 2001 - 07:47 am
ASSALAAMUCALAYKUM...DHAMMAANTIIN .......

DHAMMAAAN GABDHAHA IYO WIILASHA AQYAARTA AH EE
MEESHAN WANAAGSAN KU KULMAY WAAD KU MAHADSAN TIHIIN GAAR AHAAN WALAAKEEN SAACID OO BEEJKAAN
FURAY ANIGA NAFTAYDA WAXAAN RAADINAAYAA GABAR
MUSLIMAD AH DIINTEEDA TAQAANNA SHANTEEDA WAQTI
TUKATA.
ANIGA WAXAAN JOOGAA USA GAAR AHAANNA MARYLAND
WAXAANA AHAY NIN SHANTIISA WAQTI TUKADA DIINTIISA-NA KU DHAQMA..............................
MARKA GABDHADDII DANAYNAYSA ILA SOO XIRRRTO
HA II DAHAAFTO IIMALKEEDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Saturday, April 14, 2001 - 01:58 pm
To All

A/calaykum, maansha alaah dhalinyarada halkan isugu timi way kamuuqataa inaad tihiin dad diin leh waxaan rajaynayaa in ilaahay inta dhunsan soo hanuunsho idinkana idiin siyaadiyo.
Maadaama aad doonaysaan xiriir wanaagsan oo waliba sidii layaqaanay inuu ku dhamaado aad rabtaan waad helaysaan inshaalaah qof waliba qofkii kamaqnaa wuu heli just sabra walaahu maca saabiriin.
Anigu qudhaydu waxaan ahay walaashiin wali sugaysa calafkeeda who knows meesha uu ka soo baxayo iyo qofka uu noqonaya, sikastaba kii alah ii calfo raali ayaan ku ahay walhamdulilaah daaiman waabadaa.
Sorry aqayaarta hadaan hadalkii badiyey just inaan fikradayda dhiibto unbaan doonayey, waad mahad santihiin alah yaqaliikum all.
Weekends wacan ayaan idiin rajaynayaa.
Salaaaaaaaaam.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.