site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALI KALA GO´ÉD MAXAAD KA TIRAAHDEEN????????????

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : SOMALI KALA GO´ÉD MAXAAD KA TIRAAHDEEN????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARAN

Monday, March 12, 2001 - 07:23 am
Waan idin salaamey dhamaan soomaali weyn:
Waxaa jirta in ay somali kala goí rabto maxaa ka qabtaa in lakala goó oo qaarba dhinacgoosto oo dawlado isbarbaryaal la noqdo??????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, March 12, 2001 - 07:29 am
Waan ku salaamey QARAN
walaasheyda soomaliyeedeey waxaan ku dhihilahaa aniga katag qeyrmalaha laakiin waxaa jirta dhibaatooyin badan oo dadka ku kaliftey in ay goáan sida::: somaliland waan ognahay dhibkii loo geysta dadka reerwaqooyi.dadka reer gaalkacyo sidoo kale somali badankeed dhibaa loo geystey marka aniga waxaaa ila gudboon in cidwalbaa oo dowlad xurka ah somali loo ogolaado ilaa ay aragto heerka ay ismaamulikarto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDNIMO

Monday, March 12, 2001 - 07:44 am
Aiga ilaahbaa i lehee marabo iney soomaali kala goó WAAYOOO marabo inuu qofaanjecla oo aan isku iskuulkawabaxney ey u tirsanaato dalkae sida buntiland iyo somaliland.
Marabo inay FANAANIITEENII aykaltagaan
Marabo inay DHAQAATIIRTEENIII kalahaboowdo
Marabo inay CIYAARTOOYDEENII ay kaltagaan
Marabo inay soomaali midba dhinacku idlaato iyadoo aan tamarlaheyn.
ila aqrista tixdan gabaygaa
ALLAW DUNIDADA SOOMAALIYEED DAAYAC KA ILAALI.
DIBINDAABYO WIIQDIYO ALLAW TACADI HOWKEENIN.
WANA DIIR SOKEEYEE HEYSKU DABARGOOYNIN.
ALLAHAYOOW MIDNIMADOODII U DAA OO HAKALADAADIN.
RABOOW SHARAFTA AY DOONAYAAN IYO NOLOSHA HOWDIIDIN OO HOW DARAAN WAA ISLAAM HABA DANBAABEENE. GUUL SOMALIYA INSHA ALAAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 10:56 am
Markaan eegay oon eegay inay kala go do waayo soomlidu isku dhaqan iyo af ma aha ee ha kala joogan. HAWIYE MAKES SOMALIS TO DIVEDED INTO 10 PEICES. BECOUSE of THEIR CULTURE ISAK SAYS NO MORE SOMALI KOONFUR I THINK HAWIYE MAKES THEM TO CUT THEIR PART. RRA says same PUTLAND SAYS saym WHO IS WITH Hawiye ppl why is everyone running these ppl it's big Q

I'm sure these ppl have to answer these Q.

Hawiye ppl you guys you being isloted the coming time everyone will be stay away from you.

guys you will make unity by your self at least help each other. ok I will recommended to you to do something next.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Tuesday, March 13, 2001 - 05:12 am
Hadan wax ka iraahdo somali kaltageed mawanaagsana. hadiise ay dan tahay oo ay UN u ogashahay in ay somaliland iyo buntland iyo inta kale ee rabta in ay go´do.Maxaa hore loogu ogolaan waayey waayoo dowlada cusub ee hada ka dhalatey somaliya amaba koonfurta horaa laga AQOONSADEY .Waxaan oranlahaa KOONFUR laáanteed wax ma qabsankartaanee kaalaya aan idin jarobarnee.Taasi maaha midaan ku daacaayadenayo ee waa dhab WAAYOO intii koonfur uu dagaalka ka socdey 10 sano waxaadlaheedeen waxaanunahay DOWLLAD ilaahadan majirto wax idinka CAD-CAD.
marka sooomaali soomaalibaa leh ayaan taladii ku gooyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANGUB

Wednesday, March 14, 2001 - 04:34 am
HADHUUDH QEYBSAN BAAN NAHAY QAARAD WAXAAN KU NOOLNAHAY QEYRIINKA NAGULA CUNO.
Runtii wax aan dhaana malaha hadhuudh oo cidwalbaa iyo haadwalbaa ayaa maanta soomaali hawystey oo rabo inuu kala qeybiye iyana waa wax magaratee weyu dhiiloonyahiin MAY ILOOWDEY SOOMAALI 1884 qeybintii BERLIN .
SOOMAALIDA HADABTAAHOOW HADMAAD HURDADA KA KACEYSAAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Friday, March 16, 2001 - 11:55 pm
sokeeye iyo walaaloow soomaalinimadii weli waa sideedii........................................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W.SACAD.

Tuesday, March 27, 2001 - 05:00 pm
TO; QARAN.
WALAALOW MIDNIMO IYO QARANIMO MARKA HORE WAA WAX LOO BAAHANYAHAY, LAKIIN, KOOFURTA SOMAALIYA MAXAY UGA BAAAHAN YAHIIN WAQOOYIGA. ANIGA HAADII TALO LEEYGA YEELAAYO, SOMALILAND XORIYAD AYEY HELI LAHAAYEEN,SABABTA AAN SIDAAS U IRINA WAXAY TAHAY
SOMALILAND WAX KA BAXA MA JIRAAN,MAARKII IIGU
DANBEEYSAY WAXAA KA SOO BIXI JIRAY HARUURDH LA MAGAC BAXAY CILMI JAMAC OO BAXA LIXBILOOD IYO LABO GEED OO LIIMO MACAAN AH OO INGIRIISKU KU BEERAY TIJAABO AHAAN, MARKA SOMALILAND WAXA AY RABAAN IN AY KU NOOLAAADAAN NOLOL XUMADA AY
JABUUTI KU NOOLYAHIIN,MARKA AY SIDAAS TAHAY WAA
FASAXAN YIHIIN, HADII AY MIDNIMO RABANA HA SOO DHAWAAN.

ANNONYMOUS.

ADIGA HAL ERAY AYAAN KU LEEYAHAY,HAWIYE HA CAASININ ILEEN WAA KUWII KU XOREEYEY,HADNA AAN WALI KAA HARIN EE RABA IN AADANA WAALAN,
SIDAAS DARTEED CIRGADUUDA INTAAD GACMAHA KOR U TAAGTID ISTAQFURULAAYSO 2 000 000 GOOR'.

W.SACAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsan

Thursday, March 29, 2001 - 07:24 am
TO W:SACAD:
waan ku salamey walaalkiis ma waxaad ka wadaa anagaa dowlad ahee aan soomaaliyoo dhan wada maamulno taa wax soconaayo mahee hadaad habar gidirtahiin wax aad maamushaan meesha kuma heysaanee udaaaaaaaaaaaaaaaaa somali ha kalatagtee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesi

Thursday, March 29, 2001 - 10:14 am
to w.sacad
walaal hadhudh ka iyo liinta aad soo sheegtay maad ii deen ?

wayoo maanta reer koonfur walahi waxaa aad mooda reer somali land iin ay u dhimanayaan

marka aan ku leyahay reer somali land maha issaq oo qudha ee dad badan ayaa ku jira


to ano
adiga saxiib ayaad xoreysaay ? hawiyee adiga marku siad bare dagada u ka dilayay miyaad iska celisid

aniga oo S.N.M ah ayaa saxiib ku xoreyeey hadii aad ruunta doonaysiid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Monday, April 02, 2001 - 04:09 pm
ala soomali waa mid qura waa walaalo dhib baa dhex maray
marabo in aan kala go no
marabo in aan pasaporo kala duwan is ticmaalno
marabo in aan kala qay qayb noqoto
marabo in dadkeena is waayaan
marabo in aan qabiil qabiil u go no
marabo in sooomaaali kala go dooooooooooooo
soomali waa mid quraaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burhan

Thursday, April 05, 2001 - 08:36 am
Ala waa somaliyad sax ah runtii waxaad tahay huda gabadh aad iyo aad u maskax fiican runtii dhabaato ayaa somali kala dhex martey meelkastoo ay joogto laakiin waa in aan iska xaalmarinaa oo aan ka heshiinaa oo aan iska ilaawna oo aan ka gudumnaa maaaanta sidaan nahay oo aan jirin ummad aduunka joogto oo nala qabta dhibkan soomaaliyeed midooma midooba oomid qudha noqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Thursday, April 05, 2001 - 09:09 am
HI;DHAMAAN
Waan idin salaamayaa waxaan marka hore mahawayn iska leh ilaahii naga dhaliyay somali waxaa kale oo xus mudan dadkii xornimada u soo dhintay si ay somalia u gaarsiiyaan horumar ay kula tartanto aduunka,laakiin maxaa ka dambeeyey ala waa qasaareen kuwaas waxay u dhinteen waxaan jirin,
Mida kale midbaa oranaya wax baan xoreeyay naftaada xoree qaxootiga ah,dadka masskiinta ahna sii beerahooda,UN waxaa ilaah kuugu diray inay sahayda gaadhaa dadka masaakiinta saa dafaa tahay
marka magacyo qabiilna meesha ahla soo galin ee waxaa taal meehsaan sidee loo heshiiyaa
iyo kala go.a miyaa dan inoogu jidhaa bayjkan kala bax qabiilka,fool xumayahow,waxaa soo kalaa dadka ku dhex jira goormay aayahooda ka tshanayaan
waa ciyaal OORFANE ma ogola nabad iyo wada noolaansho.bayjka halkiisa haka sii socdo raalina ahaada qaladkayga wax yar ayaan xumaaday.
i like somaali weyn
somaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsad hadba kiina taag darn taageera waligiin
okey byeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDNIMO

Friday, April 06, 2001 - 08:13 am
Aad ayaad u mahadsantahay SOMALI Adigoo kale hadaan wada ahaan la heyn somaliwaa lugu dayan lahaa dadbaa QARANKA sun u cabey dadbaa wiilashoodii ku waayey dadbaa maalkoodii ku waayey inay soomaali midoowdo waa ku guuleysteen dabeedna dad waxma garataa qabiilkey doonaan ha ahaadaana ayaa ku ciyaarey waa dad an qiimaha qoriyada aqoon maaha hawiye oo kaliya taa waxaa ka siman soomaali oo dhan waayoo markii uu dagaalka ka dhacey somalia horuu ugu istaagey gabolada dalka intaan MUGDISHO ka aheyn ma aysan dhexdhexaadin sidii somali lagu yaqiin cidwalbaa waa la xumeeyey cidla dhaafey majirin maxaa duqeydii iyo wax garadkeenii uu dalka lahaa ku dhacey? maxaa islaanimo loogu dhaqmi waayey?
waa yaabee maxaa inoo talaa ileyn waxaanu nahay dadkaa majaha yaryar oo dunida ka caankaa ah.
ISKUDUUBNI BAA DADKA YAGOOW DULIKAGA BAXDAAN DADKA YAGOOW SHARAF DAA.INTIYO DEEQ IYO WANAAG KU DUR-DUURATAAN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.