site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IKHYAAREEY KUSOO DHAWAADA SH KADII LAMAGAC BAXDAY<NASI ADUUN>

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : IKHYAAREEY KUSOO DHAWAADA SH KADII LAMAGAC BAXDAY<NASI ADUUN>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 12:23 pm
KADIB MARKII UU NAASIR KADEGAY MAGAALADA LONDON AYAA HALKAA WAXAA KUSOO DHAWEEYEY QOYSKII ODAYGII UU LASOCDAY. ISLAMARKAANA WAXAA KACODSADAY INUU LANOOLAADO REERKII UU KUSOO DEGAY.WAXAA REERKA UJOOGTA GABADH LAYIRAAHDO MAAYIYA .MAARIYA WAA GABADH AAD UQURUX BADAN SIDOO KALE WAXAY DHIGATAA COLLEGE KUYAALA MAGAALADA LONDON MAARIYA WAXAY LEEDAHAY GABDHO BADAN OO AY SAAXIIB YIHIIN ISKUULKANA ISLA DHIGTAAN.MUDO MARKII UU JOOGAY NAASIR AYAA WAXAY ARAGTAY MAARIYA GABDHO BADAN OO RAADINAYA ,MAALIN MAALMAHA KAMID AH AYAA WAXAA UTIMID MAARIYA SXBTEED WAXAYNA WAYDIISATAY INAY BARTO NAASIR IYADOO KAXUN AYAY BARTAY MAALMO KABACDI AYAA MAARIYA OO LASOCOTA SSXBADEED AYAA GABDHO KUDHEHEEN WALAAYLEY MAAD NABARTID WIILKA IDIIN YIMID .MAARIYA OO YAABAN AYNA AAD UGA FARABADATAY WAYDIINTA NAASIR AYAA WAXAY SXBADEED WAYDIISAY WAXAY GABDHUHU KU ARKEEN NAASIR? SXBADEED AYAA UGU JAWAABTAY ANIGUBA NAASIR WAAN JECLAHAY EE WAAN KAXISHOODAA MAADAAMA AAD WADA NOOSHIHIIN. MAARIYA OO YAABAN AYAA WAXAY SXBADEED WAYDIISAY WAXA AY KU JECLAATAY SXBADEED AYAA TIRI GABDHAHA OO DHAN AYAABA UDHIMANAYA NAASIR ADIGUNA ANAAD ILA YAABANTAHAY.MAARIYA AYAA WAXAY GAARTAY HEER AY TIRAAHDO QOFKII WAYDIIYA ANAA SXB LA'AH.
WAAW MAARIYA AYAABA LASOO GALAY.

IKHYAAREEY HALKAA AYAAN IDUUNKU JOOJIN DOONAA SHEEKADAN WAKHTIGA OO INOO SAAMIXI WAAYAY AWGEED .QEYBIHII UGU MUHIIMSANAA OO DHAN WAY INOO HADHSAN YIHIIN WAXAA IYANA QEYTA KALE SOO GALI DOONTA AMRAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 04:38 am
To: Qoraaga sheekad wiil & gabadh kuu yahayba


walaalo, waa sheeko aad u macaan ee sii wad ilaa aad ka dhamaystiraysid.

Mahadsanid hadii aad wakhtigaaga qaaliga ah u horto walaalaha.

By. Gabadh Somaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 05:12 am
ikhyaar iga raali ahaada sheekadan page hore ayaa u furaa markaa waxaan jecelahay inaan celino page hore aan ugu soo qori jiray ee ahaa<NABSI ADUUN .JACAYLKA IYO LACAGTA AYAMAA MUDAN QEYBTEEDII KOWAAD.fadlan raadi kalana soco beejkeedii hore.
thanx.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.