site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan jeclahay in aan barto gabar reer jabuutiya.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan jeclahay in aan barto gabar reer jabuutiya.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamcaale

Tuesday, March 13, 2001 - 05:42 am
wasalaamu calaykum walaalayaal dhamaan.salaan dabadee walaalayaal waxaan ahay nin somaliya oo jecel in uu barto gadh reer jabuutiya walaal. ee igu soo dhawaada.wasalaamu calaykum dhamaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Thursday, March 15, 2001 - 10:14 pm
To jamcaale waa lagu salaamay aboowe aniga ayaa ah ee maxaan ku qabtaa aboowe?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamcaale

Saturday, March 17, 2001 - 02:37 am
to,shugri asalaamu calaykum walaal.salaan kabacdi walaal waan u baahnahay wax kasta oo aad ii qaban karto ee soo dhawaw walaal. maxaa yeelay waa laguubaahan yahay walaal.barasha wanaagsan walaal.

wasalaamu calaykum walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMCAALE

Wednesday, March 21, 2001 - 03:07 am
TO,SHUGRI ASALAAMU CALAYKUM WALAAL.SALAAN KADIBA MAXAAD WALAAL IIGOYSAY WALAAL MIYAADAY QOF DAACAD AH AHAYN WALAAL.SABABTOO AH WAXAAD ITIRI MAXAAD KUU QABAN KARAAH ABOOWE WAANA II GOYSAY WALAAL EE MAXAA KU DHACAY WALAAL.MISE WAQTIBAAD WADAY WALAAL.

WASALAAMU CALAYKUM ABAAYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Sunday, April 08, 2001 - 05:54 am
anigaa ku caawin ee kaalay jamcaale sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamcaale

Monday, April 09, 2001 - 02:38 am
to,sahra asalaamu calaykum walaal.salaan kabacdi maxaad iga caawin walaal caawin waa ubaah nahee qof wanaagsan baataheeh walaal.madaaba aa i caawinayso walaalo.waana kuu baahaneekaalay.tan kale xakaan kuu i maadaah oo oo aad iiguyeerin walaal barasha wanaagsan walaal.

wasalaamu calaykum waraxmatulaahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raxeye

Tuesday, April 10, 2001 - 12:56 am
to.jamcaale asalamucaleykum
jamcaale waad calcalaysa maxaa kugudhacay
wadanka waxaa buxa nag mise waxad tahay
dadka gurka inkarta kahaysata waligaa hagashan niyada netka baat kahelaysaa nag calacalka dhaf
xagso lambarkaga waxan iswaydiyay maxaa kudhacay dadkii mawaashen mise anamoday
waan suashan iswaydiya nacas walba uxu don buuqoraya saxiib dokhaga kaciyr
wasalamu caleykum hablaha hawalinina

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.