site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa halkaan laagu tala galay in ay isku bartaan kuna sheekeeystaan dhamaan reer towfiiq

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaa halkaan laagu tala galay in ay isku bartaan kuna sheekeeystaan dhamaan reer towfiiq
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Tuesday, March 13, 2001 - 09:31 am
waxaan ahay mid kamid ah dhalinyaradii daganeed siliga towfiiq aktiisa waxaana jecelahay in aan is,barano in ta kale oo aa,nan horay isu baran ha naqdaan gabdho wiilal intaba. waliba lagu sheekeeysto si xushmad iyo qadarin mudan fadlan
ha iloobin gabdhaha waanala dhasheen waana na,dhaleen MAHADSANID igala xiriir
ahmadqaanso@hotmail.com

i

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER TOWFIIQ

Wednesday, March 21, 2001 - 11:13 pm
HI MR DEEQ SXB MARKA HORE WAA KU SALAAMAY
SALAAN DHALINYARO NIMO MIDA UGU QAALISAN SALAAN KADIB SAXIIB ANIGA WAXAAN AHAA REER TOWFIIQ EX
WAXAAN NA DAGANAA MEESHAA TIRI WAA DAGANAA
WAXAANA LAYIRAAH DAA DEEQ MARKA EMAIL ME HADII AAD I XASUUSATO. RUSHHD@HOTMAIL.COM
BY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilow

Saturday, March 31, 2001 - 10:38 am
waa salaamantahay haddii aad dahay
reer towfiiq salaan ka bacdi waxaan ku
leeyahay saaxiibadaadii reer towfiiq
goormaad ka soo tagtay mese waa la jootaa
haddii aad kasoo tagtay ii soo sheeg
iyo saaxii badaadii kula taganaa siliga
mawaxaad u dhaweed masaajid ka
mase taqaan qaandeey iyo saa xii badiis

waxaan sugayaa jawaab

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.