site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxa uurka laguhayo banaanka ha'lasodhigo!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxa uurka laguhayo banaanka ha'lasodhigo!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Tuesday, March 13, 2001 - 01:25 pm
Waxaan ka hadaleenaa arimaha dhalinyarada
wiilasha iyo gabdhaha wax walbo weynaqon karaan
lol lol! marka yaa igu raacsan arinkan?
waa su'aal waxaan sugayaa jawaabta
waa idinkaa dhalinyaro ha'idiin macaato lol lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss.lovely

Wednesday, March 14, 2001 - 02:48 am
TO MR.LOVE

WAXAAN KU WEYDIINEY WALAALKIIS
MA FAHMIN SU ASHAAD NA SOO WEYDIISEY MARKA SOO CADEEY SU ASHA??????


BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Wednesday, March 14, 2001 - 09:36 am
To Miss Lovely..
waxaan idin weydiiyay ma'igu raacsantihiin in aan ka wada sheekesano arimaha dhalinyarada kaliaya
marka jawaabta ey noqoto haa kadib arimaha dhalinyarada wax walbo wey noqon karaan soo sidaa
ma'aha markaas barnaamijka aan isku af garano ayaan
ayaan ka wada hadleynaa soo sidaa ma'aha Miss Lovely magceyga ayaad iga koobiyesay I just joking
you okey bye jawaab wacan oo wanaagsan!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Friday, March 16, 2001 - 05:54 am
to: mr. love
waam lu salaamay aboowr tan labaad waxaan kaaga.
mahadnaqayaa bajkan aad furtay,
tan labaad arimaha dhalin yaradu waa badan yahiin
su aashu waxay tahay xagee laga bilaabayaa,?
si doo kalana wax walba waa noqon karaan xagee laga bilaabayaa? waayo waxaa jira dhalin yaro badan oo iska dhibaataysan ,
markaa maxaan qabanaynaa hadaan talada kugu
raacno waayo soomaalidu waxay ku maah maahdaaa
WAR LA HELAA TALO LAHELAA.
sidaa iyo kulan danber byeaaaaaaaaamybro mr. love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Friday, March 16, 2001 - 12:27 pm
To Haboon..
Waan ku salaamay marka hore, salaan kadib
waad ku mahadsantahay maadama aad igu raacday
barnaamijkan waa runtaa xageen wax ka bilawnaa
soo ma'aha su'aashaada!! bal ka waran hadaan ka
hadalno Jaceylka waa maxay jaceyl? maxeysa ka
aminsanyihiin dhalinyarada soomaliyeed wiil iyo
gabdho bal ka waran hadaa inyar kawada sheekesano
arinkan maxaadna u aragtaa? bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 01:17 pm
Nuclear

Jawaab.

Waxaan filli jacaylku wuu qaybo badan yahay, laakiin kaan filli inaad xiisaynayso jawaabtiisu inuu sidaan yahay: Jacaylka Majiro ilaa guur dhaco ka hor. Gabar banaanka joogta ood niyada ku qabsato waa sida lacagta bankiyada dad kale u taal ood ku xisaabtanto. Sidoo kale gabartii iyada qalbiga galisa wiil aan war u hayn iyada maskaxday iska wasaqaysay. Marka soo duub duub jacayl wuxuu abuurmaa markii qofku guursado , Nolosha guurkana uu arko mid barwaaqo wadata, niyadiisuna ku tagto. Wixii kale oo la sheegno waa sheeko baraleey, iyo jacayl Irish. take care folks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaadka

Sunday, March 18, 2001 - 03:59 pm
war adigu ma cabsatahay mise waxbaa kuu dhiman,
anigu ma aqaan labadaa mid aad tahay laakiin
waxaan hubaa in wax kaa si yihiin waayo anigu
ilaa iyo hadda meel aad ka socotid iyo meel aad
ku socotid midna ma fahmin. Marka warka oo kooban
soo caddee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Monday, March 19, 2001 - 10:01 am
To Garaadka iyo Anonymous.
Waan idin salaamay marka hore salaan kadib
aniga waan ku waraaray jawaabta hadeey tahay
jaceylka waxuu imanayaa guurka ka dib waa macquulgal laakinse garaadka ma'aniga ayaad ila
hadleysaa misa Anonymous ilaa iyo hada waan idinkali saariwaaye ee qof walbo si xaraga ah
ha'ogu jawaabo qeytiisi miyeesan aheynin sxb?!!
bye all of you!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 06:08 pm
Nuclear

Si fiican baan jawaab u bixiyey baan filli, marka sheekada halkaas ka wada,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Tuesday, March 20, 2001 - 01:46 am
To mr.love waa ku salaamay aboowe

jacaylku waa dareen ku beerma dadka ma ahan wax la iska keenkeeno. si walba waa uyimaadaa .
mana aaminsani inuu ku yimaado guurka oo kaliya
mrlove adiga oo wata magacii jacaylka
waxay ila tahay aabaha jacaylka adigaa ka jawaabaaya inta dhiman
byeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Tuesday, March 20, 2001 - 01:31 pm
To Haboon..
Waan ku salaamay marka hore,
horta sida aad faalada ogu bixisay waa runtaa
magaranayo wax kale aan ku daro, waayo warka adiga
ayaa soo koobay hadaan raacsiiyo inyar runtii
aniga waan aminsanahay jaceylka waayo labada qof wey is jeclaan karaan wiil iyo gabara, jaceylkane
waxuu ka bilaawdaa labada jir oo isa soo jiito
waxaan kaloo aminsanahay jaceylka in uu iman karo
marka la'isguursado ka dib waayo xaaskaaga ama ninkaaga wuu ame wey kaa kensankartaa jeceyl
waadna jeclaan kartaa miyeesan aheynin sidaa
habooneey!? waayahaan dambe jaceylkii waxuu isku
badalay tijaabin tusaalo hadaan kaa siiyo gabar ama wiil ayaa ku oranayo sxb qoftaas waan isdaynay
waayo qof ka fiican ayaa xaafada soo gashay baryahaan waa wiilkii waxa ku oranayo hadalkaas
wey dhacday believe it or not gabadhi abaayo kaas
ma'aragtay qudur waaye noo wax maba laga helayo
marka liifada ayaan u jarayaa xabadkaas kale ayaa
ku qabanayaa. runtii majecli in aan ku dheeraado hadalkaas sorry hadaad qalad u aragtaan lakiinse
jaceylka runtaa waa sida kubada cagta wuu wareeganyaa adiga qof ayaa ku jecel laakinse adiga
qofkale ayaad jeceshahay asiga uma jeedid nasiib daro qof aad jeceshahay adne kuma jeclo aniga waxaa aminsanahay kaasi inuu yahay jaceylka runta..
qof walbo fikrat kooni ayuu ka'aminsanyahay bal aan ka wada hadalno miyeesan aheynin! bye all of you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuclear

Tuesday, March 20, 2001 - 06:36 pm
Nuclear

To Haboon

Walaashiis waxaad tiri jacaylka waa wax jira oo aan la iska yeel yeeli karin, kugu raacsani taas. Laakiin waxaan ku waydiin jacayl ma' wuxuu yimaadaa Guur ka hor, marka labada qofi ay mudo wada noolaadaan, mise inta shukaansigu socdo, guur horaantiis? Muxuuuse yahay ,horta macnaha dhabta ah ee jacayl? Maxaa ka lifa in qof jacayl qabto? Ogow jawaabaha aad bixin doonto inaad daba dhigto cadaymo xaqiiq ku salaysan. Jawaab wacan oo xiiso badan. Soo nabad gal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Thursday, March 22, 2001 - 02:20 am
TO Mr.love
waan ku salaamay marka hore
waxaan filayaa in aan hada shaki ku jirin in uu
jacayl jiro si kastaba ha ku yimaadeer.
balser waxay su aashu tahay sida ay dhalin yaradu
u isticmaasho ee ah isku ti jaaben,
anigu ma garanayo ma waxbayna ka aqoon miser
waaba ka dhagoolayaal taas ayaana ugu wacan ayaan
filayaa dhaqan xumada jacaylka.
bye mr.love

to Nuclear
walaal su aasha aad i waydiisay horaa looga
soo jawaabay markaa kor ka aqriso tan ugu danbaysay
ee uu qoray mr-love
sidaa iyo aqris wacan ayaan kuu rajaynayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Saturday, March 24, 2001 - 10:47 am
To Haboon..
Waan ku salaamay marka hore salaan qiimo badan
salaan ka dib, runtii wax walbo adiga yaa hore oga
hadlay kaliya waan yara sharxay waxaad sheektay
soo sidaa ma'aha, waana kuu hambalyenayaa 100%
maadaama aad tixgalisay barnaamijka aan ka hadadleynay iyo sxb keyna Nuclear. sxb haboon
waa sidee kuu sheegtay ee jawaabta kuu yara dhiman
kor ka aqriso, haboon maxaan ka hadalnaa inkastoo
eysan dhamaanin shekadan jaceylka lol lol lol
bye see u next time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waxmagarte

Saturday, March 24, 2001 - 01:13 pm
Ku:- Dhammaan fikrad dhiibtayaasha

Walaalayaal aad baan ugu farax sanahay sida aad u soo bandhigteen fikradihiina saliimka ah ee kala duwan, balse waxaan qabaa inaan ilaa xad idiinkaga fikir duwanahay arrinka Jacaylka aad ku magacaawdeen.
Arragti ahaan waxaan qabaa in ereyga jaceyl ahba uusan jirin, balse uu jiro wax la yiraahdo rabitaan, kaasoo sababa guurka ama wada noolaanshaha labada qof, rabitaan markuu jiro ayuu yimaadaa wax lagu tilmaamo gurigal, xiriirka dibadda lagu jilo oo ay dhallinyaradu u yaqaanaan saaxiib waxay ku macneeyaan in lagu barto dabeecadaha labada qof balse taasi waa wax kama jiraan oo dabeecadaha qof kasta waxaa la bartaa sida runta ah xilliga lagu kulmo guriga oo dhaco guurka, waayo tusaale ahaan waxaa dhacda in muddo laba qof wada socotey ay dhacdo in bilo ama maalmo ay ku bur buriyaan gurigoodii, halka kuwo la isku darey ay ku negaadaan guurkooda, inkastoo calafku halkiisa yahay haddana waxaan qabaa in ay intaasi taxliil idiinku filan tahay.
Markasta fikirkiina waan soo dhaweynayaa anigoo mar walba ka eegaya dhanka wanaagsan.
Saaxiibkiin Waxmagarte,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacyo

Saturday, March 24, 2001 - 03:42 pm
yaakhii wixii uurka ku jidhay,iyo waxii dabada ki jidhay banaanka soo dhiga aa leedihiin maxaa noo hadhaa, wax walba banaanka aan dhigno maxaa noo hadhaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Monday, March 26, 2001 - 04:30 pm
To Waxmagarte iyo Gaalkacyo
Waan idin salaamay dhamaantiina, sxb waad ku mahadsantahay maadaama ra'yigaaga ka dhiibatay
halkan horte runtii anigaba sidaa oo kale ayaan
isyaralahaay wax oga sheeg jaceylka ayagane wey ku
mahadsanyihiin fikradahooda kala duwanaa thanx man Mr.Love brother maxaa kale aad inood heysaa
anaga wax walbo in aan banaanka keeno ayaan diyaar
u nahay sida uu Gaalkacyo hore u sheegay sxb waan
idinla kaftamayaa lol lol bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Wednesday, March 28, 2001 - 12:18 pm
To Waxmagarte, Daacad iyo Gaalkacyo.
Waan idin salaamay sxb salaan ka dib
waad ku mahadsantihiin maadaama aad ra'yigiina halkaan ka dhiibateen page kan waana ku faraxsanahay sida aad oga faalooteyn jaceylka
thanx ya, peace ya
Haboon where you go?!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Wednesday, March 28, 2001 - 11:38 pm
To mr:love

waan ku salaamay bro waxaan aaday haw aduun uun
ayaa ila dheeraaday maxaad noogu soo furi wayday
doodkaler,waayo tii hore waxaan filayaa inay dhamaatay,

bye my bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Thursday, March 29, 2001 - 01:10 pm
To Haboon.
Waan ku salaamay marka hore salaan ka dib,
waa runtaa in aad idhahdo inoo fur wax kale aan ka hadalno waa sax laakinse ma'isweydiisay
in uu inoo furanyahay page ka kuligeena miyeesan aheynin!! marka waxaan go'aansaday in aad adiga
inoo soo alifto dood aan kawada hadalno waa ganaax
waan iska kaftan badanahay runtii see
you bye all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Monday, April 02, 2001 - 01:02 am
To mr.love.
waan ku salaamay marka hore salaan ka dibm,
runtii waxaad tahay qof caqli badan sida aan filayo
waayo su aashii aan ku waydiiyaya ayaad igu soo
celisay markii ugu horaysay ee aan qariyaya qoraalkaagana waxaan qoslay markaa waxaan kuu soo
qorayaa loooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
wli waa xagaaga ee halagu maqlo waxaad soo
qorto ee dood ah hana kugu fooraro
waa iska kaftan ee ogow waxaasu see you bye bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciileey

Monday, April 02, 2001 - 01:31 am
To : Haboon From : Ciileey

Abaayo waxaan kuu maleenaayay in aad tahay qof caqli leh maxaa yeelay su'aasha waxaa ku habooneed in uu asiga ka soo jawaabo maxaa yeelay waa nin rag marka raga ayaga ayaa su'aal keeni karo oo kaliya..

Labadiina waxaan idin su'aalayaa hal su'aal waana in aad ugu soo jawaabtaan sida ugu dhaqsiyahay badan oo aad fariinteeda ku aragtaan..

"Ka Jawaaba Su'aalahan"
----------------------
1. Waa Maxay Jaceyl

2. Waa Maxay Naceeb

3. Sheeg Taariikhdii la soo alifay Radio

Waxaa la rabaa in aad ku soo jawaabtaan sida ugu dhaqsiyaha badan

By ;;; Ciileey

E-mail:- Ciileey10@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Saturday, April 07, 2001 - 08:56 am
To Haboon,
Waan ku salaamay marka hore salaan kadib,
maxaa isku dhacaya baryahaan waan kayara maqnaa
page ka maxaa cusub huno? adigaa iiga dambeeyay,
waan ka hadli doonaa barnaamijkale oo xiiso leh
maad iyara sugtid aan u jaawabo xarfaankan
su'aalaha soo tuuray okey thnx.
Ciiley.
jawaabtaada waatan halkan ka aqriso okey
1-Jaceyl waa laba qof oo jirkooda isasoo jiitay
oo jaceyl markaasi dareemaya siwalbo hanoqoto
sxb siyaabo farabadan ayaa loo fasiraa erayga
jaceylka markaa haduu jaceyl ku hayo aadan dareemeynin maxaa ku taraa sxb waxaad tahay damaar malab lagu rartay sxb waa kaftan.
2- Naceyb waa eray aan ku wanaagsaneyn afka bani
aadamka, naceyb waa naceyb waa qof aad nacday,
eray aadan ku adkeysan karin anyway
naceyb waa wax walbo aad nacdo magaratay.
3-Radio sxb aniga kama shaqeeyo xarunta idaacada
bbc marka waxaad kala xariiri kartaa Cooke okey.
sxb waa iga intaas jawaabahaaga.

bye all see u haboon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Saturday, April 07, 2001 - 09:27 am
To mr:love
waanku salaamay bro waxaan filayaa wax cusub waxaa
kaa danbeeyaya wiilkaa aad sida wacan ugu jawaabtay
waxaan filayaa in uu ku qanci doono jawaab taadad
waafigaa sidaa iyo kula danber oo wacan

bye all see u mr.love

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.