site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sug Sug Wax yar inta fiiri walaalayaal soomaaliyeed???????

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Sug Sug Wax yar inta fiiri walaalayaal soomaaliyeed???????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Wednesday, March 14, 2001 - 04:00 am
To all


Dhibaato ayaa waxaa heysataa Gabar Saxiibtey waxaan idin ka codsan lahaa in aad ra'yi iga siin laheed dhibaatadaas??

waxaa jirta in gadha aan idin sheegaayo dhibkeet
oo ah mitkaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KULMIYE

Wednesday, March 14, 2001 - 03:57 pm
ABAAYO DHIMAHAINN TAAS HADII AY ISKU LASOONAATO WALAL DHIBKA SOO QEEX DHIBKU SIDUU U HEYSTAA SOO ILAHEY CAFIMAAD MASIIN .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Wednesday, March 14, 2001 - 11:37 pm
To kulmiye

aboowe waxaa waye dhibka mahan in ay jiran tahay cafimaad wey qabtaa lakiinse waxaa waye mit ah kale doorasho xun oo u dhaxeysa 2 wiil oo kale ah mit ilma habar yar yahiin iyo mit ay ilma adeer yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashir

Thursday, March 15, 2001 - 01:53 am
To. Sumaya waan ku salaamay salaan kadib sheekada si fiican u qarxihee kala dhig dhig kee bay horbaratay ilaa intee ay wada socdeen si aan kaaga caawino qarxi hee afsomaligana naga qooy biyo nagaga dar please bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Thursday, March 15, 2001 - 04:15 am
To all

Walaalayaal hadaan idin sheego sheekada haya sata saxiibtey waa tan,

waxaa waye laba wiil oo walaal u eh Gabadha saxiibtey labada ba waxey rabaan saxiibtey labadana waa walaalaheed mit waxuu yiri adagaan ku jeclahay la aan taa manoolaan karo sabat too ah jeceelka idho malahan waa oga hay in aan walaashey tahay laakiinse waan ku jeclahay hadaad wax ila qaban weydo nolasha daraadaa ayaan u gafaa oo waxaan noqonaa darbi jiif daraadaa,

marka wiilkaas walaalkeed ah gabadha saxiibtey way jeceshahay oo waxey u jeceshahay si walaaltinimo ah mana rabto in ay nolashiisa ku ciyaarto.

marka kan kale na waxuu yiri waan ku jeclahay waxaana rabaa in aan nolasha kula qeeybsado marka waxey sameyso magaran karto labadaba way jecel yihiin lakiinse waxey rabaan in ay chois sameyso hadeer ayadana mataqaan waxey sameeyeen laheed sabaab too ah labadaba waxey u hey sataa si walaal tinimo ah mana rabto in ay ka xumaadaan marka maxaat ula talinlaheedeen walaalaheeyow talada farey ka baxdey.

by.sumaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil doolo

Friday, March 16, 2001 - 06:49 am
waxaan dhihi lahaa gabadhaa naxariistu kabadatay
walaal naftaada hadhibin si aad naf kale farxad ugalisid.
yes waa in isxaaanka laogaado laakiin haday gaadho in taadu ku dhibtooto waa inaad tidhaahdid no no.
takale mamudna in aad oori unoqoto nin walaalkaa ah oo daraadaa nolosha uga tagaya sababtuna waa fududahay oo baruu ku odhan midkalaa maan kaygii latagtoo muraayadaa ijaban ee taan jeclaayeey iga raali aha!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
waxay carabtu dhahdo <dacfu alshakhsiyah> yaa kaa hayee haudhawaan.
ka kale wuu dhaamaaa baad moodaa laakiin dookhaagaa muhimah ee nina hau aabayaalin guurkuna magalo hebal iyo hablaan raali galin ee waAA naftoo takale caashaqda iyo shinbirihiina oo wada daaqa.
hadayna kucajabin balta dadkale eeg xigmada kaa maqan walaalkaa bay lajirtaayeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Sunday, March 18, 2001 - 10:11 pm
To wiil doole

aboowe aad iyo aad baad ugu mahad san tahay figrada aad ku soo kor dhisey Gadha saxiibtey ah aad iyo aad baad u firo fiican tahay lakiinse sidii roon raba og marka horey ayaa waxaaa lo yiri figrada kaa maqan waxey ku jirtaa walaalkaa.


mac salaamo aboowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KULMIYE

Monday, March 19, 2001 - 09:14 am
KU SUMUYA WALAL WAA KU SALAAMY ARINTAAN ARIN SAHLAN MAAHIN LAKIIN SOMALIDU WAXAY KU MAAH MAAH DAA SEE XEEGO LOO XAGTAA ILKANA KU NABAD GALAAN
WALAL WIILSHA KAN U ROON NAFTEEDA HA RAACDO MARKA AY TAAS SAMEYSO KAN KALE WAA ISKA SAMRAA HADII AY GUURSATO MID .SOMALIDU WAXAY TIRAAHDAA MIDI CALOOL KU TAGTAY SOO NOQOSHO MALEH
. WALAL LAKIIN ANI HADEY TEEEDA YEELESO WAXAAN KULA TALIN LAHAA KAN AY HABR YAR TEED DHASAHY HA RAACDO SABTUNA WAA NAXRIISTU WAXAY KA TIMNADAA DHANKA HOOYADA MAR KASTO LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keyse

Monday, March 19, 2001 - 10:23 pm
hi sumalya waan ku salaamay walaahsii waxaan rabaa in aan lab wax kuu sheego
inanta saxiibadaaya waxaan ku odhanataa
huuno nafta lamakhasbo waxay jiceshahayna waaloo sameeya labada wiil waalaba wiil oo walaaladaaya wayna ku wada jecel yihiin markaa waxaan ku odhanayaa calafku maa weeshiisa laakiin se adigu kii aadkahesho kuuna fiican hadhaafi kakale isagaa qancidoona
waanan ahayn labadaba iska dhaaf,
hadii ya waxbarasho kuusocoto wax iska baro baan ku odhanayaa calaf kaakaagana ilahay baa kuu haya
ana waan kuu so ducaynayaa in ilahay kuu fududeeyo wabilahi towfiiq
"
"
2 suáashayda labaad waa adiga sumaya ah
marka hore waan ku salaamayaa sunaya
marka xigana barasho wanaag san inaabti
sidaa iyo nabad gelyo iyo ismaqal danbe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Monday, March 19, 2001 - 11:07 pm
To Kulmiye

walaalkiis waxaan ku leeyahay waan kugu raac sanahay taladaada aad soo dhiibatay marka labaad waxaan kugu mahad celinaa taladada marka walaalkiis aad iyo aad baad ugu mahad santahay.
sidaas iyo nabad galyo.

jaaw jaaw.
sumaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Monday, March 19, 2001 - 11:12 pm
To Keyse

walaalkiis waa runtaa waxaad sheegeysit gabadha saxiibtey iskool bey dhigataa marka sidii roon raba og laakiinse waxaan u malay nayaa in ay ayada jirto taladeeda hadey rabto waxaan ula talin lahaa iska wada daa labadooda ama kan habaryateet dhashey raac anigaba siduu horey u yiri kulmiye.

marka xigtana barasho wanaagsan walaalkiis keyse.

nabad galyo
sumaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiildoolo

Tuesday, March 20, 2001 - 04:49 pm
sumaya
salaan asalaamu calykum
walaashay waad kumahadsantahay sida aad ugu tala raadinaysid saaxiibadaa /hadaadan adiga ahayba !!!!!!!!
halkaas waxaan kaqaatay in aad tahay qof lala xidhan karo oo aan asxaabta in aydhibkooda xaliso kadaalin xataa haday ku kalifto inay dadkale usoowaydiiso.
sidaa awgeed baan jeclahay hadii adiga lagaa helo
in aan kula xidho oo aan walaal caadi ah noqono si aad iila xalisid xaalalka aduun ee badan
maxaad kaqabtaa walaal?
hadii ay jawaabtu haa tahay address kaaga iiga tag i mean e-mailkaaga
mahadsanid walaashay sumaya
kulandanboo wanaagsan iyo hawsha saaxiibtaa oo sidagdag ah loo xaliyo amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Thursday, March 22, 2001 - 04:23 am
To wiildoolo

walaalkiis waxaan kugu mahad celinayaa sidaad ii soo amantey lakiinse u ma maleynaayi in aan qof walbo wax ku dhoco talo u haayo lakiinse Gabadhaan waa saxiibtey qaaliga ah marka sababtaas ayaa igu kaliftey in aan sidaa ugu daadaalo saxiibtey marka qalad ha ii fahmin walaalkiis.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.