site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyey waxaan rabo isiiya?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Soomaaliyey waxaan rabo isiiya?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Thursday, March 15, 2001 - 05:39 am
waxaan rabo hadii aan idiin sheego walaalayaal waxaan doonayaa ga bar soomaaliyed oo quru badan
ootaqaan cilmigam ale iyo cilmiga aduun
anigu waxaan ahay wiil soomaaliyed oo kunool wadan ka norwey. gbadhii rabta inay ilasoo xiriirto waxay igalasoo xiriiri kartaa halkaan
burtinle60@hotmail.com
walaalayaal sidaas iyo nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheegow

Friday, March 23, 2001 - 08:07 am
TO ABDI

waan gartay macnahaadu gabrna ma raadinayside
qabiil badd raadin so waxaad ka heshid wax
hanaga siin.
balse waxaan kuu sheegaa soomaalidu qabiil bay
raadisaa waa adoo kale oo miiran.
mr. burtinle waxaad soo socotid burtinlena
managa tuurtay, ceebtaa maaha ee ww soomaali
caadadeeda.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Monday, March 26, 2001 - 11:30 pm
war anigu raadin mayo qabiile qabiila waakii naga soosaaray wadankayagii wax yahow doqonkaa caacda nagalatag
walaa layaal waxaan raadinayaa gabar soomaali yed oon isbarano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.