DEEQ | Thursday, March 15, 2001 - 09:00 am Hadaad ka,mid tahay ila soo xiriir fadlan soo dhaqso soocarar mahadsanidiin ma,iloobi karo gabdhaha daa,uud |
QOSLAAYE | Saturday, April 14, 2001 - 08:12 am DEEQ WAAN KU SALAAMAY....................... SALAAN KA DIB WAAD IGA QOSLISAY MAXAA YEELAY WAXAAD TIRI "GABDHIHII DAA1UUD EE QURUXDA BADNAA HORAA LOO YIRI DAA!UUD NIMANSAME NAAGO XUME.... MARKA HAKUU MACAANAATO............... |
DEEQ | Monday, April 16, 2001 - 05:15 am to qoslaaye saaxib mahadsanid marka hore teeda kale beenguurka maad run uma leeysay sawabtoo ah aniga qudheeda waan layaabay laakin marli danbo waxaan fahmay ineeysan daacad aheyn sawabtoo ah dhoor gabdhood ayaan kartay intuba weey quruxbadnaayeen marka saaxib aniga taas ima marin waa in la,dhahaa NIMAN XUME NAAGO QURXOON. SAAXIB HALAGU MAQLO NABADEEY |