site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SALAAN,SAADINEEYSO SAMAAN SUULINEEYSO XUMAAN MATAHAY gabar diinta wax ka taqaan diyaar ma,utahay

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : SALAAN,SAADINEEYSO SAMAAN SUULINEEYSO XUMAAN MATAHAY gabar diinta wax ka taqaan diyaar ma,utahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Thursday, March 15, 2001 - 09:52 am
waxaan ahay wiil soomaali ah degan holland
waxaan jeclahay in aan nolasha la qeeybsado gabar diinta wax ka taqaan si,aan isaga faa,iideeysano hadii ilaah yiraahdo mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANA

Friday, March 16, 2001 - 02:18 am
to deeg
ASALAAMU CALAYKUM WALAAL, WAXAAN AHAY GABAR OO KULA DAGAN DALKA HOLLAND EE BARASHO WANAAGSAN
MAGACEEGA WAXAA LAYIRAAHDAA HANA. ISMAQAL DANBE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Friday, March 16, 2001 - 04:57 am
TO HANA Marka hore iga gudoon salaan macaan
Salaan kadib aad,iyo aad ayaa u,mahadsantahay
Abaayo xagee holland ka,dagantahay????
MAHADSANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Sunday, March 18, 2001 - 10:14 pm
to deeq

walaal waad salaamantahay mar labaad HOLLAND waxaan kadaganahay (HENGELO).
ISMAQL DANBE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Wednesday, March 21, 2001 - 02:34 am
to hana abaayo salaan macaan iga gudoon salaan kadib caafimaadku waa heersare adigana sidaas ayaan kuu rajeeynayaa iyo si,kafiinan aamiin
abaayo waad mahad santahay marka hore waxaan ku weeydiiyay ma,tahay gabadh diinta ilaah wax ka,taqaaan si,aan isaga faa,iideeysano hadii ilaah yiraah hadaad tahay ila soo xiriir mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Thursday, March 22, 2001 - 02:31 am
to deeq

waad salaamantahay walaal waan ahay gabar diinta wax ka taqaan ilaah waxaan kabaryayaa in uu noo siyaadiyomcilmiga dhamaanteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Thursday, March 22, 2001 - 05:41 am
to hana caafimaadka ka,waran?

Aad iyi aad ayaa ummahadsantahay sida aad iila socoto diyaar ma,utahay in,aad ila soo xiriirto
Ciwaan keeygu waa ahmadqaanso@hotmail.com
MAHADSANID
waa DEEQ

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.