site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALIDA YURUB

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : SOOMAALIDA YURUB
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNNA

Friday, March 16, 2001 - 04:07 am
Dhibaatooyinka heysta soomaaalida gabdho iyo wiilalba waay fara badan yihiin waxaa ka,mid ah
Dhaqanki oolaga tagay diinta oo laga,farabaxay
Waxaa kamid ahaa dhaqanadii hore in,aan internet
Leeysku soo bandhigi jrin oo iyo waxayaabo kale
oo tira,badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Monday, March 19, 2001 - 06:04 am
abayo waan ku salamay salaan eey is kudiran labo qof walaalo ah salan kadib.
waxaad shegeso waa wax jira lakiin sida aad u ogtahay internetku waa wax meel walba ee aduunka aad tegto yala sidas derteyda waxba malaga qabankaro.
macsalama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Tuesday, March 20, 2001 - 05:32 am
abayo waan ku salaamay.
adigu waxaa kahadashey yurub adigana xagee baadegntahay.
aniga waxaan deganahay england (UK)
madaama aan ku arko qof waxgarad ah waxaan jeclaalaha
iin aan wadaxiriirno.
waxaan rejeenaya in aan jawaab kahelo.
bye bye..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.