site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa ka qeyb galaya fasax lagu aadayo spain bisha ogost oowiilal iyo gabdho soomaaliyeed ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Yaa ka qeyb galaya fasax lagu aadayo spain bisha ogost oowiilal iyo gabdho soomaaliyeed ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hagi

Friday, March 16, 2001 - 12:15 pm
gabdhaha iyo wiilasha soomaaliyeed oo sharafta leh,wax la soo baray,kana soo soo jeedda qoys wanaagsan oo si fiican u soo koriyey, maskaxdoodu furan tahay,ayaan waxaan ku martiqaadeynaa iney ka soo qeyb galaan safar si fiican loo abaabulay oolagu tagayo bisha ogost xeebta mediterenian-ka ee wadanka spain,kaasoo qaadandoona saddex toddobaad,haddii aad xiiseyneyso la xiriir mmhagi@hotmail.com. halkaas ayaad ka helli doontaa faahfaahin dheeraad ah. nabadgelyo ciyaarna ha u qaadan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.