site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hablaha soomaaliyeed ku wee baa u qaalisan

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Hablaha soomaaliyeed ku wee baa u qaalisan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeroow

Saturday, March 17, 2001 - 11:52 am
waa wareey waxaa nagu maqaala hadaan nahay soomaali hablaha majeerteen ayaa u qaalsan ee ma ila maqasheen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 12:42 pm
NAAGUHU WEY ISKU DHEX JIRAAN MID QAALI AH IYO MID AANA AHEEN QAALI, BALSE DHILOOYINKA AYAGAA UBADAN WAANA WASAQ JERMS SOCDO WAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 01:28 pm
Naagaha waxaa ugu qaalisan tii dabeecad fiican leh, xumaanta iyo wixii dhibaato u keenaaya ka fogaata. Qabiil kuma xiran iyo reer qatar ah ooy ka timid, bal iyada shaqsiyan waxay tahay iyo sida u dhaqanto dadkana ka aamin sanyhiin. Tan macnaheeda maahan inay dadka qanciso. Gabartii qalbi jilicsan ilbax ah, waa qaali. Tii kale oo xunguruf ah, qofkii kasoo hor baxna diirata, jaq jaq badan, taas abaaa aa baarayso oo Gadmaynin, raqiis ah. take care folks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 02:42 pm
BALO KU QALISAYN ANAGU XOOLO MA NIHNI! HOOYADA WEYDII INKAARQABAYAHO AQLIGA LAH. WAX AQLI GAL AH KUSOO QOR AMA NAGA AMUS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

james born

Sunday, March 18, 2001 - 03:40 pm
saaxiiboow hadalkaaga waxaa laga garan karaa
in aad majeerteen tahay, marka waxaad sheegaysid
haduu runyahay anigaa gabdho qaali ah raadinayee
walashaa ila soo xiriiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hibaaq

Sunday, March 18, 2001 - 04:26 pm
Hi James born, adiga ma cilmiga psychology ayaad baratay hadalkiisa sideed ku fahantay , tankale adiguba hadal kiis oo kale ayaad soo qortay gabar majeerteena waad raadinaysaa ee sidad wax ku wadaa, haday run kaa tahay wado fiican ayaad haysaa ee ilaahay ha kula garabgalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacid

Sunday, March 18, 2001 - 07:49 pm
to : all of you

waxaa halkan ka muuqata in la dhumiyeey xushmadii hablaha soomaaliyeed, mid yiraahdo waa dhilooyin ghabdaha reer hebe, mid la yiraahda qiima ayeey leeyihiin iyo mid aan waxaan dhaamin ku hadloba. hadadba mid waxaan u soo jeedin lahaa kuwa hablaha soomalyeeed qabiilka ku duraaya ama ku caayaya: Waxaan ku dhihi lahaa saaxiibow hablha soomaaliyeed waa isku mid laakiin waxey ku kala duwan yihiin mid walba sidii aad isaga heshaan iyo sida aad isu fahamtaan. hadaba waxaan ku dhihi lahaa hablaha soomaliyeed reer ha u caayin ee u hiili waayo waa inan soomaaliyeed oo magac, diin, dhaqan iyo colorba kula wadaagtee oo hadana dumar ah ! hadii aad xumeyso, hadii aad ceydoba, iyo hadii aad qabiil u caydoba adiga ayey kugu soo noqonayaan" no way out"

Tankale waxaan u soo jeedin lahaa dumarka ama hablaha soomaaliyeed: waxaan idin dhihi lahaa nin gabar soomaliyeed caayaya oo waliba qabiil iyo wixii la mida ku duraya waxaa fiican in aad isku meel uga soo jeedsataan waxaas oo kale waayo adiga qabiilka la sheeganayana bari ayuu ku caayayaa ama ku kufsanayaa!!! somali girl is somali girl regardless of which background or ethnic is she from cause to me, you all one skin, and one name--somali girl!
my allah guide us and teach us the best!

bye
later

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Tuesday, March 20, 2001 - 02:38 am
To Sacid

Walaahi waxaan ilaah ugu mahad celineynaa in uu naga kal dhigay dad kale fiic fiican oo kale figrado kala du wan marka walaalkiis ilaah waxaan kaloo ugu mahad celinayaa in uu kadhigay wiil wax garad ah oo dan tiis garanaayo oo hadana walaalhiis ama Gabdhaha soomaaliyeed sharaftoda meel uga dhaceeynin marka waxaan ka helay sida aad ugu jawaabtey wiilasha beejkaan cayda u furay in kaliya lagu caayo Gabdhaha ama gabdhaha qabiilkood kale duwan, marka aad yaan ilaah ugu mahad celinaa marka sidaas ku sii soco sacid wanaagsane.


jaaw.
samiira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Tuesday, March 20, 2001 - 06:42 am
NAAGAHA MAJEERTEENKA WAA KUWA UGU QAYLADA IYO DHIBKA BADAN.
HANA KU SHEEGIN IN AY YIHIIN KUWA UGU DHILANIMADA BADAN MARKA LAGA REEBO ISAAQA.

SOOMAALIMAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maano

Tuesday, March 20, 2001 - 08:35 am
Naag majeerteen oo ah Boowe afaafka ii sii laab markaas baxeeysid oo macnaheedu aan wada naqaan hadeey naagaha ugu qaalisan yihiin aduunka gadoon aa soo dhow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 03:29 am
waryhooy illaah ka cabsada waxaan wax kugu tarin oo wax weyn kuu dhimo waqtigaada haku lumin. waayo matamatik aan fududeyn ayaa noo danbeyso ee illaah hala cabsado. by muhamed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 05:18 am
hi all

haa waa runtaa dumarka majeerteen iyagaa ugu qaali
sin sababtoo ah aduunka meelkastoo lajoogo dhilooyin ka ugu qaalisan markaa hadaad iibinaysaan dhilooyinkiina majeerteen iyagaa ugu qaalisan been taa maahaa laakiise waxaa isway diin leh ya kaagadanaya cudurkooda
noloshay man arag wax idinka naaga xun ooo qadhmuun
fu fu fu dhah majeer teen naga hooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 01:27 pm
war heedhahaya, maxaa meeshaad aragtaba mj wax looga sheegayaa. kan bilaabayna mj ma'aha ee wuxuu rabaa si loo caayo.anigu mj ma'ahi laakiin car qofkee oran kara hadaan majeerteen damco inaan guursado cideena ayaan ogolayn. sababtoo ah qabiil walba wuxuu rabaa inuu gabar mj ah guursado laakiin waa haday reerkeeda u yeelaan. mj maya laguma dhaho oo iyagaa maya yiraahda. soo sababtaas baa malaha loo necebyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaal

Sunday, April 08, 2001 - 01:42 am
Voor: Anonymous

waxaan u malaynayaa in aad gabadh/wiil majeerteen ah tahay, maxaayeelay waxaan si aad iyo aad ah ula yaabay sida aad qabiilka majeerteen ugu doodeysid.
Run ahaantii waligay wiil majeerteen ah guurso kuma aanan fakerin, maxaayeelay majeerteenku in uu midgaha kabaxo ayaan moodi jiray. Familigayguna majeerteen guurso waxay kajecelyihiin buitenlandka guurso.

Hablaha majeerteenkuna waa huurar lawadayaqaano, meel walbi ay joogaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suad

Sunday, April 08, 2001 - 04:36 am
Ceeb caleekum somaaliyeey, maad mj iyo gabdhahooda laiska daayo ood danihiina kale ka hadashaan, haday gabdho xum yihiin iyo hadii kale taasi kaligood maaha waa lala wadaadaagaa oo somaali mohamed gabdhahooda dhan ma wada fiicna marka reerkaas faraha halaga qaado ilaahayna kabaqa hadalka aad halkan kusoo qoraysaan waa laidunku xisaabin.

Waxaase iigu daranba gabdhaha halkan kacaayaya gabar mj ah, ar ilaahay caybtiina ha asturee ma idinkoo gabdho ah ayaad gabar ••••• ku sheegaysaan, subxaana laah, maogtihiin hadaad gabar caydaan inaad idinkana la mid tihiin, marka digaba asxaan isku fal oo hais caayin, gabdhaha somaaliyeed waa gabdho sharaf leh cayda halaga daayo ragoow, kii gabar ••••• ku sheegana walaashiis ayaa koow ah. ilaahay hanasoo wada hanuuniyo all of us.
Salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOOKHIKACIYAAR

Wednesday, April 11, 2001 - 05:22 pm
ASALAAMU CALYKUM DHAMAAN IKHYAARTA
SALAAN KADIB HORTA WAA WAX LALA YAABO HADALADAAN MEESHA LAGU SOO QORAAYO WAXAAN LAYAABANAHAY MEESHAAN MA WAXAA LAMOODAY IN LAGU HADAL BARTO WAR SOOMALIYAY MAAD XISHOOTAAN OO AAD ISKA DAYSAAN QABIILKA MIDA KALE
GAAR AHAAN GABDHAHA ISCAAYAYA SOO MA OGIDIN HADII GABARI CAYDO GABAR IN AY IYADU ISCAYDAY WAXAY LEEYIHIIN TAASI WAA ••••• OO HADAY GABARU TIRAAHDO GABAR ••••• IYADU MAKA MAQANTAHAY WAA IGA SUAALE?
JAWAABTU WAA MAYA EE WAYLATAHAY IYADUNA
ANIGU WAXAAN DHIHI LAHAA GABDHAYAHOW SIDA ISU DHAAMA YAAN HINDIYA LA IDIINKA NAAGO DOONANE
KOLBA ANIGU SHAQSI AHAAN GABAR SOOMAALI AH MABA GUURSANAAYO HADAL XUMADOODA IYO ILBAX LA AANTOODA WAA IN HINDIYA LAGA AADAA IYO BAKISTAAN,
MJ HW MR, HORTA QABIIL FAAIIDO MALEEYAHAY MIDA KALE GABDHO SOOMALIYEED ISMA DHAAMAAN MEEL KASTO AYJOOGAANBA HALA XISHOODO
BYENA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaaaad

Saturday, April 14, 2001 - 11:52 am
ogaysiis:
waxaan dhamaan dadwaynaha meeshan ka qayb qaatay ogaysiinayaa in naagaha reerka dhulbahanta la yidhaah ay ugu naago qaalsan yihiin.
laakiin waa dhilooyin intooda badane.
ma xasuusataan markii layidh amse meeshi laga yidhi hadalkan "naagu dhaadheer oo dhulbahanta ah, oo dhilooyin ah, ayaa dhulkii yimi".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARYAQAAN

Sunday, April 15, 2001 - 02:06 am
WALAALAYAAL ANIGA WAXAAY ILLA TAHAY IN QALADAAD BADAN LA ISKA FAHMAY WAXAAN JECLAAN LAHAA IDAAN IDIN KALA SAARO WAXAANA SOO BARTAY GARYAQAANIMO MUDDO 5SANO KUNA SHAQEEYAY MUDDO 9SANO AH MARKA ANIGA MA IDIIN GAR QAADA MISE QOLO DIFAAC FREE AH IGA RABTA AYAA JIRTA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.