This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, March 18, 2001 - 10:05 am WAXAAN A HAY ARDAY,SHAQEEYANA FULL TIME WAXAANA KU NOOLAHAY YURUB WAXAANA BEEN IGU HALAAGAY GABDHO AAN SAAXIIB LAHAAN JIRAY MARKAAN MID WALBA ISLA GAARNO INAAN IS GUURSANO AYAY KA CAGA JIIDAYSAA MARKAAS AYAAN DOOR BIDAY INAAN HALKAAN HALKAAN KA SOO RAADIYAY TII SAXDA AHAYD OO KA XISHOONAYSAY INAY TIRAAHDO NIN AYAAN RAADINAYAA. WAXAAN JIRAA 28 YEARS,DHIRIRKAYGU WAA 6,FIIT AMA 1.92CM,CULAYSKAYGUNA WAA 85 KG. MARKA WALAASHAYDA QAALIGA AHEEY WAXAAN KUU REEBAA EMAILKAYGA HADAAD DAACAD TAHAY KAALAY WAA KU SOO DHAWAYNAYAA. MR ALTO
| |
Sunday, March 18, 2001 - 10:36 pm to alto waa ku salaamey salaan kadib waan iska fiicanahay adigana sidaas iyo si lamid ayaan kuu rajeynayaa. sidee full time ku shaqeysaa oona ardey ku tahay? meshaad yurub kadangan tahayna soo sheeg bro?
| |
Monday, March 19, 2001 - 11:02 am SHAXSHAXLEEY waa mr Alto salaan qaali ah ka dib walaalo emailkayga waa kan ee ila soo xiriir wax walba emailkaaga ayaan kuugu soo dirayaaye haddii alle idmo ROMANINGE@HOTMAIL.COM. MARKA MACAANTO WADA XIRIIR WANAAGSAN
|