site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wixii u baahan in lagala taliyo guurka ama nolosha ha ikeeneen halkan

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Wixii u baahan in lagala taliyo guurka ama nolosha ha ikeeneen halkan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cartanboos

Monday, March 19, 2001 - 03:29 am
waad salaaman tihiin dhamaantiinba waxaana idunku salaamayaa salaanta islaamka ah asalaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatu waxaan idiin rajaynayaa inaad kunooshihiin nabad barwaaqo iyo ilaah kacabsi waxana idiin rajaynayaa marka aydin soo gaarto taladani in aad aad iigu qalbi furaataan waayo waxay ilatahay in dad soomaaliyeed oo isku dhaqana iskuna diina isku afa aynu nahay waxa aan halkaa ugala jeedaa waa in marka hore daacad laysu ahaadaa gaar ahaan arimaha nolosha waxaytahay in runta la isu sheego sidaa lawgeed waa in laabta laysu xaaraa si loo wada tashado oo aan laisdhibin igana raali ahaada hadaan idunku dheeraaday waayo hadalka ayaa iska badan waxayana ila tahay waxaan kaga baxayaa maanta waa ian laysku dhega furaado si wax loo kala qaatowaayo hadaan ismaqal jirin lama wada socon karo dhaqan kana yaan laga tagin waxayna saldhig utahay diinteena sharafta leh ilaah baa mahada leh sidaa iyo wax wada qabsi wacan walaalaayaal wixii raba inay iga waydiiyaan eemaialku waa casuura2001@yahoo.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.