Monday, March 19, 2001 - 04:34 am Hi, Waxaan Raadinyaa gabar Soomaaliyeed oo aan guursado waa in ay ahaataa Geledi oo oo joogta Yurub mise North America , Ila Soo Xarrir Haddii Tahay Gabadhaas
Saturday, March 31, 2001 - 08:21 am ashwaq run bay sheegtay maanta lama joogo maalintii qolo la isku doondoonayey adduunyadu waydhaaftey xiligaas ee baraarug oo dib iskugu noqo doqonoow