site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

hanadyare iyo asxaabtiisa kala ah Kaboy Faysal Ismail iyo kuwo kalaba ayaa bagekan ufuray in ay saaxiibo ku kasbadaan ee dhalinta so kuso dhawaada meelkata oo aad joogtaanba wiilal iyo gabhdaba!!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : hanadyare iyo asxaabtiisa kala ah Kaboy Faysal Ismail iyo kuwo kalaba ayaa bagekan ufuray in ay saaxiibo ku kasbadaan ee dhalinta so kuso dhawaada meelkata oo aad joogtaanba wiilal iyo gabhdaba!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare ioy asxaabtiisa

Monday, March 19, 2001 - 05:07 am
hanad iyo asxaabtiisu waa dhalin somaliyeed oo ubaahan kasbashada dhaliyaro kale oo isugu jira wiilal iyo gabdhaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Tuesday, March 20, 2001 - 02:25 am
Hanadyare iyo saxiibadiis

warka soo daaya hee waa ikanaa anoo samiira ah
oo ku nool NL.

whatz up in here and why r u open this page tel me i like to know.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Tuesday, March 20, 2001 - 02:54 am
To hanad yare

aboowe waan ku cashaqey ee maxaad ka qabtaa hee
anigoo ah muna magacaad ka heshay waa ikanaa walaalkiis adigana beejkaadi kugu jeclaadey adigana keyga ayaad igu jeclaatay.

muna
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare osman

Thursday, March 22, 2001 - 05:01 am
to samiro abaayo waan ku salaamay salaan kadib.
waxaad ku mahadsantahay booqashadaada
sis waxan pagekan u furnay in aan saaxiibo kasbano wiilal iyo gabdhaba maadaama aan ahay wiil muddo dalkiisii hooyo kasoo maqnaa
marka abay waxaan u xiisay dhalinyaradaydii somalieed.marka pagekani wuxuu u furanyahay dhalinta somaliyeed meelkasta oo aad joogtaan.
so that welcome with open heart
isbarashadu waxay noqon kartaa mid guud iyo mid gaar ahaaneed.
marka kasbo gacaliye nolosha kula wadaaga ama sxb caadi ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare osman

Thursday, March 22, 2001 - 05:12 am
to muna waaw abay muna yarey ma adigiibaa?
waad mahadsantahay muna anba waan ku caashaqay
laakiin anigu magacaaga ayaan caashaqay,
laakiin waxaan rajaynayaa that you are as sweat as your name baby!! are you so i told?
laakiin adigu ma magacayga baad caashaqday mise anoo dhambe iisheegbo?but if you have felt in love with me, so do i baby

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Thursday, March 22, 2001 - 05:21 am
To hanad yare

waa ku salaamay salaan kadib waad ku mahad santahay page kaadi sidaad igu soo dhaweysey marka kale waxaan u soo galey aniga in aan kaliya kula kulmo walaalahay anigaba madaamo aan joogo wadan qorba ah marka

keep on touch.

samiira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Thursday, March 22, 2001 - 05:27 am
to hanadyare


markaan ku arkay ayaan ilwaady abuuristaadi la aamakaakay? macaankiis magaceega iyo nafsadeeda waa isku mid. walaal magacaaga maad tiri mise adigoo dhan. waan kuu dhintaa. i am in love whit you. ee maxaad ka qabtaa mise sidee baad u aragtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIQANI

Thursday, March 22, 2001 - 08:25 am
To;mahadyare, muna and samiira

dhalinyarada dhamaantiin waan idin salaamay salaan sharafbaden oo dhalin yaranimo salaan kadib asxaabta bayjkan ufurtay in laysku barto magacaygu waa cabdiqaniwaxaan joogaa u s a gaar ahaan mn mpls barasho wanaagsan sheekooyinka xiisaha lehna waan kahelaa waana lasoconaa asxaabat barasho wanaagsan sidaas iyo ismaqal danbe oo xiiso leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare osman

Friday, March 23, 2001 - 11:43 pm
to nuna abaayo amba runtii waan ku caashaqay caashaquna waa kala jiraaye naftan labada goorood gocashada aan daynayn geeri bay ku dhawdahay marka abaay haddii aynu saas isku caashaqnay
keep in touch baan ku iri caaashaqana hasiidayn
i love you more then anything esle on this ball i meam on this world..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare osman

Friday, March 23, 2001 - 11:54 pm
to samiira abaayo waynu is fahannaye sidii aad adiguba sheegtay keep on touch.
waxaynu nahay laba qof oo dhalinyao ah oo aan dalkoodii hooyo kunoolayn marka wada xiriir iyo isbarasho wanaagsan. anigu waxaan ahay wiil somaliyeed oo ku nool dalka Norway dhigtana (Oslo computer institute) and i am in my twenties of age. so give me your cv sister

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare osman

Saturday, March 24, 2001 - 12:00 am
TO ABDIQANI sxb waan kusalaamay salaan kadib waad ku mahadsan tahay in aad pagekan soo booqatay.
many thanks to you broth.
anigu waxaan ahay wiil somaliyeed oo ku nool dalka Norway magacayguna waa Hanad osman.
sxb dee isbarasho iyo wadaxiriir wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KABOY

Saturday, March 24, 2001 - 08:25 am
war hanad yare ma macnahaad fahantay saaxiib xaalku waa sidee war sxb xaalku waa dhag dhag.
anaa page kaala soo xiriiri doona

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaboy

Sunday, March 25, 2001 - 10:46 am
magacaygu waa mohamed hassan waxaan ku noolahay magaalada new jersey ee dalka maraykanka waxaan aad u danaynayaa in aan halkan kula kulmo asxaabtaydii hore iyo mid cusub oo aan doonayo in aan hada abuuro marka ikhiyaareey wixii danaynaya in aan isku barano ama aan wadaagno sxbtinimo cusub rag iyo dumarba TAFADAL,waxaan sidoo kale ugu mahad celinayaa sxbkayga qaaliga ah ee horey iigu soo magacaabay page kan mr hanad yare.sxb yaal waxaan idin leeyahay sidaa iyo kulan wacan

mohaa yare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Monday, March 26, 2001 - 04:05 am
TO HANAD YARE

ABOOW WAAN DHIMAN RABAA EE MAXAAN SUU BIYAA? LA AANTAA NOLOL IIMA JIRTO EE XAL KEEN. I STILL LOVE YOU BABAY. HADAAN NOQONO QEES IYO LAYLA KAWARAN?


BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare

Monday, March 26, 2001 - 05:41 am
to mahamed hassan sxb waan kuujeedaa oo waan isla saan qaadnay waynuna isfahanay in kasta oo aynu horay isku fahansanayn sxb xaaladu waa saas ee wada shaqayn wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare

Monday, March 26, 2001 - 05:49 am
to muna abaay kaalay maxaad kaqabtaa haddii aan ku waydiiyo dalka iyo magaalada aad ku nooshahay.
anigu waanba yaabanahay oo wadnahaygii baad xaddaye you got away my heart
ubax dayrtii baxayoo udkooneey sida oogta waabari iftiimey ma ogtahay markuu uurku ku xasuusto ma ogtahay in la ikaa akeenaayo!!!!!????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suleqa

Monday, March 26, 2001 - 12:26 pm
Hello all

To Hanadyare

Walaalkiis waad salaaman tahay, waadna ku mahadsan tahay qolkan cajiibka ah ee aad ufurtay dhalinyarada oo idil gabdho iyo wiilalba.

Anigu qudhaydu asxaab raadis ayaan ahay oo waan jeclahay inaan barto new friends, mar labaad waan kaaga mahad celinayaa bro keep it up.

Macasalaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaboy

Monday, March 26, 2001 - 04:45 pm
war saaxiib hanad yare waa maxay waxanoo jacayloo aad isla kala jiiday waamaxay waxanoo udgoon iyo alaab aad akhriyaysaa .teeda kale waa maxay gabadhaan aad sidaa cajaaibka leh aad u amaantay waxaaban kugu ogaa nin aan qosline in adiga lagu amaano mooyaane waaba ii koow ado maanta wax amaanaya sxb gabadha sidaa kuu laab qaaday waxaan leeyahay walaalo haduu hanad yare caashaqaaga awgii caday ka dhuubnaaday oouu kaa calmaday hablaha oo toban kun oo cayn ah cilmi iyo sidii hodan intaan lagu rogin ciida ama aan caruuruhu ogaan cudurka dookhiisa waxaan ka codsanaynaa inaad gaar ula caweysaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad yare

Monday, March 26, 2001 - 11:48 pm
to kaboy war sxb waxaan u malaynayaa in aanan anigu ugu horrayn nin wax caashaqa adduunka ee waad karan bahalku boodhariba batalaale inuu dhigay oo ilaa iyo haadan lasoo booqdo qays iyo laylana waad ogtahay in uu geedku qabriga ku hubsaday marka sxb jecaylku wuu jiraa anigana wuu ihayaa ee waxaan kuleeyahay make no mistake about it waxaana kuleeyahay adba bahalku sow asagii cadayga kaa dhuubay goorma ayaad ka bogsootay???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare

Monday, March 26, 2001 - 11:57 pm
to suleqo walaashis waan ku salaamay salaan kadib
aad ayaan kuugu mahadinayaa booqashada aad beejkan soo booqatay waxaana taas dhigankeeda kuleeyahay many thanks to you sister.
marka walaashiis dabcan waxaynu nahay dhalin yaro somaliyed in aynu isbaranaana waa wax muhim ah
hadaba barasho wanaagsan aniga cvkayga ofcourse ko ayuu ku qoranyahay ee adigu soo daahee
walashis waxaanku leeyahay keep going and never get lost!!::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Tuesday, March 27, 2001 - 02:00 am
to hanadyare

war hanadoow walaalkiis waxaan ku xanuunsanahay holland oo cishqi iqaady ee talo keen.

booskaad iga gaartay an waa ku gaclooday guuraan rabaayee gaabsi kaama doonee garab isiiyee?

bye love you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KABOY

Wednesday, March 28, 2001 - 11:30 am
waaw waa sheeka layaab leh

war maxaa sxbkay haysta .war sxb waad maqlaysaa waxa gabadha holland ku haysta ee miyaadan ka damqanayn .runtii waa wax qof jacaylka wax ka yaqaanaa uu wax ku qaato ee sxb gabadha sida u dhaan oo talo keen .ama u qaad heestii ahayd ,UURKUTAALO JACAYLAA UURKAYGA KUTAALEE,AMBA WAA KURABAAYEE AAMIN LEE AHAW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare

Thursday, March 29, 2001 - 01:58 am
to muna waaaw abaayhee aniga laftigay waaba la isoo saaqsaaqayaa malaha warankii jacaylkaa igu waabariistoo wadnahayga kalajaray.munay xaal waasaahee aan kuusheegay talo lakeenana fikarbay u baahantahay.i wish us to see each other as soon naftaaaaaaaay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare

Thursday, March 29, 2001 - 02:04 am
to kaboy kaalay sxb goorma ayaad magaca haweenka labaxday , maskiinkase maxaad jecaylka ugusoo kicinaysaa indhawayd wuuka nabnaaye.
sxb waan kaashakiyey ee runta iisoosheeg adiga miyaa dabcan waad fahantay waxa aan kawado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Thursday, March 29, 2001 - 02:20 am
To hanadyare

haaaaaaaah waan ku farxay hadalkaad ii soo qortey macaankiis. idhahayga waxey u ooynayaan waa arag gaaga ee waxaan is leeyahay intee ku arki doontaa hanad keygiyoow maanta aduunkaan ee war iga sii hee sidaan isku arki laheenhee.aaaah.

bye your's muno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIQANI

Thursday, March 29, 2001 - 09:34 am
aniga magacaygu waa cabdi qini waxaan ahay dhiliyarada meesha ku soo biirtay hadana waxaa danaynayaa oo aan kahelay SULEEQA
ikhyaarta suleeqa halaygu soo aadiyo
waanad salaamantihiin

To; Suleeqa
abaayo adigana asxaab ayaad raadinaysaa anigaana
adiga marka kawaran hadaan isbarano oo aan sheeko wadaago waxaad kaqabtid ila soo xiriir
sidaas iyo maca salaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare

Monday, April 02, 2001 - 04:49 am
to my heart muna anba gacaliso waxaan ku farxay markii aad tiri waxaan joogaa europe gaar ahaan NL waayo waan isku dhawnahay marka gacaliso dhakhso ayaan isku argaynaa ee adigu hasugiwaayinhee waayo labadii isjecel ilaahbaa caawiyo kollay aniguna i love you very very much,
i love you indeed babidaydiiyeeeeeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqo

Tuesday, April 03, 2001 - 05:36 am
TO hanadyare
aboowe maad wax isku fashid ileyn waan wada naqaanaa gabadhan muna la yiraahdo waa gabar ku ciyaarta dhalinyarada oo aan aqoonin wax xushmad la yiraahdo tan kale waxaa ey kugu tiri beyjkeygii ayaanba kugu jeclaadey ee xagaana maad uga soo carartey oo halkana mey kaaga daba timid

muno maad wax isku fashid gabdhaha sidaada u jaqjaqleeya waxaa looga tagaa beyjkooda oo hadii ey kaa daba imaadaana waa la sii fogeeyaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bye hanadyare

Thursday, April 05, 2001 - 05:01 am
to deeqo abaay marka hore waan kusalaamay salaan kadib waadku mahadsantahay in aad ila talisid waayo abaay taladu waa lagama maarmaan laakiin abaay inaad wadnahayga wax udhintid. maxaa kuu diiday inaad siladifan wax iigu sheegtid?
abay waa runtaa oo anigu muno aqoon dheer umalihi kaliya internetka ayaan ka bartay laakiin waxaan filayaa i wishe that she is as sweat as her mane muna. laakiin haddii aad adigu taqaanid abaay iisoosheeg ayada ayaan latashanayaaye waayo
wadnahaygiiba ayada ayuu lajiraa oo haysadda marka waa in aan dhoho please can you bring my heart bak to me baby

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad wayne

Friday, April 06, 2001 - 01:10 pm
writter mr kaboy ,WAR SXB MA AANAN AHMIN WAXA AAD I LEEDAHAY MAXAAD MAGACA DUMARKA ULA BAXDAY EE MAXAAD KAWADAA TEEDA waa maxay waxa aad i waydiisay ma aanan fahmine?sxb waxaa laga yaabaa inaan imaado ingiriiska 5 may marka haday iisuuro gasho waan kusoo marayaa .bye mohaa yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Saturday, April 07, 2001 - 06:50 pm
hey every body can i get some love . by the way
muna you go girl. and deeqa let the girl get her
man . unless you want him for your self. kidding;
any way can i meet some guys too over here.
am very fun girl. any way i just want to meet some
peaple .


piesessssssssss

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suleeqa

Sunday, April 08, 2001 - 04:52 am
Aqayaarta maalin wanaagsan,

Waxaan arkaa hanadyare iyo muna in faataxadii un uhartay ee fadhiga kakaca oo xalwada nasiiya hee.....lol.....jacaylka halkaas kasii wada.

To bro Abdiqani

Asxaab doon waan ahay walaalkiis adna sidaasoo kalay ila tahay ee gacanta keen hee aan salaanta is dhaaf sanee.

Maca salaama.

Nice weekends to u all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faiz yare

Monday, April 09, 2001 - 12:03 pm
HI every body, here's faiz yare looking 4 some friends specially fun girls ,and i am so glad to meet with u in here in this page but there is a condition u have to be in north america.hands work well together i am well coming u with all with open hands.
i will take care u as u take care me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare

Tuesday, April 10, 2001 - 12:36 am
to muna abaay waan ku waayey ayaamahaan ee xaggee ka dhacday ma weekend ayaad qaadatay? miyaadan ogayn in ay jirto naf daraadaa jiif iyo joogba ka tagtay!gacaliso isoo xus ogowna in ay naftu just getting out of my hands

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadyare

Tuesday, April 10, 2001 - 12:42 am
to hanad wayne sxb waan ku fahmay teeda kale waan kula kaftamayey ee sxb iska ilow
sxb haddii aad engriska timaatid dabcan waad isoo marin anna waan ku soo dhawayn .
aniguna waxaan weekendkan aadayaa sweden ee sxb isma dhaafno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIQANI

Wednesday, April 11, 2001 - 04:40 pm
Asalaamu calykum ikhyaarta dhamaan waad salaamantihiin salaan kadib

To;Suleeqa abaayo aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sida sharafta baden ee aad iigu soo jawaabtay yaaba quuri kara jawaabtaada walaahi waxaa la oran karaa naf u ooman dhalinyaranimo ayaaba ku haraad bixi karta hadalkaaga kaliya, ,waxaan kuleeyahay gacanta isii hana idhaafin ee soo dhawoow horaana looyiri ,Haasaawe gobonimo waa in lagu hadaagaa ikhyaartana had iyo jeer waa in loohiloobaa,Suleeqay waad iisoo sheegi kartaa meelaha lagaala soo xiriiri karo hadii ay tahay email iyo meel kaleba waxaad haysid iyo meesha aad joogtid
Suleeqay waxaan ku soo gabagabynaa hadal kaygii,.
ha iga leexan ha laablaaban soo lixaadso

byne sidaas iyo jawaab danbe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Thursday, April 12, 2001 - 01:13 am
TO HANAD YARE


JECEEL AAN LAGULA WADIN UUSAN WAXTI KADHUMIN AYEY TIRI SOMALI HOREY EE MACAANOOW AYAANTAAN WAXAAN TABCAAN LA AHAA JECEELKAGIIGI EE WAX MA ILA QABTAA MACAANKIIS.

HEES TO HANAD.LOVE U.
MAJIIF SADOO CAWADOO DHARAAR TIINA MAJOOGI KARI DHIDHAC AYAAD IGA JIRTAA QALBIGA II JIIDAYAA HAYEESHEY JARBA QABSDEY JARBAA IGU HELEY BANAAN JARBAAN KALUSHAAN QATARAAN TALAA TALAA IGA JAH WAREERTEY.
JIDBAAN U MAXAAN NAN AYHEEN JAHADII BAA IGA HALAAW DEY ADAAN KUU JEEDI LA AHAYO JAHADII BAA IGA HABAAB DAY AWOOD BAAN JIRIN XAGEYGO AFKII BAA JUUQDA GABEY.

BYE YOUR'S MUNA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manexe

Thursday, April 12, 2001 - 03:17 pm
to MUNA IYO MAQNUUDKEEDA,

xaw jacayl ka kasaa awalba maqnuudaw ahaaye ar duf ku baxe geberta sidaw dhaan oo geberta malkii habarteed kamataji markaaseey ku xasuusahee.


muna, ar geber arooy yaa kudhaha roogso ar minaas maqnuudkaan ku helo macbuudkoow aad kuwaalahee aroow yaan lagu miirinee mahaa fadhi .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.