site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAJIRTAA GABAR JACEELKA KA HORMARINEESA AFAARO QABIILKA

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : MAJIRTAA GABAR JACEELKA KA HORMARINEESA AFAARO QABIILKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idaajaa

Tuesday, March 20, 2001 - 12:40 pm
SALAAMU ALEEKUM DHAMAANTIIN

Walaalayaal salaantaas kore ku xusan iga gudooma ,tan xigta waxaan idiin weediinayaa QABIIL IYO JACEEL mala kala leexin karaa mise waligood way is daba soconayaan oo jahlinimo kama gaboobeeno???

Aaway hablahii quruxda badnaa ee moderniga ahaa oo afaaroi qabiilka ka hormaray

Dad badan ayaa waxay soo qorteen qoftee raadinayaan "ina ina ina hebel" laakiin cayaar kama ahan oo miyayna u horseedeen in qabiil qabiil caayo
rabshada iyo aflagaadada joojiya walaalayaal kana jawaaba su aalahaas


JAZAAKUMULAAHU QAYRAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 02:17 am
what is your name

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dooro

Wednesday, March 21, 2001 - 11:55 am
ahlan
Walaal idaajaa waan kula raacsanahay waxaa qortay
dhinaceega waxaa qaabil sanahay ilaa iyo hada in jeceelku uu liito ,qabiilkuna ka awood ween yahay

peace and love

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.