SH.muuse | Wednesday, March 21, 2001 - 03:42 am ma,ogtahay in,aad bari dhiman karto waa haa Iska jir hadaba waxaad shqeeysato ayaa bari kaa horeeyee hadaba ku,xisaabtan hadaad caqli leedahay Afkaada halaga amaan helo waa muhiim iska dhow aflagaadada i.w.m mahadsanid |
cusman ciise and c/hi caadle | Thursday, March 22, 2001 - 02:02 am ASALAMUCALEYKUM SH.MUUSE ILAAHAY HA KAA ABAAL MARIYO WAXAAD NOO SHEEGTAY WAX NA ANFACA ADUUN IYO AAQIRABA AAMIIN SH.MUUSE CAAFIMAADKAADA KA WARAN MA ISKA WANAAGSAN TAHAY |

SH,muuse | Thursday, March 22, 2001 - 05:47 am to cismaan ciise iyo c/laahi waan idiin salaamay marka hore salaan kadib waan iska fiicanahay idinkana waxaan idiin rajeeynayaa sidaas iyo si kafiican aamiin hala dadaalo hadii ilaah yiraahdo dadkana wax haloo sheego wixi waano ah insha,alaah nabadgelyo ismaqaldanbo |