Jar | Thursday, March 22, 2001 - 07:40 am Guurku ma qolo qolo ayuu ku sii socdaa misa anagaa moodney? Waxey aniga illa tahey guurku wuxuu ku fiican yahey isdhexgalka dad waynaha Somliyeed. Faa iido ayey taasi keeni, Qabiilna hoosbuu u dhigi dadkuna wallaaley noqon doonaan dhamaantood. Hadii taala waayo waxey noqon dhimaato aad u weyn; nin walowba raadso ama gabarwalaayba raaso oo guurso qolo kale markaan is wada dhexgalana waa qabiil baabi ii iyo Somali wanaageed. Waa hore ayaan inugu go'aan ku gaarey innaan guursado gabar aad ila reer aheyn marka calafka laga reebo oo aanen anigu gacanta ku heyn. |