This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Friday, March 23, 2001 - 12:21 pm ABDI WAHID
| |
Friday, March 23, 2001 - 12:26 pm WAXAAN HALKAN KU SOO DHAWAYNAYAA DHAMAAN DHALINYARADA RABA INAY ISKU BARTAAN KUWAASOO AH, INTA AAN MAGACOODA KOR KU SOO XUSNAY. QOF WALIBA KU SOO DHAWOW GACMO FURAN.
| |
Friday, March 23, 2001 - 12:41 pm TO ABDI WAHID. WALAAL BARASHO WANAAGSAN, WAXAAN AHAY GABAR HILIBI AH, WAXAANA DEGANAHAY UK. ADIGA ISKU KEEY SHEEG, FAAH FAAHIN FIICAN IGA SII.
| |
Friday, March 23, 2001 - 12:44 pm WAXAAN RABAA INAAN HALKAN KA BARTO DHALINYARADA JIDLE.
| |
Saturday, March 24, 2001 - 04:52 am wa ni salamey kutigiin salan kadib waa ku mahadsantihin page kan ad furteen ani waxan ahay wiil mudulood o jooga asia waxan bartaa engineering wa kaas dhalinyaro iyo gabdhaha haleys barto wakas bye all
| |
Saturday, March 24, 2001 - 12:13 pm TO JIINBOW ABOOWE ANIGA WAXAAN DEGANAHAY LONDON ADIGANA II SOO SHEEG MEESHA AAD ASIA KA JOOGTA, MARKA WAXAAN KU LEEYAHAY BARASHO WACAN. HALKAN IGLA SOO XIRIIR.
| |
Saturday, April 07, 2001 - 01:17 am to:sahra walaal waan ku salaamey waanafahmey inaad reerkaas takay laakiin waxaan ku weydiinayaa ma sahra isloow ayaad tahey? mise sahra kale iga soo jawaab waa cali yare (sweden). warkaaga hala helo abbaayo macasalaamo
| |
Saturday, April 07, 2001 - 01:49 am waan idiin salaamey dhamaan dhalinyarada marka xigta waa gabar walaashiin ah oo rabta in ay idin barato inay kala barato qabiilada oo uu soo sheegey walaalkeen anigoo ah qeyb intaa ka mida laakiin makala aqaano marka faa hfaahin i soo siiya waa maxay jiidle iyo gungundhabe inta kale waan mahme. waad mahadsantihiin .
| |
Saturday, April 07, 2001 - 03:20 am to:BAARKA abbaayo wan ku salaamey haddaan kaaga warramo jidle waa reer la dhashay baadicadde jejeele iyo gaaljecel ee walaal maxaa ula baxdey magaca BAARKA ma baar baad ka shaqeysaa si xuna ha u qaadan warkaaga haka helo macasalaamo
| |
Sunday, April 08, 2001 - 09:34 am Waan ku salaamey ali yare :Aboowe aad ayaad u mahadsantahay sidaad iigu soo faahfaahisey waan aku qasbanahay in aan kala barto hawiyaha waayoo anaa ka dhashey tack ska du ha. Tan labad ee ah baarka waa magaceyga oo la soo gaabiyey oo inta hore laga soo qaatey marka baar aan ka shaqyo ma heysto oo arbetslös ayaan ahaye adiga shaqo maii heyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
| |
Sunday, April 08, 2001 - 09:00 pm to:baarka baarliin abaayo waa ku salaamey waana u maleynayaa in aad Hilibi tahay känner du igen en familj som heter (reer isloow) och en tjej som heter Jamilo shuceyb hon bor i England vi var grannar i Mogadishu i ett område som hete(Jungale) om du gör det så hör av dig. föresten var är du i sverige nånstans, pluggar du som jag, eller är du bara hemma förtsätt kontakten så att vi kan lära känna oss bättre. hör av dig hej dååååååå Ali yare
| |
Sunday, April 08, 2001 - 09:27 pm To BAARKA abaayo waan ku salaamey aniga waxaan degenahay magaalada Karlstad waxaana halkaa ka bartaa medicinsk teknik sannadkii 3aad ee adiga vad gör du? pluggar du?vad? hör av dig ali yare
| |
Sunday, April 08, 2001 - 11:04 pm waa aniga oo ah ninkan fadlan marka aad hesho dhanbaalkan kusoo dhawayw gacmo furan
| |
Monday, April 09, 2001 - 01:18 am to:BAARKA hej syran jag ber om ursäkt för jag hade en dålig data, fast jag tror att du förstog vad jag skrev om du inte gör det så skriv gärna till mig om dig och var du bor osv. så att vi kan lära känna oss bättre. men glöm inte att fortsätta kontakten hela tiden hej dååååååå
| |
Monday, April 09, 2001 - 05:17 am ABDI-WAHID SUCK MY DICK. Free yo mind bitch..
| |
Monday, April 09, 2001 - 10:26 am Kära Ali yare : Hur är läget? jag fattar vad du mennade om allt men brorsan en del är rätt och den andra är helt fel. Den första jag bor i sverige i katrineholm det du hadde rätt men jag är inte hilibi och jag inte bodde jungle inte heller "familje islow" och jag känner inte de flickorna som du nemnade. jag pluggar som du och gör sista år på fhsk på Åsa men jag kan sääga så varm välkommen du är alltså min kusin.
| |
Monday, April 09, 2001 - 10:30 am TO qfka la magac baxey ygd waxaad tahay qof aan hooyadii wax aqlaaqa haba yaraatee aan soo barin waryaa waa maxaay waxaad meesha la timid hadan ma magacii ilaa qof uu magaciisa wehliyaad bitch maasha ugu soo qorte waa adiga iyo wixii kula midoo aan af somaliga si fiican laa soo barin waxyahoow wuxuushkaa isla yaab. CABDI -------WAAHID BAL FIIRI MAGACII ILAABAA KIISA WEHLIYA INAALILAAHI WA INAA ILAAHEY RAAJICUUN.
| |
Tuesday, April 10, 2001 - 02:57 am to: BAARKA hej kära Baarliin jag tror att vi är ganska nära varandra om du inte är Hilibi. är du gugundhabe? vad läsar du på Åsa flkhs vilket ämne? trivs du där i Katrinaholm? finns det många somalier där?
| |
Tuesday, April 10, 2001 - 08:04 am Hej Ali yare Det är jätte svårt att svåra dina frågan på såna här sitautioner men det gör jag ändå och det blir sista.jag läser på allmäna kurs på Åsa. Jag trivs bra här och jag bor nästan åtta år i katrineholm,här bor också många somalier.MEN jag är inte gungundhabe det var jag skulle veta vad är gungundhabe? jag är MUDULOOD coh de andra är våran släkten om du är inte mudulood du är en av de andra.det tror att räcker så här.
| |
Tuesday, April 10, 2001 - 11:45 pm to:baarka abbaayo waan ku salaamey första sätt oo qabiil la isticmaalo waa in laisku aqoonsado sida diintuba raalli ka tahay laakiin waxad u eg tahay qof aan ka helin såna. waana fiican tahay faktiskt att undvika i dag för man hade använt det på ett dåligt sätt så fortsätt med det. du gillar inte att svara frågor heller, men däremot får du gärna ställa frågor till mig. är internattare på Åsa fhsk? alltså bor du på skolan? ta inte illa upp på frågan.ta det skojigt Ali yare
| |
Wednesday, April 11, 2001 - 03:48 am Till Ali yare: hej kära lilla bror jag bor inte faktiskt in i skolan jag har data på min hem jag tycker ofta använda på data.Jag tror att du häng med mig nu. jag kan sägga så här vi tillhör en stam och det vet vi men på internet är det inte så bra för att det är så populärt och alla kan veta vilka stam jag tillhör eller veta drickt vem jag är skriv ditt e-posten så jag kan kontakta med den. Det är lättare tycker jag.Om du behöver lära känna mer om mig.Tack för allting
| |
Wednesday, April 11, 2001 - 11:13 pm To: baarka hej sköna lilla syran jag tror att du mistolkade på den jag sa (internat) är inte internet internat är motasts till externat.och jag är glad över att du har dator hemma.vi hörs. glad påsk ... du kan maila mig på Ali_nur@hotmail.com
|