site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BULSHADA LL EE REER LELKASE

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : BULSHADA LL EE REER LELKASE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tanade_d

Friday, March 23, 2001 - 12:22 pm
WALAAALAYAAL SOO DHAWAADA,
SALAAN KADIB
BOOGAN WAA BOOG AY ISKA BARANKARAN WALAALAHA REER GOLDOGOB, EE LELKASE.

MY NAME IS ABDULAHI,I AM 20 YRS OLD AND I AM CURRENTLY LIVING IN MN.
MY EMIAL IS tanade_d@hotmail.com

walaalyal sidaas iyo kulan dambe iyo barasho wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Friday, March 23, 2001 - 03:40 pm
asalaama calaykum waraxmatulaah
cabdulaahi walaal barasho wanaagsan
magacaygu waa abqo
soo dhawoow,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

casho

Sunday, March 25, 2001 - 12:14 pm
dhamaan cabdulaahi & abqo
waad salaamantihin
gabar walaashiin ah oo joogta
toronto baan ahay
barasho wanaagsan walaalahey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Monday, March 26, 2001 - 03:04 am
waan idin salaamay reer leelkase
waxaan ahay wiil ku nool usa seatle waxaan jiraa 26 sano magacayga waa abdi
isbarashada meesha haka sii socoto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Thursday, March 29, 2001 - 03:53 pm
waan idn salaamay reer leel kase waxaan ahay wiil habar gidirah oo qaahiro joogo waxaan ubaahanahay gabar reer leel kasa ah ooquruxbadan oo diin lh w

waad mahADSAN TIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdinasir/galdogob

Friday, March 30, 2001 - 08:45 pm
To : jaamac

waad ku mahadsantahay kalsoonida aad ku qabtid gabdhaha leelkase laakiin talo ahaan waxaan filayaa waxaa ku habboon gabar habargidira oo aad is fahmi kartaan , hooyadeed iyo aabaheedna aad taqaannid ama cid taqaanna aad taqaannid ,taasna macnaheedu ma ahan in aan gabdhaha leelkase kuu diidanahaye waa talo walaalnimo maxaa yeelay guurku waa nolol dheer oo in aad looga fiirsado u baahan,

mahadsanid ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdinasir/galdogob

Friday, March 30, 2001 - 08:51 pm
To: abqo

walaal ma magacaagaa sidaasa mise waa abqadii quraca galdogob

waad salaamantahay , magacaaguna wuxuu isoo xasuusiyey quracdii galdogob ee aan dec2000 booqasho ku tagey,

gabdhaha tanade ee dibadda aad baa galdogob looga mahadceliyaa oo loogu duceeyaa mashruuca weyn ee ay halkaa ka wadaan : mudug regional hospital .

mahadsanid, barasho wanaagsanna ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdinasir/galdogob

Friday, March 30, 2001 - 09:11 pm
To : tanade


waad ku mahadsantahay bogga aad furtay , laakiin fadlan soo bandhig qaddiyado laga doodo , anigu dhawaan waxaan booqasho ku tagey mid ka mid ah meelaha aan dagno waa xarunta galdogob , arrimo badan baa ka taagnaa waxaana ka imid ah :
1 - inta dibadda jirta oo halkaas aad guryo uga dhissanaysa , laakiin arrintaasi ay dhib kale la timid oo ah in dadka lacagta loo diro si ay wax udhisaan ay meelo badan oo aan dhismo gaar ah ku habboonayn ay dhisaan( public sites)
2- macallimiinta iskuulka galdogob oo taageero maaliyadeed u baahanbaahan , oo iyagu si mutadawacnimo ah wax ku dhiga ( volunteers).
3-carruurta galdogob oo 25% oo kaliya ay iskuulaka ka aadaan, inta kalana 75% aanay waalidkood la socon qiimaha waxbarashada.
4- shirkadda taleefoonada oo iyadu galigeed halkaas ku ah ( monopoly) khadamaadkeeduna qaali yihiin loona baahan yahay cid kale oo tartan lagasha hal khad oo sattelite - ka ku xiranna allaha ka dhigee ,si qiimaha taleefanku hoos ugu dhoco( market competition for customer advantage)
4- iyo arrimo kale oo badan

mahasanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdinasir/galdogob

Friday, March 30, 2001 - 09:15 pm
To : cabdi

waad salaamantahay ina adeer , warka guudna soo daa,

mahadsanid,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdinasir/galdogob

Friday, March 30, 2001 - 09:21 pm
To : caasho


barasho wanaagsan walaal , waxaan ahay walaalkaa qurbe ku nool ( meel soomaalidu 3 ku tahay leelkasana aan kaligeey ku ahay )aad baan u xiiseynayaa in aan leelkasaha kale aad ula sheeko wadaago meelkastooy joogaan, fasax bil ah oon aan dhawaan ku tagey xarunta galdogob waxay ila ahay bishaasi halmaalin oo kaliya ,


mahadsanid, xiriir wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tanade

Tuesday, April 10, 2001 - 07:58 am
TO: abdinasir
first of all, we really appreciate your information about goldogob.

I have agreed most of your comments but one. the telephone being monopoly, it has to be that way, and that is my opinion brother. therefore, (we lelkase are one joint and we don't need to compete each others. maybe in the future we can have five or six companies competing

one aspect, I really want to see is to provide our children's the best education possible.
marka walaal la'la socoda si arrimaha skoolka galdogob iyo xaladu hada halkey marayso.
waad mahadsantahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.