site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa arakay aradadii amiirnuur iyo reer isbartiib iyo zone warshdaha

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Yaa arakay aradadii amiirnuur iyo reer isbartiib iyo zone warshdaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwali

Saturday, March 24, 2001 - 09:31 pm
slaan diir ka dib waxaan bogaan weyn u furay asxaabtii iyo dhaliyaradii saxiibadii ku kala lumay aduun dacaldiis ee reer xamar jadiid ama dhigan jiray dugsigii amiirnuur iyo wixii daganaa
warashadaha iyo inta u dhaxay shaleemo xamar jadiid ilaa laba dhagax ilaa cali kamiin iyo intii kale oo u dhawayd zone yar ma aha waxaan rajynyaa in dad badan oo is waayey iny bogaan isk heli doonaan dad bogaan soo booqan doonaan
mar kale saxiibayaal ku soo dhawaad bogaan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.