This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, March 26, 2001 - 01:52 am DUMAROW RAGEENII SOMALIYEE RAGMAA HA OO KUMABA QANCINKARAANE WAR MAXAA IDIN HAYA WAXAAD TIRAHDAAN HABLIHII SOMALIYEE AJENEBIBAY RAACAAN HADII AAD IDINKII BAQAYSAAN SIDEE BAANU IDIIN GALANAA MA ANAGAA IDIN BAACSANAYNAWELIGEEYO WAR MEESHA KAKACA ANIGU RUNTAAN IDIIN SHEEGAYAAYE HABLIHII SOMALIYEED WAY IDIIN BAHAN YIHIINE GARAN MAAYYNO RAGEENU GOORTUU ILBIXIDOON . WAR QABIILKA IYO WAXYAALAHAKALE EE QUDHUNKA AH EE AAD KASHEENAYSAAN ISKADAAYA, WAXAANU IDINLEENAHAY HABLIHII SOMALIYEED RAGBAY UBAAHAN YIHIIN UMA BAAHNA CAAGADO LADHAAN SADO ..WAA ANIGA IYO SAXIIBADAY WAXAAD NAGALA SOOXIDHIIDHI KARTAA EMALIKA AH IKRAN69@HOTMAIL.COM BY HURDAAYO HADHGALAY WEEYEE KATOOO RAGOO TOOSA BAANU IDIN LEENAHAY
| |
Thursday, March 29, 2001 - 07:33 am waxeey illa tahay weli ma arkin ragga dhabta ah marka sidaas umaad haddasheen waxaanse idiin sheegayaa in aadan arkin ragga dhabta eh ee ku da dadaashaan sidii aad u raadi laheyden ragga yaqaano siddii hawsha loo qaban lahaa. salaamo.
| |
Thursday, March 29, 2001 - 05:37 pm TO IKRAAN IYO SAAXIIBADEEB SHEEKADIINNU WAA ISKA KAFTAN, EE BAL AAN KAFTANKA IDINLA WADNO, I DON'T KNOW OTHER MEN,BUT WHEN I HIT MY WOMEN I LEAVE HER ON THE BED HALF DEAD, IF U KNOW WHAT I MEAN. WALAAHI THIS IS NOT A JOKE. SO MAY BE YOU ONLY FOOLING AROUND WITH 17 YR OLDS. LOOK HARD. MID SAKHRAAN KAA DHIGO AYAAD HELEYSAA FOR SURE. THERE ARE SUPPER MEN AROUND YOU BUT YOU LOOKING WRONG PLACES. LIKE MALLS, MOVIES AND CLUBS. ASK YOUR MOTHER SHE WILL GIVE YOU A TIP. THIS IS NUBIAN BOY
| |
Friday, March 30, 2001 - 08:28 am to ikraan iyo saaxiibadeed ikraan iyo saaxiibadeed waan idin salaamay marka hore,marka kalena miyeydaan wali la kulmin dadka wanaagsan, waayo dadka xun baa wali maskaxdiinu ka qaylinayo sidaan filayo laakinse waxaan idin leeyahay waxaad u baahan tihiin fiiro gaar ah dadka wanaagsan. waa sabriye
| |
Friday, March 30, 2001 - 11:57 am Mar haddaadan igu qanacsanayn ee aad soo jitaabisay rag kale oo gaalo ah,iimaankiina Alle kaa qaaday, surweel, salaad la'aan,film daawasho iyo dhaqan boodna aad ku dar satay. waxaad ku talo gashaa inaan kuu soosocon,oo ilmo aad si wanaagsan iigu barbaariso kaa sugayn,kharashna kugu luminayn. Marka anigu waxaan u dhoofayaa waddankeenii gabdho fiicanoo hooyooyin ku haboonna kasoo guursanayaaye adigu inta waddankii aaddo nin makasoo guursanaysaa, oo lacagna aad u dirto sanad walbana aad u safarto? waayose ninka waalan oo xaaskiisa halkaan ba'day u soo dirsanaya?. Marka ha isugin, hadaad jamiinkaan raaci lahayd iyo hadaad suuq gali lahayd iyo hadaad waalan lahaydba waataa jawaabtaydii, waana sida xaqiiqada ah.
|