site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiil muumin ah doonaya gabadh muumind ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Wiil muumin ah doonaya gabadh muumind ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haashim

Monday, March 26, 2001 - 05:43 pm
waxaan ahay wiil muumin aha oo doonaya gabadh muuminad ah, aadna raaliyo u ah ana aan u noqdo.
anigu waxaan ku noolahay maraykanka mudo 13 sano ah waxaana aad ugu dhaganahay diintayda , waxaana doonayaa in aan barto gabadh aad ugu dhagan diinteeda.
marka hadii aad gabdhaa tahay wellcome

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maniro

Tuesday, March 27, 2001 - 03:54 am
walaal ma ahi ,aad aan ahaan lahaa mid allaah kabaqda waanku la xidhiidh laahaa , adan waxaan allaah kaga rajenayaaa inaad heysid aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Tuesday, March 27, 2001 - 07:38 am
To maniro.......

lol sis ilaahay hanasoo wada hanuuniyo dhamaanteen.

To Haashim
Bro way fiican tahay runtii inaad muumin tahay, mushkiladuse waxay tahay gabar muuminad ah malahelaa, sanadkaan dadkii wax ilaahay kabaqaya way iska yar yihii, haday run kaa tahay adoo america kunoolaa 13 sano inaad ilaahay wali ka baqaysid oo muumin tahay, ogow in ilaahay kusiinayo taad nafta lawadaagi lahayd hase oran bro muuminad haahaato dheh gabar aan inta aan diinta ka aqaan baro, ileyn haday muuminiintii oo dhan iyaga is guursadaan kuwii kale yaa umaciin ah, waan ka xumahay hadaan wax qaldan ku iri, il masaamix rabinaa.

W/salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haashim

Tuesday, March 27, 2001 - 06:18 pm
to maniro
walaal aad baad u mahadsan tahay aniguba sidaa uma wanaagsani balse waxaan u malaynayaa hadalkaagu aad buu ii qanciyay waayo marba hadaad hadalkaa ku hadlayso u malaynmaayo in ay jirto gabar kaa fiican

ilaahayna waxaan kaaga baryayaa wixii fiican eed jeceshahay amiin amiin amiin
waxaana oran lahaan aan wada xiriiro in shaa alaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maniro000@hotmail.com

Monday, April 02, 2001 - 01:33 am
s/c walaal soow adigii raadinayay gabar fiican anigu ma ahi sorry

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.