site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER OTTAWA ONLY - CIMRIGA( 25-45)

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : REER OTTAWA ONLY - CIMRIGA( 25-45)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAGUUG

Monday, March 26, 2001 - 08:58 pm
ASALAAMA CALAYKUM WARAXMATULAAHI WA BARAKAATAHU.
QOLKA WAXAN UGU TALAGALNAY DADKA OTTAWA KU NOOL, DUMAR IYO RAGBA OO CIMRIGOODA LAGA BILAABO 25 ILAA IYO 45. WAA OGAHAY DHAQANKEENU INAANU INOO SAAMAXO IN DAD BADANI HALKA SOO GALAAN OO CIMRIGAAS AH, LAAKIINSE WAXA ILAAHAY KA DHIGI KARAA IN NIN IYO GABADH ILAAHAY ISUGU KEENA MAADAAMA AY ADAG TAHAY BARASHADU HALKAN OTTAWA WELIBA DADKAN CIMRIGAAS AH. MARKA WALAALAYAAL ISKA JIRA QABIILKA, CAYDA, BEENTA, MUNAAFAQADDA RAG IYO DUMARBA. DADKA YAR YARNA WAXAN KA CODSANAYNAA INAY NAGA RAALI NOQDAAN. UGU DANBAYN WAXA KELIYA OO ISU KEEN KEENAY WAA SOOMAALINIMO SIDAA DARTEED AFSOOMAALI KU QORA HADALKA HADDAYDIN AQOONNA ISKU DAYA OO KA BARTA. SIDAA IYO NABAD GELYO, IYO BARASHO WANAAGSAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAYAAB

Wednesday, March 28, 2001 - 06:42 pm
WAA YAA BEE MAXAAD TIRI OTHOWAA MAMAGAC BAA
MISE WAA MAGAALO

IGA RAALI AHOOW OTHOWAA MIDBAAN U AQAANAA
HADDII UU YAHAY WAAN HALI DOONAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaguug

Wednesday, March 28, 2001 - 06:48 pm
walaal, ottawa waa caasimadda canada.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.